Ciidamada Nigeria oo Sheegtay inay Qabteen Kooxo Doonayay inay ku biiraan Kooxda Daacish

Muqdisho— Booliska Nigeria ayaa sheegaya inay xir-xireen ugu yaraan 18-qof oo lagu tuhunsan yahay inay qorsheynayeen inay ku biiraan kooxda IS, ama ay weerarro ka gaystaan Woqooyiga Nigeria. Ciidamadaan ayaa sidoo kale, sheegaya inay si weyn ula socdaan lix qof oo kale oo ay ku sheegeen inay iyagu dhaqdhaqaaqyo ka wadaan Nigeria, inkastoo aan la…

Read More

Ra’iisul-wasaaraha Isku-tagga Imaaraadka Carabta Oo Ku Dhawaaqay In La Samaynayo Wasiiru Dowle Qabilsan Farxadda Iyo Mid Qaabilsan Dulqaadka

Dubia — Ra’iisul-wasaaraha Isku-tagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa ku dhawaaqay in la samaynayo wasiiru dowle qaabilsan farxadda iyo wasiiru dowle kale oo qaabilsan dulqaadka. Sheikh Moxamed bin Rashid Al Maktoum oo xukuma Dubai, ayaa sheegay in wasiirka uu samayn doono siyaasado “si loo sameeyo waxyaabo bulshada u fiican oo ay ku faraxsan yihiin.” Wasiir dowlo…

Read More

Sanders Iyo Trump Oo Ku Guuleystay New Hampshire

Washington 10. February,2016(SDN/QJ):– Musharaxa hanti-wadaagga aaminsan ee xisbiga dimoqraadiga iyo maal-qabeenka Jamhuuriga ah ee Domaldo Trump ayaa ku kala guuleystay doorashooyinkii madaxtinimada ee xisbiyada oo xalay ka dhacay gobolka New Hampshire. Sanders ayaa helay 60 boqolkiiba codadka dimoqraadiga, halka Hillary Clinton oo la tartantay ay heshay 38% codadka. Trump ayaa isna guul weyn ka gaaray…

Read More

Turkish Airlines oo ka Hadashay Maanta Sababta Keentay inay Baajiso Duullimaadyadeedii Xamar

Muqdisho — Shirkiadda Turkish Airlines oo ka mid ahayd kuwa Caalamiga ah ee Garoonka Muqdisho ku tegi jiray duullimaadyada joogtada ah ayaa markii u horreysay si rasmi ah maanta uga hadashay sababihii keenay inay joojiso duulimaadyadii ay ku tegi jireen Muqdisho, ka hor intii uusan dhicin Qaraxii diyaaraddii Daallo Airlines. Afhayeen u hadlay sharikadda Turkish…

Read More

Suuqyada Asia Oo Weli Hoos Usii Dhacaya iyo Sababaha ugu Wacan

Tokyo 10. February,2016(SDN/QJ):– Suuqa saamiyada Japan ayaa sii waday maalin kale oo khasaarooyin xooggan ah arbacadii, sababo la xiriira walaac ay maal-gashtayaasha ka qabaan fayo qabka dhaqaale ee bankiyada Yurub iyo kulanka madax bankiga dhexe ee Mareykanka ay xubnaha congress-ka uga dhageysanayaan warbixinta. Maalin kadib markii uu lumiyey 918 dhibcood ama 5.40 boqolkiiba qiimahiisa, ayaa suuqa…

Read More

Wefti Ka Socday Xukuumadda Djibouti Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Horumarinneed Oo laga Hir-geliyay Degmadda Xariiradd Ee Gobolka Salel

Xariiradd — Wefti ay hogaamineysay Marwo Nimco Cali Amakaak (Nimco Cali Guray), ayaa xadhiga ka jartay Mashaariic ay ka fullisay degmadda Xariirad oo ka tirsan gobolka Salel Somaliland. Mashaariicdan oo iskugu jirtay Ceel biyood qaaddaaya 250 foosto iyo dayactir balaadhan oo lagu sameeyay dugsiga sarre ee Aadan Bille Secondary School oo dabaylo xooggani ay saqafka…

