Daawo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Oo Dhagax-dhigay Mashruucii Ugu Waynaa Ee Abid Laga Hirgaliyo Bariga Afrika

Djibouti (QJ/SDN)- Madaxweynaha jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dhagax dhigay mashruucii ugu waynaa ee abid laga hirgaliyo Bariga Afrika, kaas oo noqonayaa Mashruuc Gaasta Dabiiciga ah oo laga soo qaado in ka badan 800 KM oo dhanka Dalka Itoobiya ah. Haddaba hoos ka daawo Muuqaalka Warkaasi; https://www.youtube.com/watch?v=SuZVTGcLgqM

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Daboolka ka qaaday in Ciidamadu Soo qabqabteen 8 Ka Mid ah Kooxdii Dishay Taliyihii Qaybta Booliska Saaxil DHAGAYSO

Berbera 03 March 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada Amaanka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Gacanta ku Dhigay 8 ka Mid ah Kooxdii Dablayda ahayd ee dishay Taliyihii qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil alle ha u naxariistee Gaashaanle Cabdirisaaq Yuusuf Maxamud “Casayr” Sidaana Waxaa Shaaca ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade. Mobilekaaga ku dhagayso

Read More

Shirkada Telesom oo hawada ka saartay Riyaawaayad ka warameysay dhibaatooyinka Shirkada

Hargeysa Mar 03,2016(SDN/QJ)-Shirkada isgaarsiinta Telesom ee ka hawlgasha degaanada Somaliland ayaa ku sifoowday eedeymo loogu soo jeediyay riwaayad laga sameeyay habdhaqankeeda ka dib kolkii hawada laga waayay muuqaalkii riwaaydaas. Muuqaalkan ayaa soo bandhigay dhibaatooyin is dulsaaran oo la xiriira dhanka dhaqaalaha, warbaahinta, dawladnimada iyo caafimaadka oo laga dhaxlay sida riwaayada lagu sheegay Shirkada Telesom. Shirkada Telesom…

Read More

War Deg Deg ah: Ciidamadda Amaanka oo Gacanta ku Soo dhigay 8 Nin oo lala Xidhiidhinayo Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska G.Saaxil iyo 3 La Sheegay inay Baxsadeen

Berbera 03 March 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka Amaanka Oo Gacanta ku soo dhigay qaar ka mid ah Dablaydii La Baadi Goobayey ee Dishay Taliyihii Booliska Gobolka Saaxil Wararka naga soo gaadhaya magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, ayaa sheegay in ay ciidanka amaanka ee labadii maalmood ee u dambeeyey ku daba jiray kooxdii dablayda ahayd ee…

Read More

Somaliland: Masaajidda Magaalada Hargeysa Oo Maanta Laga Akhriyay Ducooyin ALLE bari iyo Roob-doon Ah

Hargeysa(QJ/SDN)-Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa waxa maanta laga bilaabay Masaajidda Ku yaalla Ducooyin Alle bari iyo roob-doon ah, kuwaasi oo dhammaan masaajidda Magaalada Laga Akhriyay. Ducooyinka Alle bariga iyo Roob-doonta ah ayaa waxa la akhrinaayay wakhtiga Salaadaha, iyadoo salaad kasta rakcadda ugu danbeysa ay Iimaamyada masaajiddu akhrinayeen ducooyinkaasi. Ducooyinkan iyo alle barigan roob-doonta ah…

Read More

Qaramada Midoobay oo Cuno-qabateyn Cusub oo Adag Saartay Xukuumadda Waqooyiga Kuuriya

New-york —  Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ayaa ansixiyay shalay cunno-qabateyn cusub oo lagu soo rogay Waddanka Kuuriyada Waqooyi, kaddib tijaabadeedii gantaaallada ridada dheer iyo Hubka Nuclear-ka. Danjire Samantha Power oo ah ergayga Mareyanka ee QM ayaa golaha Ammaanka ee QM u sheegtay in Kuuriyada Waqooyi ay tahay Dalka kaliya ee Tijaabiyay Hub Nuclear-ka ah…

Read More

WASIIR HADLIYE: Somalia Amni-xumo kama ay jirto Wayna ku biiri kartaa Is-bahaysiga EAC-da

