’’Xildhibaanada Mushaharka Kordhista Ee Umaddii Dooratay Aan Maalin Dantooda Ka Hadal Ayaa Xeer Doorasho Diyaarin..’’ Cabdikariin Axmed Mooge
Hargeysa(QJ/SDN) – Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada qorshaynta qaranka somaliland Cabdikariin Axmed Mooge oo haatana ka tirsan xubnaha u ololeeya cidhibtirka qabyaalada ayaa si weyn ugu dhaliilay xildhibaanada golaha wakiilada somaliland inaanay wali samayn xeerkii lagu dooran lahaa, Cabdikariin Axmed Mooge oo qoraal ku faafiyey boga uu ku leeyahay Facebook ayaa waxa dhaliilay xog…
