Waxgaradka iyo Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay Arxan daradii lagu dilay laguna gubay 7 Qof Shacab ah DHAGAYSO

Muqdisho, 22 April, 2016-(SDN/QJ): – Qaar kamid ah masuuliyiinta maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay masiibadii ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Shabeelaha Hoose ee lagu gubay 6 caruurta iyo ayeeyeydood.   Waxgaradkan oo ka kala socday bulshada rayidka ah iyo maamulka koonfur galbeed si kulul u canbaareeyey falkaasi foosha xun ee…

Read More

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo booqday ciidamadii Puntland ee ku dhaawacmay dagaalkii Alshabaab ee Addis Abab loo qaaday

Addis Ababa, 22 April, 2016-(SDN/QJ): – Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli  Maxamed Cali Gaas oo Safar shaqo u jooga magaalada Addis Ababa ee caasimadda Waddanka Ethiopia ayaa booqday ciidamadii Puntland ee ku dhaawacmay dagaalkii Puntland lagaga sifaynayey   kooxihii Al-shabaab ee duullaanka kusoo qaaday Puntland, kuwaas lagu dabiibayo cusbitallo ku yaalla magaalada Addis Abab ee xarunta dalka…

Read More

Dawlada Sudan oo Ku dhawaaqday inay Dalkeeda Joogaan Silsilada Dadka Tahriibisa ee Ka Ganasada Basharka Aadamaha

Khartoum, 22 April, 2016-(SDN/QJ): – Dawlada Sudan ayaa ku dhawaaqay inay dalkeeda joogaan shabakado loo adeegsado tahriibinta dadka. Wasiirka arimaha gudaha ee wadanka Sudan General Cismat Cabdiraxmaan oo u waramay wargayska Al-sudani ee dalkaasi ka soo baxa ayaa sheegay inay Magaalada caasimada ah ee Khartuum ka jiraan xarumo lagu tahriibiyo basharka aadamaha, kuwaasoo ay ku…

Read More

Dr.Xuseen-Xoog: ‘Mashruuca Banka Qoolcaday Xal Mushkilad Qaran Mise Mid Deegaan?’

Nin abwaan ah oo gabay fiican meel fagaare ah ka tiriyey ayaa gabaygiisa ku bilaabay: Kolkastoo la gaadhaba                 adduun kiis hor laa imane Midh kutidhi-kuteen ihi                Mar buu hadimo keenaaye Kelmed layska sheeg-sheego         oo loo kufaa badane Kolley iyo kolleytana                     khilaaf waa karaahiyo  eh           Anigoo kaskay doodayoo                kal iyo laab xaadhan Kaftan laguma daalee                      run…

Read More

SIILAANYO: ‘’Waxaan amrayaa in noocyada Magafayaasha la cidhib tiro Ciqaab adagna la marsiiyo’’

Hargeysa, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo tirsigiisuna ahaa 195, ayaa maanta oo khamiisa 21/04/2016, ku qabsoomay hoolka shirarka ee golaha wasiirada. Shirkan waxa xoog u saameeyey qodob ku saabsan masiibada tahriibta, kaasoo ka laxaad waynaaday qodobadii kale ee ajendaha. Wasiiru-dawlaha…

Read More

Nin Degmada Balli Dhiig ee Gobolka Togdheer Ku Gawracay Wiil yar oo 12 Jir ah Iyo Shirkii Golaha Wasiirada oo lagaga Hadlay Masiibadii ka Dhacday bada Mediterranean

Hargaysa, 21 April, 2016-(SDN/QJ): –Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo tirsigiisuna ahaa 195, ayaa maanta oo khamiisa 21/04/2016, ku qabsoomay hoolka shirarka ee golaha wasiirada. Shirkan waxa xoog u saameeyey qodob ku saabsan masiibada tahriibta, kaasoo ka laxaad waynaaday qodobadii kale ee ajendaha. Wasiiru-dawlaha…

Read More

Afar Qodob Oo Ay Isla Garteen Aqoonyahanada Somaliland Iyo Somaliya Ee Turkiga Ku Wada Hadlayay

Ankara, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Kulankii u socday aqoonyahano ka kala socday dalalka Somaliland iyo Somaliya ee ku qabsoomay dalka Turkiga, ayaa shalay la soo gunaanaday, waxaana laga soo saaray afar qodob. Kulankan, oo socday laba maalmood waxa dadka ka qayb galay kala hoggaaminayay Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan oo ah la taliyaha wasiirka arrimaha dibadda Somaliland…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Xus Baroor-diiq Ah u Sameeyey Dhallinyartii Ku Geeriyooday Badda u Dhaxeysa Dalalka Masar iyo Talyaaniga+SAWIRO

Hargaysa, 21 April, 2016-(SDN/QJ): – Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta xus baroor-diiq ah oo ay ku muujinaayeen sida ay xisbi ahaan uga xun yihiin dhallinyartii reer Somaliland ee maalmo ka hor ku le’day badda u dhaxeysa dalalka Masar iyo Talyaaniga. Xuskan oo ay soo qaban-qaabiyeen garabka dhallinyarada heer qaran ee xisbiga WADDANI, ka…

