Xog waranka Hooyo Faadumo ka Bixisay Doonidii ku qaraqantay xeebaha U dhaxeysa Talyaaniga iyo Masar oo Laba qof kaga dhinteen

Burco 19,April,2016 (SDN/QJ):- Faadumo Cawil Khayre waa hooyo ku nool magaalada Burco oo ay bada kaga dhinteen gabadh iyo ilmo yar oo ay dhashey. Waxaa ay markii u horeysay sheegtay in doonidii ku qaraqantay xeebaha giriiga ay mudo toban cisho ah bada ku jirtay  oo la waayay meel ay ku sugantahay, hooyadu waxaa ay sheegtay…

Read More

“Dawladda WADDANI waxa u qorshaysan in ay hawl-geliso xoogga iyo maskaxda dhallinyarada miyi iyo magaalaba si ay dalkooda u dhistaan” Xisbiga Waddani

Hargeysa 19,April,2016 (SDN/QJ):-Xisbiga Waddani waxaa uu soo saaray   qorshaha ay ku hagi doonaan  dhalinyarada Somaliland marka ay ku guuleystaan tartan doorashada madaxtooyada ee 2017ka. War kasoo baxay xafiiska warbaahinta Xisbigaasi ayaa u dhignaa sidan:- DHALLINYARADA   Dawladda WADDANI waxa u qorshaysan in ay hawl-geliso xoogga iyo maskaxda dhallinyarada miyi iyo magaalaba si ay dalkooda u…

Read More

Gudd. Cirro Oo Sheegay In Lixdii Sano Ee Xukuumadda Siilaanyo Uu Tahriibku Ka Sii Daray Kuna Eedeeyey Qorshe La’aan

Hargeysa, 19,4,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey in ay ku guul-darraysatay wax qabashada dhalinyarada dalka ee tahriibaysa oo uu sheegay in ay maalinba maalinta ka dambaysa tiradoodu sii kordhayso. Guddoomiye Cirro oo shalay ka hadlayey xaflad uu xisbigiisu ku soo dhoweynayey taageerayaal kaga soo biiray…

Read More

DHAGEYSO: Murashax Maxamed Xassan Finad Oo Sheegay In Cidda Kaliya Ee Wax laga Waydiin Karo Mashruuca Banka Qool-cadey ay tahay Dadka Deegaanka

Hargeysa, 19,4,2016 (QJ/SDN) – Musharax Maxamed Xasan Xaashi [Finad] oo ka mid ah murashaxiinta u taagan doorashada Aqalka barlamaanka Somaliland ayaa sheegay in mashruuca banka qool-caday cidda kaliya ee wax laga waydiinayaa ay tahay dadka deegaanka ee halkaasi ku dhaqan, isagoona sheegay in haddii xukuumadda Somaliland ay wax u qabanayso dadkaasi ay u baahanyihiin in…

Read More

Maxkamadda Somaliland oo Mudaysay Dhageysiga Dacwad Ka Dhan Wargeyska OGAAL oo Madaxtooyadu dabada ka riixayso

Hargeysa, 19 April, 2016-(SDN/QJ):– Xafiiska  Xeer Ilaalinta, ayaa soo oogay dacwad ay madaxtooyadu dhibane ka tahay, halka eedaysanuhuna ka yahay Wargeyska Ogaal, isla markaana waxay xeer ilaalintu dalbatay mudaynta dhegaysiga dacwaddaa. Sidaana waxa lagu caddeeyay xaashida eedda ee Xeer Ilaalintu ku soo oogtay wargeyska oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Warbaahinta. Dacwadan oo ah…

Read More

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Ka Hadlay Dacwadaha Ciqaabta Ah Ee Yaalla Maxkamadaha Iyo Xadhiga Wariyeyaasha