Read More

Somaliland Oo Mamnuucday La Dhoofitaanka Laptop-yada aan Shidmayn

Hargeysa — Dawlada Somaliland ayaa sheegtay in ay soo saareen amaro cusub oo ku saabsan amaanka garoomada diyaaradaha Somaliland Agaasimaha guud ee wasaaradda duulista iyo gaadiidka cirka Somaliland Md Cumar Cabdilaahi Aadan (Cumar-Sayid) ayaa sheegay inay  kor u qaadeen amaanka garoomada Somaliland,waxaanu bulshada u soo jeediyay inay feejignaan dheeraad ah u yeeshaan wixii amaanka khalkhal…

Read More

Madaxweynaha Jabuuti oo La Rajaynaayo in Looga Yeedho Maxkamada Dambiyada Caalamiga ah ee ICC

Jabuuti — Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa la rajaynaya in looga yeedho Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada Caalamiga ah lagaga garnaqo sida ay baahisay Wakaaladda Wararka Gaana ee GNA (Ghana News Agency). Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Dambiiyada Caalamiga ah ee Maxkamada ICC, ayaa kormeer ku sameeyey dhacdooyinkii dhawaan ka dhashay rabshado ka qarxay dalka Jabuuti,…

Read More

DHAGEYSO: Mooshin Ka Dhan ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Loo Gudbiyey Baarlamaanka Soomaaliya

MUQDISHO—Qaar ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa shir guddoonka baarlamaanka u gudbiyey mooshin ay kaga cabanayaan in la baadho xildhibaannada. Arrintan ayaa timid kadib markii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu dalbaday in la adkeeyo amniga goobaha garoomada iyo halbowlayaasha kale ah kadib qaraxii lala beegsaday diyaarada Daallo Airlines. Madaxweynaha ayaa sheegay…

Read More

Maxkamad ku taalla Britain oo Xabsi Sannado ah ku Ridday Wiil Somali ah oo Haweeney Dhaawacay

London — Maxkamad ku taalla dalka Britain ayaa 15-sano oo xabsi ah ku xukuntay muwaadin Soomaali ah oo Tooreey ku dhaawacay Haweeney British ah oo deggeneyd magaalada Coventry. Mahad Aadan oo 33-sano jir ah ayaa Wuxuu Qirtay inuu Haweeneydan ku dhuftay tooreey dhaawacday, taasoo keentay in maxkamaddu ay ku riddo xukun. Weerarkan haweeneyda lagu dhaawacay…

Read More

Djibouti’s Guelleh receives Somali-British athlete Mo Farah in Djibouti

Mo Farah and Djibouti president Ismail Omar Guelleh – Photo: HOL DJIBOUTI — Djibouti’s president Ismail Omar Guelleh has welcomed the British Somali-born athlete Mo Farah who won the 10,000m and 5,000m double at world championships into his presidential palace in Djibouti Monday Djibouti is set to host International Half Marathon with Mo Farah is among…

Read More

“Halkii aan Ka Imid Iyo Xusuusta Xannuunka Waxbarasho la’aanta Miyiga” Qayb Kooban oo Barnaamij Documentary ah DAAWO

Hargeysa 9. February,2016(SDN/QJ):– Muuqaalkan koobani wuxuu hordhac u yahay isla markaana uu dhadhamo u yahay film documentary oo hal-ku-dhiggiisu yahay “HALKII AAN KA IMI: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga”. Waxaa soo saaray suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare).

Read More

Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Cadaaladda Somaliland Oo Amaan u Soo Jeediyey Dawladda Hoose Ee Hargeysa DAAWO

Hargaysa 9. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Cadaaladda, Sacad Cali Shire iyo Axmed Faarax Caddare, ayaa dawladda Hoose ee Hargeysa ee hoggaaminayo Maayarka Caasimadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ku amaanay waxqabadka iyo dedaalka ay muujiyeen ee ay ku horumarinayaan bilicda Caasimadda.

Read More

“Ammaanka Madaarka Muqdisho Waa Mid Zero Ah Oo Aan Laysku Halayn Karin” Duuliyihii Diyaaradii Hawada Lagu Qarxiyay Ee Sherkada Daallo

Muqdisho 9. February,2016(SDN/QJ):– Duuliyihii dayaaradda Daallo ee dhowaan hawada iyada oo mareysa qaraxu uu ka dhex dhacay, ayaa ku tilmaamay amniga garoonka dayaaradaha ee Muqdisho in uu yahay Eber ama Zero     Shaqaalihii iyo rakaabkiiba waa ay ka badbaadeen qaraxa, marka laga reebo hal qof oo ka soo dhacay dayaaradda, Asaga oo magaalada Belgrade…

Read More