Agaasimaha Guud ee Caafimaadka oo ballan ku qaaday inuu Qasnadda Dawladda ku shubayo Lacago intuu Ogaa ka badan oo Wasaaradda lagaga qaado Farmasiiyada Dalka

Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa bilowday Qorshe ay ku diwaangelinayso isla-markaana Ogolaansho Ganacsi ku siinayso Farmasiiyada iibiya Daawooyinka ee ku yaalla Gobollada iyo Degmooyinka Dalka. Wasaaradda Caafimaadka, ayaa Farmasii kasta oo ku yaalla Dalka ka qaadeysa lacag dhan $ 250 doollar, waxaana markaasi ka dib la siinayaa Farmasi kasta Shahaado Ganacsi oo loogu fasaxayo…

Read More

Guddida Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiiladda oo Magaaladda Boorama ku qabtay Kulan lagaga arrinsanayo Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda DAAWO

Boorama 3,March,2016(SDN/QJ):- Gudi hoosaadka Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiiladda oo Maalmihii la soo dhaafay Socdaal Talo urursi ah Ku Wajahan Xeerka lagu soo dooranayo Golaha Wakiiladda iyo Saami qaybsiga Gobolada ku Joogay Magaaladda Boorama ayaa Kulan la qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Awdal Iyo Maamulka Gobolkaasi.

Read More

Guddoomiye Cirro oo sheegay in kala Xadeynta Deegaannada Waqooyiga Hargeysa loo raacayo Sharcigii Lixdankii

Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadlay Muran ka taagan Deegaannada Lixda ah Waqooyiga Gobolka Maroodi-jeex, kuwaas oo doorashooyinkii kala dambeeyay ee Dalka ka dhacay looga qaban waayay muran u dhexeeya Dadka deegaannada AWDAL, SAAXIL iyo Maroodi-jeex, inkasta oo deegaannadaasi ku…

Read More

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Oo Lib Ka Gaadhay isu Soo dhawaynta Gudoomiyaha Kulmiye iyo Wasiiradda Maaliyadda Somaliland

Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna musharraxa jagada madaxweynenimo ee xisbigaas Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirka wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa yeeshay kulan hoose oo isku laab xaadhanayeen, waxana labada masuul kulankoodaas ku lafo gureen sidii ay u dardargelin lahaayeen ka wada shaqaynta hawlaha qaranka iyo kuwa xisbigaba. Kulankan oo ka dhacay…

Read More

Saraakiil Sare oo ka Tirsan Ciidamadda Qaranka Somaliland oo Kormeer Ku Jooga Deegaano uu Maamul Goboleedka Puntland Duulaan ku soo qaaday DAAWO

Buuro-wadal, 3 March, 2016-(SDN/QJ): – Taliyaha Guutada Taleex ee Ciidamadda Qaranka Somaliland iyo Saraakiil Sare oo ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Kormeer ku Soo Maray Deegaano uu dagaal ku dhex maray Ciidanka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland iyo Maleeshiyo beeleedyo ku Sugan Deegaanka Bixin iyo Buuro Wadal isla markaana ay Puntland rabtay inay ka…

Read More

Maamulka Puntland oo isku fidinaya Xuduudka Gobolka SOOL ee Garoowe kulaalaya, Iyo Madaxweyne-ku-xigeen Puntland oo laga caydhiyey Deegaanka Bixin DAAWO

Bixin, 3 March, 2016-(SDN/QJ): – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa Deegaamayn ka bilaabay Tuulooyinka Bixin iyo Buuro-wadal oo ka tirsan Gobolka Sool ee Somaliland isla-markaana dhanka Magaalada Laascaanood ka xiga dhanka Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland. Maamul-Gobolleedka Puntland, ayaa doonaya inay soo fidiyaan Xuduudka Magaalada Garoowe la wadaagto Gobolka Sool ee Somaliland, kaas oo u…

Read More

Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Buuhoodle oo Deeq agabka Ciyaaraha ah Gaadhsiiyey Kooxaha Heerka 1aad ee Ciyaaraha Iyo Balanqaadyo uu Sameeyay DAAWO

Widh Widh 3,March,2016(SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Buuhoodle Jaamac Dheeg Cartan ayaa Deeq agab Sport ah Gudoonsiiyey Qaar ka Mid ah Kooxaha Heerka 1aad ee Degmada Widh Widh ee Gobolka Buuhoodle,isagoo dhanka kalena Sheegay in Deegaankaasi si buuxda ay Xukuumadda Somaliland uga hirgalinayso adeegyada ay Shacabku u baahan yihiin.

Read More

Ururka Saxafiyiinta Puntland oo labo u kala jabay iyo Faysal Khaliif oo Mooshin laga keenay DHAGAYSO

Garowe 3,March,2016(SDN/QJ):- Qaar kamid ah xubnaha ururka Saxafiiyinta Puntland ee MAP ayaa mooshin ka keenay gudoomiyaha ururkaasi Faysal Khaliif Bare. 4 Kamid ah gudiga Fulinta ururka MAP ayaa sheegay in gudoomiyaha uu sameeyey ku xadgudub xeer hoosaadka ururka MAP sidaas awgeedna ay keenen mooshin ka dhan ah in xilkaasi uu baneeyo. Arimaha kale ee ay…

Read More

Idaacadda VOA Oo Baahisay War Ay Ku Marin Habaabisay Dilkii Taliyihii Qeybta Booliska Saaxil Oo Ay Sheegtay Inuu Ku Dhintay Mudaharaad

