Xeer Ilaalliyaha guud Ee Gobolka Hargeysa Oo Sheegay In Uu Joojiyey Baadhista Dacwad Uu Guddoomiyaha Maxakamadda Maroodijeex Ka Aqbalay Ururka SOLJA

Hargeysa April 15,2016(SDN/QJ)-Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa shaacieyy  in maxkamada gobolka maroodi jeex ka aqbashay dacwad ka dhan ah wasiirka arrimaha gudaha somaliland Cali Maxamed Warancade oo ururku u gudbiyey maxkamada. Gudoomiye Xuuto oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay inay ku guulaysteen in maxkamadu gobolku aqbasho…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaadhay Itoobiya oo uu uga Qayb-galayo Shirka Amniga Afrika

Addis-ababa, 15,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta Waddanka Itoobiya, isagoo uga gudni doona degmada Baxar-daar oo uu uga qayb-gelayo doona shirkii shanaad ee madasha Amniga Qaaradda Afrika oo berri furmaya. Shirkaan, ayaa looga hadli doonaa kaalinta Qaaradda Afrika ee Amniga Dunida iyo Hawl-gallada Ciidamada Nabad-ilaalinta ah. Waxaana…

Read More

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo u Dhoofay Maanta Itoobiya

Garowe, 15,4,2016 (QJ/SDN) – Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali [Gaas] ayaa Maanta u dhoofay Dalka Ethiopia, halkaas oo ay uga qayb-galayo shirar Canacasiga iyo Amniga Afrika la xiriira. C/weli Gaas iyo wafdigiisa ayaa waxaa sii sagootiyiay ku-xigeenkiisa C/xakiin Xaaji Camey, Guddoomiyaha Baarlmaanka, Axmed Cali Xaashi iyo xubno ka tirsan maamulka Puntland. Sidoo…

Read More

Aqooyahan Fawsi Xaaji Yusuf xoghayahii hore ee waxbarashada ee xisbiga Ucid oo Casho sharaf ku maamusay Maamulaha Madaarka Hargaysa

London15April16(SDN/QJ) Aqooyahan Fawsi Xaaji Yusuf xoghayahii hore ee  waxbarashada ee xisbiga Ucid oo Casho sharaf ku maamusay Maamulaha Madaarka Hargaysa Maxamed Yusuf casha sharaftan oo ka soo qayb galeen waxgaradka iyo ururada bulshada ee reer somaliland ee ku dhaqan Uk . soo dhawayntan oo ka dhacday galbeedka london ayaa waxa Maamulaha Madarka hargaysa uu uga war…

Read More

SAWIRRO:Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Suudaan oo ku heshiiyay dhismaha guddi Iskaashi

Khartoum, 14, 4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynayaasha Somalia, Xasan Sheekh iyo Suudaan, Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir, ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Wadanka Suudaan ee Khartuum; halkaasoo madaxweynaha Somalia uu booqasho rasmi ah ku joogo. Hoggaamiyeyaashan ayaa kulankooda uga hadlay xoojinta xidhiidhka labada dal, iyagoo ku heshiiyay dhismaha guddi heer wasiir ah oo ka…

Read More

Baarlamaanka Jermalka oo Ansixiyay in Hawlo Militari ay Ciidamada Dalkaasi Kabilaabaan Soomaaliya iyo Mali

Brusseles, 14,4,2016 (QJ/SDN) – Sida lagu daabacay barta internetka ee wararka ee Sputnik shalay, baarlamaanka Jermalka ayaa ansixiyay qorshe ay hawlo militari uga bilaabayaan ciidamada militariga ee dalkaasi Soomaaliya iyo Mali.  Gaar ahaan ciidamadaa ayaa waxay hawlo militari ka bilaabayaan Mali iyo xeebaha Soomaaliya sida uu sheegay afhayeenka dawlada Jermalka Arbacadii shalay ahayd. Ciidamada Jermalka…

Read More

Daawo:- Xisbiga WADDANI Oo Soomaaliya U Jawaabay, Kana Hadlay Go’aammadii Shirkii Muqdisho

Hargeysa, 14,4,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha ku xigeenka xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Hargeysa ku sheegay in aanay Soomaaliland qayb ka ahan soomaaliya, isla markaana ay tahay in Soomaaliya ay Somaliland kaga dayato dimuqraadiyada iyo horumarka ka socda, isagoo ka jawaabaya go’aammaddii kasoo baxay shirkii wada-tashiga ee…

Read More

Xisbiga WADDANI Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Dhimista Uu Madaxweynuhu Ku Sameeyey Miisaaniyadda

Hargeysa, 14,4,2016 (QJ/SDN)) – Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ahna Guddoomiyaha Guddida Joogta ah ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaamay in Miisaaniyadda Qaranka ee ay ansixiyeen Golaha Wakiiladu uu madaxweynuhu Siilaanyo Digreeto Madaxweyne ku dhimo isaga oo aan soo marin Golaha Wakiilada. Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo Wargeyska…

Read More

Somaliland: Ugu Yaraan Afar Wasaaraddood Oo Maanta U Jawaabay Soomaaliya

Hargeysa, 13,4,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Somaliland ayaa ka soo horjeesatey go’aamadii ka soo baxay shirkii Hoggaamiyaasha Madasha Qaran ee Muqdisho ka dhacay, kaas oo ay ka soo baxeen qodobo ka hadlaya Xildhibaanada u dhashey Somaliland sida loo soo xulayo. Go’aammada shirkaasi kasoo baxay ayay dowladda Somaliland sida fiinta uga qaylisay, iyadoo ugu yaraan afar wasaaraddood…

Read More

Guddida Doorashooyinka Qaranka oo soo gabagabeeyay diiwaangalintii Gobalka Saaxil ka socotay mudo 28 maalmood ah

Berbera April 13,2016(SDN/QJ)-Xubno ka socday guddida komishanka qaranka oo ay horkacayaan Gudoomiyaha KDQ Eng. Abdiqaadir iimaan, komishaneer cabdiraxman Cismaan Sagal iyo komishaneer Kaltuun Sh. Xasan oo ay wehelinayaan xubnaha komishanka qaranka ee heer gobal ayaa manta oo bishu tahy 09/04/2016 xaflad lagu qabtay Jaamacada Bada ee Berbera ku soo afmeeray diiwaangalintii codbixiyaha gobalka Saaxil ka…

Read More

Abdi Warsame Oo Dhaqaale u Qoondeeyey Xanuunka Autism Ee Somaalida Saamaynta ku leh

Minneapolis April 13,2016(SDN/QJ)- Gudoomiyaha degmada 6-aad ee magaalada Minneapolis, mudane Abdi Warsame ayaa maalgeliyey mashruucyo wacyi-galin ah looguna talagalay xanuunka Autismka ee faraha ba’an ku haya caruurta Soomaaliyeed. Xafiiska Degmada 6-aad ee Minneapolis ayaa taageero siin doona Hay’ada (Somali Autims Parent Network). Wuxuu kale oo gudoomiyuhu maal-galin doona barnaamijyo kale oo wacyi-galin ah lana xiriirta…

Read More