Garabkii ka cadhooday Shirkii Golaha dhexe ee Kulmiye oo Beeniyay Inay wadahadal la Fureen Hogaanka Xisbigaas

Hargaysa 02.March 2016 (SDN/QJ):-Afhayeenka Garabka Isbahaysiga Dimuqraadiyad doonka Kulmiye Xuseen Axmed Caydiid ayaa ganafka ku dhuftay warar sheegaya in garabkaasi ay wadahadal la fureen Hogaanka xisbiga Kulmiye oo ay ka cadhoodeen shirkii golaha dhexe ee sanadkii hore. Xuseen Axmed Caydiid waxaa uu sheegay inay jirto shirar ay la galeen Xisbiga Ucid islamarkaana ay ku biirayaan…

Read More

Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Xaalada Amni Ee Dalkaasi

Muqdisho 02.March 2016 (SDN/QJ):- Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo shir aan caadi ahayn uu u socday muddo saddex maalmood ah ayaa soo saaray go’aamo ku aadan xaalada amniga ee dalkaasi soomaaliya. War-murtiyeed laga soo saaray shirkaasi ayaa waxa uu u dhignaa sidan:- “Shirkii Golaha Wasiirada ee aan caadiga ahayn ee socday saddexdii maalmood ee la…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ka dhacay Iyo Shilalaka Soo Noq-noqday DAAWO

Hargaysa 02.March 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga talada haye ee Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi oo saxaafada kula hadlayey xarunta wasaarada warfaafinta ayaa waxa uu ka hadaly gudoomiyuhu abaaraha ka jira dalka meelo ka mida isaga oo bulshada reer somaliland ugu baaqay in loo gurmado dadkaas ay abaaruhu saameeyeen, gudoomiyaha oo arimahaas ka hadlayana waxa uu yidhi…

Read More

Xisbiga KULMIYE Oo Ku Baaqay In Sharciga La Horkeeno Kooxdii Dishay Taliyihii Qeybta Booliska Saaxil

Hargaysa 02.March 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga talladda haya ee KULMIYE, ayaa ku baaqay in sharciga la horkeeno koox hubaysan oo Shalay toogasho ku dishay taliyihii qeybta booliska gobolka Saaxil Marxuum-Cabdirisaaq Maxamuud (Casayr. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa soo saaray xoghayaha guud ee KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf, kaasi oo u dhignaa sidan:-   “Xisbiga KULMIYE waxa…

Read More

Xamaasadda Doorashadda Maraykanka Iyo Xunuunka Hirdanka Murrashaxiinta u Bartamaysa Murrashaxiinta Xisbiyadda Dimuqraadiga iyo Republican-ka

Washington 02.March 2016 (SDN/QJ):-Murashaxiinta doonaya in ay madaxwaynenimada Maraykanka u tartamaan bisha November iyaga oo xisbigooda matalaya ayaa wajahaya imtixaankii ugu weynaa ilaa iyo hadda kaddib marka ay dhacdo doorashooyinka hordhaca ah ee loo yaqaano Salaadada weyn. Laba iyo toban gobol ayaa cododka laga dhiiban doonaa waxaana loo codaynayaa murashaxiinta labada xisbi ee Dimuqraadiga iyo…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo ka Hadlay Dilka Maanta loo Gaystay Taliyihii Qaybta Booliska Gobolka Saaxil

Hargaysa 01.March 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa ciidamada booliska, iyo guud ahaan ciidamada kala duwan ee Qaranka Somaliland, isagoo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Gaashaanle Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud (Casayr) oo ahaa…

Read More

“Aniga oo dalka ka maqan ayaa xilka layga qaaday, markaan imaado ayaan….” Jamaal caydiid oo ka dareen celiyay xil-ka-xayuubintiisii

Hargaysa 01.March 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hay’adda NDC Md. Jamaal Caydiid Ibraahi, oo uu Madaxweyne Siilaanyo shalay xilkii ka qaaday, isagoo safar dibadda ah ku maqan, ayaa ka hadlay sida uu u arko xilka laga qaaday. Md. Jamaal Caydiid Ibraahim, oo wakhti xaadirkan jooga magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, , wuxuu sheegay inuu soo dhawaynayo xilka…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka Hadlay Farogelin qaawan oo Maamul Goboleedka Puntland ku soo qaaday Somaliland DAAWO

Hargaysa 01.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Isla markaana ah afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Jawaab adag ka Bixiyey faro-gelinta Qaawan ee Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland ku soo qaaday Bogcad ka Mid ah Somaliland.