Hargaysa 2,March,2016(SDN/QJ):- laanta afsoomaaliga ee Idaacada VOA, ayaa marin-habaabisay xaqiiqada warkii dilka Taliyahii Qeybta Booliiska ee Gobolka Saaxil marxuum Gaashaanle  Cabdirsaaq Yuusuf Maxamuud, kuna sheegtay inuu ku dhintay iska-horimaad dhex maray dad mudaharaadayey iyo booliiska. Warkan VOA-du  shalay ku baahisay Website-keeda ayey ku sheegeen in Taliyaha booliiska Somaliland Sareeye guuto Cabdullahi Fadal Iimaan u xaqiijiyey in…

Read More

Magaalada Ceerigaabo oo Mudaharaad Balaadhani uu Maanta Ruxay iyo Hab dhaqanka Ciidamadda Qaranka DAAWO

Ceerigaabo 2,March,2016(SDN/QJ):- Magaalada ceerigaabo ayaa waxa ka dhacay mudahraado balaadhan oo ay dhigayeen dadwaynaha magaalada ceerigaabo isla markaana ay kaga soo horjeedeen dilkii loo gaystay taliyihii ciidamada booliska gobolka saaxil oo lagu dilay magaalada berbera. Waxaana mudaharaadkana ay ciidamada military ga ah ee gobolka sanaag ay bulshada gobolka u adeegsadeen rasaas nool.

Read More

Ciidanka Booliska oo Xabsiga u Taxaabay Xubno ka Mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Saaxil+Khadka Telefoonka ee Berbera oo Hawada laga saaray

Hargaysa 02.March 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka booliska magaalada hargeysa ayaa xabsiga u taxaabay saddex madax-dhaqameed oo kasoo jeeda gobolka saaxil. Waxaana sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamida ehelada labadan suldaan iyo caaqailka ay ciidanku boolisku xidheen ayaa noo sheegay inaanay ilaa hadda garanayn sababta ay xukuumadda Somaliland u xidhay madax-dhaqameedka, balse sida ay dadkani noo xaqiijiyeen…

Read More

“Ma jirto meel jidgooyo la iigu sameyey shacabkana been ayaa loo sheegayaa” Md.Axmed Yuusuf Yaasiin

Ceerigaabo 2,March,2016(SDN/QJ):-Madaxwayne ku xigeenkii hore ee somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin oo ku sugan magaalada Ceerigaabo ayaa beeniyay warar sheegaya in dablay hubaysani ay jidgooyo ku sameysay. Axmed Yuusuf Yaasiin waxaa uu cadeeyay inaanay wararkaasi waxba ka jirin isagoo shacabka reer Somaliland ugu baaqay inay ilaashadaan Nabada iyo wadanoolaanshaha  ay ku soo nooleyd Jamhuuriyada Somaliland….

Read More

“SOLJA waxay u aragtaa warbaahinta iyo wariyayaasha qaarkood inay hurinayaan xaaladda ka taagan Gobolka Saaxil” Gudoomiye Xuuto

Hargeysa 2,March,2016(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Ururka suxufiyiinta Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac waxaa uu baaq u diray dhamaan suxufiyiinta Somaliland. Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska guddoomiyaha SOLJA waxaa uu u dhignaa sidan:- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu mar kale ugu baaqayaa Bahda Saxaafadda Somaliland inay ka waantoobaan wararka fidnada abuuraya ee ay warbaahinta qaarkood ka tabinayaan dhacdada ka…

Read More

BOQOR BUUR-MADOW : Waxaan Madaxweyne Siilaanyo Usoo jeedin Lahaa In uu iska Casilo Xilka uu Ummadda u hayo

Hargeysa  –Boqor Cismaan Aw Maxamud Buurmadaw ayaa ku eedeeyey maamulka gobolka Saaxil inay ka danbeeyeen dilkii loo gaystay allah ha u naxariistee sarkaalkii ciidamadda booliiska gobolka Saaxil. Boqorka oo boggiisa Facebook soo dhigay farriintan ayaa sheegay in muddaba ay arrintani ka shaqaynayeen maamulka gobolku, isagoona sidoo kale la xidhiidhiyay dilka sarkaalkan xisbiyada mucaaridka ah. Boqorku…

Read More

Murashax Jamaal Cali Xuseen oo Hargaysa ku soo laabtay kana hadlay Mudo Dhaafka Xeerka Doorashadda Golaha Wakiiladda,Xadhiga Salaadiinta,Kala Xadayn la’aanta Goboladda DAAWO

Hargaysa 02.March 2016 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada Hargeysa. Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa ka Hadlay Qodobo door ah oo ay ka mid Yihiin Qabyo dul hoganaysa Xeerkii lagu soo dooran lahaa Golaha Wakiiladda kaas oo maraya Xal ka gaadhistiisu mudo 11 Sanno ah,Kala Xadaynta…

Read More

Xisbiga UCID oo sheegay in Dad Jabuuti ka imanayaa Kuyuu Dheer ugu jiraan Qaadashada Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashooyinka Somaliland

Hargaysa 02.March 2016 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay in Goobaha Diwaangelinta ee ku yaalla Magaalada Lowyacaddo oo ku taalla Xuduudka Somaliland iyo Jabuuti iska diwaangelinayaan Dad ka imanaya Dhanka Dalka Jabuuti. Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa Degmada Lowyacaddo ee Somaliland u jirta 17KM, waxaana ku nool Dad ehelkooda ku nool…

Read More