(DAAWO) Waxyaabaha Ugu Qosolka badaan ee Laga Soo Uruuriyey Kubadda Cagta.(By Jaahuur)

Ottawa-Oct-25-2015 (SDN-QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku turxaamineynaa maadeysyada ugu qosolka badan wakhtiyada ciyaarta lagu jiro. Xagga Horyaalka Ingiriiska Man United iyo Man City waxay ku kala nasteen 0-0,laakiin Chelsea oo difaacneysa Horyaala ayaa ku jirta kaalinta 15-aad ee maxaa si ka ah. W/Q Jaahuur SDN-QJ.

Read More

Ururka Midowga Yurub oo Malaayiin doollar ugu yaboohay Hawlgalka AMISOM ee Soomaaliya

Muqdisho,21Oct,2015(QJ/SDN)-Ururka Midowga Afrika ayaa la saxiixday Midowga Yurub heshiis dhaqaale oo Midowga Yurub uu ku taageerayo howlgalka ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], kaasoo dhan 165-milyan oo Euros oo u dhiganta 186-milyan oo doollarka Mareykanka ah. Heshiiskan oo maalintii Jimcaha ahayd lagu saxiixay xarunta guud ee Midowga Afirka ee Addis Ababa ayaa ku yimid codsi…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Berri Dalka kusoo Laaban Doona, Khilaafka Xisbigiisa, Hanka Ku Xigeenkiisa iyo Qodobada Laga Filan Karo.

Hargeysa,18Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa in uu maalinta Berri ah dib ugu soo laabto Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti uu hogaaminayo oo in muddo ah safar hawleed ugu maqnaa wadamada Imaaraadka Carabta, Ireland iyo England ayaa si weyn la isugu diyaarinayaa soo dhaweyntiisa….

Read More

DHAGAYSO: Wareysi Gaar Ah Canab Maxamed Daahir, Haweenaydii Ugu Horreysay Ee Isku Soo Taagta Xilka Madaxtinimo Ee Dalka Soomaaliya.

Minneapolis Aug 17,2015(SDN/QJ)-Canab Maxamed Daahir oo ah Haweenaydii ugu horraysay ee Soomaaliyeed ee isku soo sharraxda xilka madaxtinimo ee dalka soomaaliya, ayaa iyadoo ku sugan magaalada  St. Cloud Minnesota ee dalka maraykanka ayaanu la yeelanay Wareysi gaar ah  oo ku saabsan siyaasadda soomaaliya guud ahaan. gaar ahaan Doorshada 2016ka lagu wado in ay ka qabsoonto…

Read More

‘’Walaalaheen Somaliland Godob baa Laga Galay, Godobtii Laga Galayna Nin Soomaali ah Oo Soomaaliya Madaxweyne Kasoo Noqday Oo Yidhi….” MS.Canab Maxamed Daahir

Hargeysa,17Aug,2015(QJ/SDN)-  Canab Maxamed daahir oo ah Haweenay u sharraxan xilka madaxtinimo ee dalka Soomaaliya, ayaa wareysi gaar ah oo ay siisay shakabaddan Qurbejoog.com ku sheegtay in dadka reer Somaliland la dulmiyay oo godobo laga galay, iyadoo canab sheegtay in aan weli laga garaabin godob ay sheegtay in laga galay shacabka Somaliland, ‘’Walaalaheen Somaliland godob baa…

Read More

‘’Anaku Haddaanu Nahay Dumarka Soomaaliyeed Waanu U Taaganahay Inay Dhacdo Doorashadu, Hadday dhici weydana Habkale ayay Ku dhacaysaa…’’ Canab Maxamed Daahir

Hargeysa,16Aug,2015(QJ/SDN)-Canab Maxamed Daahir oo ah haweenaydii ugu horraysay ee Soomaaliyeed oo isku soo sharraxda xilka madaxtinimo ee dalka Soomaaliya ayaa waraysi gaar ah oo ay siisay shabakadda wararka ee Qurbejoog.com waxay kaga hadashay arrimo badan oo ay ka mid tahay doorashada lagu wado inay soomaaliya ka dhacdo sanadka 2016ka, Canab ayaa waxa ay walaac xooggan…

Read More

Taariikhda Islaamka:boqorkii 11aad ee Boqoradii Umawiyiinta: W/Q: Khaalid Foodhaadhi

Taariikhda Islaamka:boqorkii 11aad ee Boqoradii Umawiyiinta : Waxa la odhan jiray waliid binu yasiid,  waxa lagu naanaysi jiray abul cabaas  waxa uu xulunka hayay  sanad iyo labo bilood  hooyadii waxa la odhan jiray uma bintu maxamed, xukunka waxa uu qabtay dhimashadii adeerkii waxa lagu xasuusta  in uu baneeyay waxkastoo xaarama waxa uu ku dhaqmay waxyaabo…

Read More

Novak Djokovic oo 3-tay Wimbeldon Markii uu Khaarijiyey Roger Federer(DAAWO) By Jaahuur.

