Taliyihii Ciidamada Cirka Dawladdii Siyaad Barre Ee Hargeysa Duqeeyey Oo Sheegay In Ay Dambigaasi La Qabaan Rag Maanta Xilal Ka Haya Somaliland DAAWO
Garoowe 18.April 2016 (SDN/QJ):- Taliyihii Ciidamada Cirka Dawladdii Maxamed Siyaad Barre ee sannadihii Siddeetamaadkii duqaynta ballaadhan ku burburiyey Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Gaashaanle Sare KhaliifCiise Mudan ayaa qirtay in uu isagu ahaa masuulkii hogaaminayay ciidamadii Cirka dawladdii Siyaad Barre ee Hargeysa duqeeyey sidoo kalena sheegay in aanu isagu masuuliyadda weerarkaasi kalidii lahayn ee ay xataa…