Read More

Daawo:- Musuq-maasuqa Ay Midowga Yurub Ka Wadaan Soomaaliya Oo La Kashifay

London, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Shaqaalaha Midawga Yurub waxay sheegaan in ay Soomaalida siiyaan malaayiin lacag ah, Soomaaliduna musuqmaasuq badanyihiin, ayna maamuli karin ‘gargaarka’ loogu deeqo. Laakiin, maqaal uu soo saaray wargeyska Le Monde wuxuu sheegay in mashruucyada EU-da ee Soomaaliya ay ka jiraan eedaymo mususqmaasuq iyo laaluush – lacagna lagu kala qaato Brussels. Haddaba, Halkan…

Read More

Xusuusta Khudbadihii Madaxweyne Siilaanyo Jeedin Jiray Xilliyadii Mucaaradka Ee Wax U Qabashada Dhallinyarada Iyo Xaalada Maanta

Hargeysa, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo ay shacabka Somaliland ku jiraan maalmo murugo leh oo ka dhashay dhallinyarada boqolaalka gaadhaysa ee reer Somaliland ee toddobaad ka hor ku geeriyooday doon ay ku tahriibayeen oo ay ka raaceen dalka Masar, ayaa waxa xusid mudan in la xasuusto weedho u Madaxweyne Siilaanyo ku galay ololaha doorashada oo uu…

Read More

DHAGEYSO: “Maalintay Lahaayeen CIIDAGALE Riigbaa nalaga kaxeeyay 5 qof ayaa ku dhintay, Maantana Ragga qaar kood ayaa kasoo horjeeda’’

Hargeysa, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Wasiir hore Aadan Dhoolayare oo maanta ka hadlayay munaasibad lagula kala wareegayay Riig la sheegay in biyo lagaga soo saari doono deegaanka Qool-caday ayaa sheegay in bulshada ku dhaqan Qool-caday ay horay ugu dagaallantay in Riig loo keeno, balse maanta ay qaarkood kasoo horjeedaan, sida uu sheegay. Haddaba, Halkan hoose ka dhagayso…

Read More

“Hadii Faysal iyo Jamaal Is ogolyihiin, Anna waanu is ogolnahay Labadaba ee ha baqanina” Cali Guray

Hargaysa 21.April 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey)ayaa ka dareen celiyay hadalkii Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ku sheegay inaanu khilaaf ka jirin Xisbiga oo ay Is ogolyihiin Musharax Jamaal Cali Xuseen. Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in aanu wax khilaaf ahi ka dhaxeyn isaga iyo Jamaal Cali Xuseen, Balse Mujaahid Cali Gurey ayaa…

Read More

Wasiirka khayraadka Biyaha Somaliland Oo Olole Uu Qadiyadda Somaliland Ku Iib-geynayo ka Bilaabay Degmadda Xudun Iyo soo dhawayn uu Kala Kulmay Ceerigaabo DAAWO

Xudun 21 April, 2016-(SDN/QJ): –Wasiirka wasaaradda khayraadka biyaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Baashe Cali Jaamac oo maalmihiiu dambeeyay socdaal shaqo ku marayay gobollada bariga dalka, ayaa kulan ballaadhan la yeeshay madaxdhaqameedka, odayaasha iyo waxgaradka degmada Xudun ee gobolka Sool. Kulankan uu Wasiirka khayrkaadka biyuhu la yeeshay madax-dhaqameedka degmada Xudun ayaa lagaga wada hadlay arrimo la xidhiidha…

Read More

Dhallinyaradii ka Badbaaday Doontii Qaraqantay oo Muuqaalo ay iska soo duubeen ku faahfaahiyey Siduu Shilku u dhacay DAAWO

London, 21 April, 2016-(SDN/QJ): – Waxaa Weli aad looga hadal hayaa Degelada ay degaan Bulshada Somalidu dhacdadii Naxdinta lahayd ee Ka dhalatay Doontii ku qarqoontay Bada u dhaxaysa Wadamada Masar iyo Talyaaniga oo ay ku Naf waayeen dhallinyaro aad u badan. Geesta kale Tirada Yar ee Soomaalida ka badbaaday Masiibadaas oo ku Sugan Jasiirad ku…

Read More

Wiil Reer Hargeysa Ah Oo Geeri Lagu Tirinayey Kana Badbaaday Dadkii Badda Ku Le’day Dorrad Oo Qoyskiisa Lasoo Xidhiidhay

Greece , 21 April, 2016-(SDN/QJ): – 23 –Soomaali ah oo u badan oo reer Hargeysa ayaa nasiib u helay oo ka soo badbaaday Masiibada Doontii ku qarqoonta Biyaha badda u dhexeeya Dalalka Masar iyo Talyaniga,waxa soo hadlay mid ka mid ah Dhalinyaradii la shaaciyay inuu ku jiray Dad Doontaasi ku geeriyooday,waxaanay arintaasi aad uga farxisay…

Read More