London-July-12-2015-(SDN/QJ)Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo lagu kala huleeley (Wimbeldon Grand Slam 2015. Haddaba koobkan oo soo jiitamayey 2-dii weeg ee aynu soo dhaafney aalaaba waxaa sannad walba ka soo qeybgala xiddigaha kubadda Tennista. Ciyaartii final-ka ahayd waxaa foodda isla galey Novak Djokovic iyo Roger Federer waxaana 7-6-67-64-63 ku badiyey…

Read More

Mucjisada Kubadda Tennista Serena Williams oo Lixeysatey (Wimbledon Grand Slam 2015) DAAWO- By Jaahuur.

London-July-11-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula ambabaxeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska siiba London oo lagu kala guurey koobkii Tennista ee Wimbledon Grand Slam. Haddaba 34-jirtan ee reer Mareykan Serena Willimas ayaa ciyaaryahanadii ka yaraa loodin la’yihiin,waana markii 6-aad aay ku guuleysato koobkan,marka la isugeeyo inta Title aay isku uruursatey waa 21-tan waxaana hal ka…

Read More

DAAWO Xulka USA oo Ka Aargutey Xulka Japan Markii Aay Ku Qarqiyeen Goolal Aynan Ka Soo Kaban Karin(Fifa Women World Cup Final 2015) By Jaahuur.

Vancouver-July-06-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ku jibaaxeynaa koobkii kubadda cagta ee aduunka (Fifa Women World Cup 2015) oo lagu kala hayaamey. Haddaba xulka USA oo maskaxdoodu ka guuxeysey guuldaradii ka qabsatey sannadkii 2011 oo xulka japan hantiyeen kooobkan,daawasho wacan aargoosigii Xulka USA. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

Read More

DAAWO Xulka Chili oo Ku Nafisey(Copa America) Iyo Messi oo Ku Hungoobey Koobkan Iyo Kii Aduunka- By Jaahuur.

Chili-July-05-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneyna koobkii qaaradda Ameerika ama (Copa America) oo lagu kala faraxashey markii xulka Chili 4-1 (Penalties) ugu sheegtey xulka Argentina. Haddaba xiddigga reer Agentina una ciyaara Barcelona runtiina ah mucjisada kubadda cagta ee aduunka ayaanan nasiib ilaa iyo hadda u lahayn inuu ku guuleysto koobka aduunka koobabka muhiimka…

Read More

(DAAWO) Masiibadii Ku Habsatey Xulka England Iyo Xulka USA Ma Ka Aarsandoonaa Xulka Japan(Fifa Women World Cup 2015) By Jaahuur.

Canada-July-02-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka (Women World Cup) oo ciyaartii kama dambeysta aheyd u soo baxeen xulka USA iyo xulka Japan. Haddaba Japan oo difaacaneysa koobkan ayaa haddana xulka USA isu diyaarinayaa inuu ka aarguto,taas oo wali maskaxdooda ka guuxeyso guuldaradii ka qabsatey sannadkii 2011 markii xulka…

Read More

DAAWO Ciyaartii Ugu Xiisaha Badneyd Iyo Germany vs USA,Japan vs England oo u Soo Baxay Semi Finals(Women world Cup 2015) By Jaahuur.

Canada-June-28-2015(SDN/QJ)Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ku lafa gureynaa koobka kubadda aduunka ee dumarka (Women world Cup) oo si xamaasad leh uga socda garoomada kala gaddisan dalka Canada. Haddaba Japan oo difaacaneysa koobkan waxay foodda isla gali doonaan England oo 2-1 uga soo badisey Canada iyo Germany rigoorayaal ku soo reebtey France waxayna isu babac dhigidoonaan USA,…

Read More

Kaniisad lagu dilay sagaal ruux Dalka Maraykanka

 South Carolina 18,6,2015(QJ/SDN): Sagaal ruux ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday kaniisad dadka madow ay leeyihiin ee gobolka South Carolina ee Maraykanka. Kaanisaddan ayaa ah mid taariikhi ah oo ay ku cibaadeystaan dadka madow ee Maraykanka. Boliisku waxay ku raadjoogaan nin caddaan ah oo weerarka gaystay. Madaxda boliiska ee gobolkaasi, Gregory Mullen, ayaa sheegay inuu aaminsan…

Read More

40-Sanno Ka Dib Golden State Worriors oo Hantidey Koobka (NBA Basketball 2015) Daawo Ciyaarta oo Dhameystiran By Jaahuur.

Cleveland-June-17-2015-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaarha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo Cleveland State ee cariga Mareykanka oo lagu kala faraxashey koobka horyaalka ee NBA-da oo aay ku guuleysatey Golden State Worriors markii aay uga badisey 105-97 Cleveland. Haddaba Worriors oo koobkan aan idhaba saarin 40-sanno bal ila daawada ciyaarta farshaxan ee aay soo bandhigeen. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

Read More

Chicago Blackhawks oo Jeebka Gashatey(Stanley Cup 2015) Markii 2-0 Ku Maslaxdey Tampa Bay Lightnings) (DAAWO) By Jaahuur.

Chicago-June-16-2015-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula safreynaa xagaa iyo magaalada dabeysha badan ee Chicago (Windy City). Waxaa soo gabagaboobey koobkii Stanley Cup (HOCKEY) waxaana ciyaartii kama dambeysta ahayd foodda isla galey Chicgo BlackHawks iyo Tampa Bay Lightning. Ciyaartan oo aad u xiiso badneyd waxaa game-kii lixaad 2-0 ku badisey Chicago Blackhawks kuna guuleysatey Stanley Cup…

Read More