Daraasad Laga Diyaariyey Adeegyada Caafimaadka  Gaarka Ee Somaliland

Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Daraasad lagu qiimaynayey heerarka adeegyada caafimaadka gaarka loo leeyahay ee Somaliland ayaa lagu sheegay in tiro gaadhaysa 230 dhakhtar ay adkaatay xaqiijinta shahaadooyinka ay sitaan. Daraasadaa oo hay’adda kaalmooyinka Caalamka ee Ingiriisku DFID maal-gelisay, isla markaana ay fulisay urur lagu magacaabo HEALTH oo natiijadii daraasadoodu  soo baxday bishii hore ayaa lagu amaanay, isla…

Read More

Shir Balaadhan Oo Lagaga Hadlaayey Arimaha Nabad-galyada Caasimada Oo Ka Qabsoomay Hoolka Shirarka Dawlada Hoose

Hargaysa,27,February,2016 (SDN/QJ):- Shirkii bilaha ahaa ee Xafiiska N/Galyada iyo Gudiyada nabad galyada Dagmooyinka Caasimada Hargeisa oo maanta ka qabsoomey hoolka shirarka ee Xarunta Dowlada hoose ee hargeisa ayaa waxa ka soo qeyb galey dhamaan gudoomiyayaasha amniga ee dagmooyinka Caasimada hargeisa iyo xoghayaha fulinta maamulka caasimada hargeisa.   Shirkaasi oo warbixin lagaga dhageystey Gudiyada nabad galyada…

Read More

Kulan Maanta Dhex Maray Hogaanka Xisbiga Kulmiye iyo Mac-had Caalami ah ee Dimuquraadiyadda Africa SAWIRO

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna Murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo xubnaha hoggaanka sare xisbigu waxay kulan ballaadhan la yeesheen wefti ka socda Mac-hadka Arrimaha Doorashooyinka ee Joogtaynta Dimuqraadiyadda Afrika ee magaciisa loo soo gaabiyo EISA (Electoral Institute for Sustainable Democracy in Africa) oo fadhigiisu yahay Koonfur…

Read More

Hargaysa oo Aas Qaran loogu Sameeyay Dadkii Ku Naf waayay Shilkii Naxdinta Badnaa ee Shalay ka Dhacay Duleedka Gebilay DAAWO

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):-Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda iyo Golayaasha kale ee qaranka ayaa maanta ka qayb galay aas balaadhan oo loo sameeyay dadkii maalintii Shalay Shilka Baabuur ku galay Jidka u dhexeeya Magaalooyinka Dilla iyo Gebilay. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo ka hadlay aaskaasi qaran ayaa…

Read More

Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Oo Daahfurtay Maktabada Akhriska Burco Iyo Weedhihi Misanka Laha Ee Laga Jeediyay Madasha +Sawiro

Burco 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Akhriska Iyo Qoraalku Waxa Uu Door Muqda Ka Qadataa  Adkaynta Iyo Ku Dhaqanka Afkaga Hooyo  Hadaba Waxa Gobolada Dalka Ka Jira Naadiyo Ku Hawlan Soo Nolaynta Akhriska Iyo Qoraalka Munasibad Baladhan Oo Hanankeeda Iyo Qabanqaabadeeda Si Mugleh Lasoo Agaasimay Oo Lagu Daahfurayay Rugta Kutubta Burco Ee Gacanta ay Ku Hayso Naadiga …

Read More

Sheekh Aadan-Siiro oo Qorshe Muddo Kordhineed ku sheegay Khilaafka Waqooyiga Hargeysa DAAWO

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Murannada ka taagan Deegaannada Waqooyiga Magaalada Hargeysa iyo Mushkiladda Siyaasadeed ee Muddada dheer ka jirta Deegaannada Buuhoodle, waxaanu Xukuumadda kula talinayey in la soo ururiyo Murannada Dalka ka taagan, maaddaama oo Dalku meel Xasaasiya marayo. Sheekh Aadan-Siiro oo khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga…

