Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM oo Amaanay Horumarrada ay Soomaaliya ku Tallaabsatay
New-york, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Golaha Ammaanka ee QM, ayaa Warbixin ay soo saareen maanta ku amaanay horumarka ay ku taallaabsatay Dowladda Federaalka Somalia, kuwaas oo ay sheegeen in la sameeyay afartii sano ee lasoo dhaafay, gaar ahaan Arrimaha la xiriira Siyaasadda dalka. Warbixinta Golaha Ammaanka ayaa waxay imaanaysaa kaddib markii madaxweyne Xasan Sheekh uu 19-kii…
