Warbixin: Diyaaradaha waawayn ee Daallo iyo Jubba oo Duullimaadyadii dib uga bilaabmay Muqdisho DAAWO
Muqdisho, 26 February 2016-(SDN/QJ):– Diyaaradaha waawayn ee Shirkadaha Midoobay ee Daallo Airlines iyo Jubba Airways, ayaa si rasmi ah u bilaabay duullimaadiyadii ay ugu kala gooshi jireen Soomaaliya iyo dunida kale, isla markaana Garoonka Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho, ayey markii labaad Arbacadii Maanta soo cago-dhigatay mid ka mid ah Diyaaradaha waawayn ee Shirkadahaasi. Shirkadaha Jubba…