Read More

Somaliland Iyo Itoobiya oo Maanta Wada Yeeshay Mashruucii Weyn ee Berbera Corridor Iyo Wada Xaajood laba geesood ah oo ka socda Magaaladda Berbera DAAWO

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Waxa maanta magaalada Berbera ka bilaabmay kulan wada-tashi ah (consultative meeting) oo hayadaha dawladeed ee ay khusayso ee Somsliland iyo Ethiopia iyo waliba Midowga Yurub kaga arinsanayaan mashruucii Berbera Corridor ee isku xidhaayeyey Dekadda Berbera iyo dalka Ethiopia.Kulankan oo sida la sheegay socon doona laba cisho ayaa waxa dhinaca dawladda Ethiopia uga…

Read More

Wasiir Caddani oo Xilkii Wasaaradda Duulista Ku Wareejiyey Wasiirka Cusub Md Cumar & Guulaha Waxqabad ee u Hirgalay DAAWO

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka cusub ee wasaaradda duulista iyo hawada Cumar Sh. Max,ed Faarax ayaa maanta si rasmi ah xilkii wadaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore oo xiligan ah wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani”.

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Amray In La Xoojiyo Baadhista Shilka Iyo Sababihii Keenay

Hargeysa (QJ/SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu Bulshada Somaliland ka tacsiyadaynayaa Shilka naxdinta leh ee shalay ka dhacay inta u dhaxay Gabiley iyo Kalabaydh, shilkaas oo sababay 14 Dhimasho ah, iyo 9 qof oo dhawac ah ka dib markii ay isku dhaceen laba…

Read More

RW SOMALIA: Weerarkii Xalay ma ahan mid Islaamka raad ku leh, Wuxuuna ahaa fal Cadownimo

Muqdisho (QJ/SDN)- RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyay Qaraxii xalay ka dhacay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia, isagoo tacsi u diray ehellada dadkii ku Qaraxaas ku Geeriyooday, kuwii ku Dhaawacmayna u Rajeeyay caafimaad deg-deg ah. Sharma’arke ayaa ku tilmaamay Weerarkaas mid ka baxsan diinta Islaamka, isla markaana ay Al-shabaab ku doonayeen inay ku…

Read More

Wasiirka Amniga oo ka hadlay Xajmiga Qaraxyadii Xalay lagu Weeraray Hotel SYL ee Muqdisho

Muqdisho (SDN/QJ) — Wasiirka Ammaanka Xukumadda Somalia, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Qaraxyadii xalay ka dhacay Muqdisho ay ka awood bad-naayeen Qaraxii lagu weeraray Hoteelka Jaziira sannadkii aynu kasoo gudubnay ee 2015-ka. C/risaaq ayaa sheegay in ciidamada amniga dowladda Somalia ay ka hor-tageen qaraxyada, isagoo xusay inay ku joojiyeen bar-koontarool oo ciidamadu ay ku…

Read More

“Madaxweyne Siilaanyo Mar Haddii Aanu Murashax Ahayn, Wax Xag-xagasho ah oo Iga Soo Gaadhaysa Ma Jirto, Ninka Muuse Biixi Ee…..” Xildhibaan Xoog

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):-Xildhibbaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Aw-xoog) oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland sida oo kalena ka tirsan mas’uuliyiinta sare sare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag u dhalliilay heerka ay marayso siyaasadda arrimaha dibadda Somaliland, waxaana uu sheegay in guud ahaan hoos u dhac aad u weyn…

Read More

Ujeedada Wefti Ka Socda Dawladda Itoobiya Oo Shalay Hargeysa Soo Gaadhay

Hargeysa (QJ/SDN)-Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibadda Somaliland Cabdiraxmaan Abdeeq,  ayaa  shalay madaarka Hargeysa ee Cigaal ku soo dhaweeyay wefti ka socda dalka Itoobiya. Weftigan Itoobiya ayaa ka qayb geli doona  shir sanadle ah oo ay wada yeeshaan dawladaha Somaliland iyo itoobiya isla markaaana lagaga hadlayo sidi loo xoojin lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya labada dawladood….

Read More