Muuse Biixi oo ka seexan Waayay magaacaabida Wasiir Biixi Iimaan Cige
Hargeysa July 09, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Mudo xileedkiisu dhamaaday Muuse Biixi ayaa la sheegay i uu si weyn uga carooday in Soomaaliya ay Wasiirka Maaaliyada u magacawday Biixi Iimaan Cige oo ka soo jeeda beesha Garxajis. Wasiir Biixi Iimaan Cige oo hore aan wax culeys ah u saarin xukuumada Muuse ee faashilka ah ayaan la garaneyn…