Hargeysa, 19 April, 2016-(SDN/QJ):– Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlayo dacwadaha ciqaabta ah ee yaala maxkamadaha iyo xadhiga wariyeyaasha Somaliland lagula kacay. war-saxaafadeedkan oo dhameystiran ayaa waxa uu dhignaa sidan:- “SOLJA waxa uu u arkaa Dacwadaha ka dhanka ah hay’addaha warbaahinta iyo Suxufiyiinta Somaliland…

Read More

Wax Ka Beddel Lagu Sameeyay Xeerka Diwaangelinta Iyo Guddoomiye CIRRO Oo Sheegay Inaanu Jirin Wer-wer Laga Qabo Dib-U-Dhac Doorasho

Hargeysa, 19 April, 2016-(SDN/QJ): – Golaha Wakiilada ee Somaliland, ayaa wax ka bedel ku sameeyay qodob ka mid ah xeerka doorashooyinka Somaliland ee 2017-ka ka dhici doonta dalka. Xeerka wax laga beddalay ayaa ah in Guddiga Doorashadu ay soo saaraan liiska Kama Dambeysta ee cod-bixiyeyaasha lix bilood ka hor xilliga doorashadu dhacayso, waxaana lagu beddelay…

Read More

Xildhibaano Guurtida Ah Oo Ku Baaqay In Albaabada Loo Laabo Baanka Dhexe Iyo Guddoomiye Saleebaan Oo Ka Gubtay Eedaha Baanka Loo Soo Jeediyey

Hargaysa 19.April 2016 (SDN/QJ): – Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in Baanka Dhexe ee Somaliland ku fashilmay in uu ahaado sidii looga baahnaa baan dalkani yeesho iyaga oo masuuliyiinta Baanka ugu baaqay in ay xilka isaga tagaan xukuumadduna wax ka qabato arrinka Baanka ama albaabada u laabto. Iyada oo ay xildhibaanadaasi dhaliilayaan…

Read More

Guddoomiye C.raxmaan Cirro oo Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo ku dhaliilay Dhalinyarta Badaha ku dhimanaysa

Hargeysa,19,April,2016 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaradka ah  ee WADDANI ayaa munaasabad soo dhaweyn ah magaalada Hargeysa ugu sameeyey tageerayaal tiro badan oo ku soo biiray Xisbiga WADDANI,kuwaas oo ay kamid ahayeen Siyaasiyiin,  Haween ,dhalinyaro, wax-garad, aqoonyahan iyo madax-dhaqameedyo kala duwan oo ka soo jeeda Gobolada Buuhoodle , Sool, Xaysimo iyo Sanaag. Munaasabadan soo dhaweynta oo ahayd mid aad…

Read More

Dawladda Soomaaliya Oo Baadheysa Siduu U Dhacay Shilka Doontii Ay Ku Dhammaadeen Dhallinyarada Soomaalida Ah

Muqdisho 19.April 2016 (SDN/QJ): – Dowladda Somalia, ayaa ka hadashay Geerida ugu yaraan 200 oo Dhallinyaro Soomaali ah oo ay Dooni kula degtay badda Mediterranean-ka, kuwaas oo ka Ambabaxay dalka Masar kuna socday dalka Talyaaniga. Tahriibayaashan Soomaalidaayaa waxay ka mid ahaayeen illaa 400 oo qof oo ay dooni ka qaaday xeebaha Waddanka Masar kuna socday…

Read More

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay Geerida Boqolaal Somali ah oo ay Dooni la Dagtay

Muqdisho, 18,4,2016 (QJ/SDN) – Dowladda Somalia, ayaa maanta ka hadashay Geerida ugu yaraan 200 oo Dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ay dooni kula dagtay badda Mediterranean-ka, kuwaas oo ka Ambabaxay dalka Masar kuna socday dalka Talyaaniga. Tahriibayaashan Soomaliyeed ayaa waxay ka mid ahaayeen illaa 400 oo qof oo ay dooni ka qaaday xeebaha Waddanka Masar kuna…