Read More

Fannaanadda Sahra Halgan oo Waraysi Xiiso leh kaga Warbixisay Xarunta Hido Dhawr DAAWO

Hargaysa 01.March 2016 (SDN/QJ):- Fanaanada caalamiga ah ee reer Somaliland Sahro Axmed Maxamuud (Sahro Halgan) oo waraysi khaas ah siisay wakaalada wararka Somaliland ee SOLNA ayaa kaga hadashay arimo badan oo ay ka mid yihiin: Taariikh kooban oo ku saabsan dhalashadeeda iyo ku soo biiristeedii fanka, kulamadii faneed ee u dambeeyey ee ay kaga qayb…

Read More

War Deg Deg Ah:Taliyihii Booliska Gobolka Saaxil Oo Goordhaweyd La Toogtay

Berbera – Taliyihii Qaybta Gobolka Saaxil Gashaanle Cabdirisaaq Casayr ayaa Dablay Hubaysan ku Toogteen Tulada lagu Magacaabo Tuulo Dhibiijo oo ku Taal Bariga Magaalada Berbera kadib markii ay is Rasaasayn Dhex martay Ciidan uu Hogaaminaayay Taliyaha Qaybta Gobolka Saaxil Marxuum Cabdirisaaq Casayr iyo Maleeshiyaad aan wali la Aqoonsan Ciday yihiin, Waxaa Kale oo dhawac soo…

Read More

Daawo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Oo Booqasho Ku Jooga Dalka Qatar Isagoona La Kulmay Amiirka Dalkaasi

Doha – Madaxweynana Jamhuuriyada Jabuuti ayaa maalinkii shalay booqasho ku tagay dalka Qatar isagoona halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Geelle ayaa kulan la qaatay amiirka dalkaasi ee Sheekh Tamiim bin Maxamed Al-thaani. Haddaba Hoos ka daawo wixii ay ka wada hadleen labada Masuul; https://www.youtube.com/watch?v=DuBhJALwpMg

Read More

Guddoomiyaha Mashruuca Wadada-Cad Cali Sanyare oo Mareykanka Ku Sugan iyo Kulan Ballaadhan Oo Uu la yeellan Doonno Jaaliyada Maraykanka

Minneapolis (QJ/SDN) – Jaaliyada reer Somaliland ee ku sugan dalka maraykanka gaar ahaan gobolka Mineasota ayaa kulan ballaadhan qaban-qaabinaysa kaas oo ay lacago ugu uruurinayaan mashruuca hirgalay ee wadada Cad, iyadoona uu kulankaasi kala soo qayb gali doono gudoomiyaha mashruuca wada cad Cali Sanyare oo dhawaanahanba halkaasi ugu sugnaa arrimo la xidhiidha isla mashruuca wadada…

Read More

DHAGEYSO: Maxaa Sabab u ah Weerarada Al-Shabab ee sii Kordhaya?

WASHINGTON DC—WWaxaa sii kordhaya tirada dadkii ku geeriyooday qaraxyaddii shalay ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Tirada dhimashada ayaa iminka ka badan 30, in ka badan 60 kalena way ku dhaawacmeen. Maamulka Magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay dad u soo qabqabteen qaraxyadii shalay. Hadaba Maxaa u suurta gelinaya ururka Al-Shabab inay fuliyaan weeraradan…

Read More

Madaxweynaha soomaaliya oo dib u dhigay socdaal uu ku tegi lahaa Sweden

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaabiyey socdaal uu ku joogay dalka Jamhuuriyadda Djibouti, dibna ugu soo laabtay dalka, si uu uga qeyb qaato, una horkaco dadaal dowladda ay dib u eegis ugu sameyneyso xaaladda amniga ee magaalada Muqdisho oo ay dhowaan ka dhaceen weeraro kale oo argagixiso. Madaxweynaha ayaa sidoo…

Read More