Sababta Aanay Saaxiibtinimada Faceboogu Urumoobin Iyo Faa’iidooyinka Kale Ee Uu Leeyaay Jiritaankiisu
Washington — “Saaxiibtinimada shabakadda Facebook, runta waxba kama tarto” Sidaa waxaa daahfurtay cilmbaadhis cusub oo sheegtay in saaxiibbadaa laga samaysto bar-kulankan bulsho ay inta badan yihiin kuwo been abuur ah ama aan laabta u dhaadhacsanayn. Robin Dunbur oo hormuud u ah xeeldheerayaasha sameeyey cilmibaadhistan oo natiijeeda Isniintii toddobaadkii hore lagu faafiyey majaladda Newsweek ee ka…
