Shirka Amniga Afrika ee Sannadkan oo diiradda lagu saarayo sidii Xal loogu heli lahaa Qaaradda
Addis-ababa (QJ/SDN) – Shirkii shanaad ee Ammaanka Afrika oo shalay ka furmay Itoobiya, ayay Hoggaamiyeyaasha Afrika oo uu ka mid yahay Madaxweyne, Xasan Sheekh, waxay diiradda ku saareen sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha ka jira Qaaradda Afrika. Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Hailemariam Desalegn oo kulankaan ka hadlay ayaa sheegay inay Afrika ka jiraan dhibaatooyin…
