Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo ka hadlay Abaaraha iyo Mowqifka 4.5 DHAGAYSO

Boosaaso, 31 March, 2016-(SDN/QJ):–  Madaxwayne ku xigeenka dawlada Puntland Mudane C/xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland iyadoo si wayn loogu soo dhaweyey duleedka degmada. Madaxwayne ku xigeenka ayaa warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada boosaaso wuxuuna sheegay in socdaalkiisan uu salka kuhayo labo arimood oo kala ah sidii maamulka…

Read More

Sawir Gacmeed Lagu Faaqiday Khilaafka Qotada Dheer Ee Hoggaanka UCID

Hargeysa, 30 March, 2016-(SDN/QJ): – Khilaafka xisbiga UCID ee u dhaxeeya Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo murrashaxa madaxweynaha xisbigaasi Jamaal Cali Xuseen, ayaa gaadhay heerkii ugu xumaa, waxaana la filayaa in dawcwadooda hal xidhaalaha ku noqotay Somaliland ay u gudubto Maxkamadda sare ee dastuuriga ah, si ay uga garnaqdo xaajadan murugtay. Haddaba, sawir gacmeed laga…

Read More

Anigu Meel Aan Xaal Iyo Raali-gelin Uga Geeyo Madaxweynaha Ma Muuqato, Waayo? Ninka Meel Ka Dhaca Tirsanayaa Waa Aniga..” Garnaqsiga Wasiirkii Hore ee Caddaaladda

Hargeysa, 30 March, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caddaalada Somaliland, imikana ka mid ah Xubnaha la baxay Isbaheysiga KULMIYE Xuseen Axmed Caydiid, ayaa sheegay in Sababta Rasmiga ah ee uu Xukuumadda iskaga Casilay tahay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ay rafiiq ahaayeen illaa wakhtigii Halganku uu kaga baxay Qorshe ay ku taageersanayeen isaga iyo…

Read More

SAWIRRO: Madaxweyne Geelle oo kulan saacado socday la qaatay Shaqaalaha Dowladda Jabuuti

Jabuuti (QJ/SDN) – Iyadoo Jabuuti ay ka socdaan ololaha Doorashooyinka Xisbiyada aqlabiyadda dalkaas iyo Axsaabta Mucaaradka ah ay ku doonayaan inay ugu tar-tamaan doorashada madaxnimo ee bisha soo socoda ka dhici doonta dalkaas, ayaa wuxuuu madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ahna Murashaxa xisbiga UMP la kulmay shaqaalaha Jamhuuriyadda Jabuuti. Kulan uu Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle la…

Read More

Salaadiintii U Xidhnayd Xiisada Waqooyiga Hargeysa Oo Dacwadoodu Beri Bilaabmayso

Hargeysa (QJ/SDN) – Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa khamiista beri bilaabaysa dhagaysiga dacwadda lagu soo oogay Salaadiin, cuqaal iyo dhallinyaro kale oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen weerarkii bishii hore lagu qaaday goobta diiwaangelinta ee waqooyiga Hargeysa. Dadkan oo ka kooban 16 ruux, kuna xidhan xabsiga Mandheera, waxa dacwadoodu ay ka bilaabmaysaa hool ay maxkamadu ku…

Read More

Wefti KULMIYE Ah Iyo Wasiirro Socdaal La Xidhiidha Qiimaynta Abaarta Ku Tagay Degaamo Ka Tirsan Gobolka Saaxil

Berbera (QJ/SDN) – ballaadhan oo ka kooban hoggaanka sare ee xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda, ayaa socdaal la xidhiidha qiimaynta xaaladda abaarta ka taagan dalka iyo habsami-u-socodka diiwaangelinta gunnaanadka ku dhaw ku tagay degaamo ka tirsan Gobolka Saaxil maanta. Weftigan oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse…

Read More

XAAJI CABDI WARAABE: “Buuq iyo isqabsi uma baahnin, Jamaal iyo Faysalna waxa aan farayaa dardaaran odaynimo’’

Hargeysa (QJ/SDN) – Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ahna oday ruug cadaa nabadeed ah oo ay Somaliland leedahay,  ayaa dardaraan iyo talo u soo jeediyey Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Jamaal Cali Xuseen, oo khilaaf soo kala dhexgalay, warbaahintana dhaliilo…

Read More

Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Ka Hadlay Dooni Hub Usoo Siday Soomaaliya Oo Ay Gacanta Ku Dhigeen Ciidamada Faransiisku

Muqdisho (QJ/SDN – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyay dadaalka waddamada caalamka ee saaxiibka ah ay uga hortagayaan hubka sida sharci-darrada ah la isugu dayayo in la soo geliyo Soomaaliya, oo ujeeddada laga leeyahay ay tahay in colaad iyo xasilooni-darro dalka looga abuuro. “Waa war lagu farxo in ciidammada dalka Faransiiska…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Marxuum Sheekh Maxamed Muumin Aadan, Oo Ahaa Guddoomiyhii Shirkadda TELESOM Ee Gabiley

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay marxuum Sheekh Maxamed Muumin Aadan, oo ahaa gudoomiyihii shirkada TELESOM ee Gabiley oo ku…

Read More

SAWIRRO: Madaxweynaha Maamulka Puntland Xafiiskiisa ku qaabiley Wafti kasocdey Qaramada Midoobey

Garowe (QJ/SDN) – Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 29-March-2016 xafiiskiisa ku qaabilay wafti kasocdey Jimciyadda quruumaha ka dhexaysa oo uu hoggaaminayey ku-xigeenka Wakiilka xog-hayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee dhinaca Aadanaha Peter De Clercq. Kulanka ayaa Madaxweynaha  waxaa kuwehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar…

Read More