Somaliland: Abaaro Ba’an Oo Ka Taagan Deegaanada Gobolka Sool
Laascaanood, 24,4,2016 (QJ/SDN) – Xaalad abaareed oo aad u xun ayaa lagu soo waramayaa in ay ka taagantahay deegaanada Gobolka Sool, iyadoona deegaanadaasi aanu illaa hadda ka di’in roobkii gu’gu. Abaartani ayaa la sheegayaa in ay saameyn aad u xun ku yeelatay dadka deegaanka iyo xoolaha halkaasi ku dhaqan, iyadoona ay abaartana noqotay mid dadka…