MUQDISHO — Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Somalia, C/salaam Hadliye Cumar ayaa ka warbixiyay sababta Somalia loogu diiday inay ka noqoto xubin Suuqa Bulshada Bariga Afrika ee loo yaqaanno EAC, kaasoo shalya loo ogolaaday inay ku biirto dowladda Koonfurta Suudaan xilli dalkaas ay ka socdaan colaado sokeeye. Hadliye oo BBC-da u warramayay ayaa sheegay in shuruudaha…

Read More

BURUNDI: Mucaaradka oo sheegay in ay si weyn u soo Dhaweynayaan Dhex-dhexaadiyaha Cusub

BUJUNBURA — Mucaaradka dalka Burundi ayaa maanta sheegay inay soo dhaweynayaan Magacaabidii shalay loo magacaabay Madaxweynihii hore ee Tanzania, Benjamin Mkapa inuu noqdo Dhex-dhexaadiyaha Nabadda dalka Burundi, iyadoo Xilka ay u magacaabeen xubnihii ka Qayb-galayay shirkii ururka bulshada Bariga Afrika ee EAC ee Caruusha, Tanzania ka dhacay. Benjamin Mkapa oo 77-jir ah ayaa waxaa xilka…

Read More

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee DF oo Maanta Dil Toogasho ku Xukuntay Xasan Xanafi

Muqdisho (QJ/SDN)-Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka Qalabka sida ee Somalia ayaa maanta dil Toogasho ah ku xukuntay Xasan Xanafi Xaaji oo ka tirsan Al-shabaab, kaasoo mudd sannad ka badan ku xirnaa xabsi ay Hay’adda Sirdoonka Somalia ku leedahay Magaalada Muqdisho. Dhageysiga dacwaddii loo haystay Xasan Xanafi oo ay ka mid ahaayeen; inuu mas’uul ka ahaa…

Read More

Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xukumada Ugu Baaqay Inay Si DEG-DEGA-Gacanta Ugu Soo Dhigto Gacan Ku Dhiglayaashii Khaarajiyey Taliyihii Qaybta Booliska Saaxil DAAWO

Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Shirgudoonka Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka Dalbaday inay Sida ugu dhakhsiyaha badan Sharciga u hor keento Gacan ku dhiiglayaashii Jid gooyada u Galay alle ha u naxariistee Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil Marxuun Gaashaanle Cabdirsaaq Yuusuf Maxamuud “Casayr” oo Koox dablay ahi doraad ku Khaarajiyeen Deegaanka Biyoole ee Gobolka…

Read More

Wasiirka Warfaafinta oo Kulan la Qaatay Hay’adaha Warbaahinta ee Dalka ka hawl gala & Qodobo la isla qaatay DAAWO

Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland md, Cismaan C.laahi Saxardiid (Cadaani) ayaa maanta kulan la qaatay mulkiilayaasha saxaafada dalka ka hawl gala iyo ururada suxufiyiinta ee Solja iyo Wija waxaana laysla meel dhigay qodobo muhiima. Kulankaasi ayaa la Iskula Qaatay Qodobadan Hoos ku Xusan Arrimaha Amniga iyo Xasiloonidda dalka. Inay inaga reebanaato…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayso Xaalada Guud Ee Gobolka Sanaag DAAWO

Ceerigaabo 3,March,2016(SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka sanaag Mudane Axmed Cabdi Falaay ayaa ka warbixiyay halka ay marayso xaalada guud ee gobolka sanaag isagoona sheegay inuu hada dagan yahay ay ciidamada boolisku ku guulaysteen inay kala dareeriyaan dadkii mudaharaadka sameeyay Shalay. Sidoo kalena waxa uu sheegay dhaawac kasoo gaadhay mudaharaadki ka dhacay gobolka qaar kamida saraakiisha ciidanka booliska…

Read More

Guddoomiye CIRRO Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Wada Hadal La Furayaan Garabka Is-Bahaysiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Guddoomiyaha aqalka Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaraadka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro”ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday inuu Xisbiga WADDANI wada haddal la furaayo garabka isbahaysiga KULMIYE, isagoo sheegay Guddoomiyuhu in hoggaanka Xisbiga WADDANI uu ka shir arinkaasi,isla markaana ay isla qateen in ay wada xaajoodyo la bilaabaan garabka…

Read More