Golaha Wakiiladda oo Durduro ku ansixiyey Mudo Kordhin loo sameeyay Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Hay’ada Maamul Wanaaga.
Hargaysa,25.April 2016 (SDN/QJ):- Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii ay saaka yeesheen waxaa ay ku ansixiyeen gudida diwaangalinta ururada siyaasiga oo ay muddo 2 sanno ah u kordhiyeen iyo gudida la dagaalanka musuq maasuqa fadhiga saaka ayaa waxaa shir gudoominaayey gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxaan Ciro oo ay hareero fadhiyaan labadiisa ku xigeen Labdan gudi ayaa si…