Read More

DHAGEYSO: Guddida Guud Ee Beesha Abokor Muuse [Talo-Wadaag] Oo Ay Weheliyaan Madax-dhaqmeedka Beeshaasi Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Ku Aadan Muranka Ka Taagan Xawaalka Waran-cadde

Hargeysa , 18,4,2016 (QJ/SDN) – Guddida guud ee beelaha Abokor Muuse [Talo-Wadag] ayaa shir jaraa’id oo ay caawa ku qabteen magaalada Hargeysa waxay ku sheegeen in xubno ka tirsan beesha oo warbaahinta la hadlay 16 April, 2016, kuwaasi oo hadlay muranka ka taagan xawaalka Waran-cadde aanay hadalkaasi ku matalin Beesha Abokor Muuse. Guddida oo ay…

Read More

Qurbejooga Beesha Ciidagale Wayne ee UK oo Casho Sharaf Sagootina u sameyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid EngFaysal Cali Waraabe iyoMaamulaha Cigaal International Airport Maxamed Yuusuf Ismaaciil

London18April16(QJ/SD)Aqoonyahanka iyo Waxgaradka Beesha Ciidagale ee ku dhaqan Uk oo ka kala yimid gobolada wadankan Uk ayaa  Waxay Casho Sharaf ay ku sagootinayeen Gudoomiyaha Xisbiga UCid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Maamula Madaarka Hargaysa Maxamed Yusuf  ku qabteen Galbeedka London .Munasibaddan oo ka soo qeyb galeen Masuuliyiin kala duwan oo isugu jiray , Siyaasiyiin ,…

Read More

Madaxwayne Siilaanyo oo Soo Jeediyay In La Dadajiyo Tallo Qaran oo Tahriibka Laga Yeesho

Hargeysa 18,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu shacbiga ka tacsiyadaynayaa masiibada ka dhacday badda u dhaxaysay Masar iyo Giriiga, masiibadaas oo la sheegay inay ku naf waayeen dad aad u tiro badan oo boqolaala. Madaxweynuhu waxa uu ku tilmaamay masiibadaa mid…

Read More

Marwo Amran Maxamed Axmed oo shaacisay inay u sharaxan tahay ka mid noqoshada golaha Barlamaanka Somaliland,Kulan balaadhan oo ka dhacay London+Sawiro

London18April16(SDN/QJ)Waxa  kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen badida bulshada qaybaheeda kala duwan,Haween,Aqoonyahan,Dhalinyara,Salaadiin iyo qaar ka mid ah xisbiyada Qaranka Somaliland,Madax ka tirsan Somaliland.  Xafladan oo  ku saabsaneyd shaacinta ka qayb qadashada golaha barlamaanka Somaliland Marwo Aqoonyahanad Amran Maxamed Axmed.kulanka oo lagu furay ayaadaha  Quraana waxa ugu horeyn ka hadlay dadkii soo abaabulay oo aad uga mahadceliyey…

Read More

SAWIRRO: Madaxwayne SIILAANYO oo Madaxtooyada ku Qaabilay Masuul Qaramada Midoobay ka Socda

Hargeysa, 16,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley ku Xigeenka ergeyga gaarka ah qaramada midoobay Mr. Peter De Clercq, ahna Isuduwaha Gargaarka Bani aadanimo iyo Wakiilka Barnaamijka Qaramada Midoobay ee Horumarinta u qaabilsan (UNDP) iyo wefti uu hogaaminayo oo isugu jira hay’adaha qaramada midoobay iyo hay’addaha Samafalka ee…

Read More

Daawo:- Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Oo Tacsi U Diray Ehellada Dhalinyaradii Ku Geeriyootay Musiibadii Ka Dhacday Masar iyo Talyaaniga Dhexdooda

Kismaayo, 18,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa tacsi u diray ehelladii iyo dadka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen shacabkii dhalinyarada u badnaa ee shalay ku geeriyooday doonidii ku qarqoontay badda u dhaxaysa Talyaaniga iyo Masar. https://www.youtube.com/watch?v=GhDfdBOh5Io

Read More