Shabaab tiro badan oo lagu laayay degaanada Koonfur Galbeed
Baydhabo July 2023 (QJ) – In ka badan 60 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal ay ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay ka sameeyeen deegaanka Ceel-dhuun Agoow ee gobolka Baay. Wasaaradda Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalkaasi ciidanku ay iska kaashadeen sidii loo cirib tiri lahaa…
