UN discusses charcoal embargo violations

NY June 17, 2023 (QJ) -The United Nations Security Council’s Monitoring Group on Somalia’s arms embargo and charcoal trade stated that the Somali government has intensified efforts to combat charcoal smuggling in the country, aiming to enforce the resolutions of the Security Council on the prohibition of charcoal exports. According to a report released by…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo 23 kun shaqaaleysay

Muqdisho June 17, 2023 (QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay 3,000 oo macalimiin ah oo dhawaan ay dowladda Soomaaliya shaqaaleysiisay, kuwaasi oo shaqada bilaabaya bisha September ee sanadkan. Tababarka oo ka socda Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye, ayaa Ra’iisul Wasaaruhu sheegay in Macalimiinta la howl…

Read More

Deni oo eryay wasiirkiisii Amniga

Garoowe June 17, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta xilkii ka qaaday Wasiirkii Amniga Puntland, Cabdulsamad Maxamed Gallan iyo Wasiirkii Arrimaha Gudaha Cabdiweli Xirsi Mire. Sababaha xilka looga qaaday dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in ay tahay wax qabad la’aan ka jirta xilalkii ay hayeen. Cabdulsamad Gallan oo ahaa Wasiirkii Amniga Puntland…

Read More

Mareykanka oo shan million ku bixinaya xogta qabasgada masuul ka tirsan Shabaab

Nairobi June 14, 2023 (QJ) -Dowladda Mareykanka ayaa la sheegay inay malaayiin dollar ku abaal-marineyso ciddii keenta xog horseedda soo qabashada C/llaahi Cismaan Maxamed oo ah shaqsi lagu eedeeyay inuu ka tirsan yahay kooxda Al-shabaab, kaasoo la sheegay inuu yahay Injineer ku takhasusay walxaha qarxa. War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Mareykanka ayaa…

Read More

Beelhii ku dagaalamay duleedka Burco oo ku kala kacay fadhi ay isku keliyeysteen

Burco June 12, 2023 (SD) – Waxa dhawaan markii u horeystay fadhi  isugu yimi labada beelood ee Maxamed Ciise iyo Xirsi Bari oo tiroba dhawr jeer ku dagaalamay duleedka Birco. Labada beelood oo ku dagaalamaya degaano teedsan Togdheer ilaa dalka Itoobiya sheegashadiisa ayaa markii u horeysay toos isku wareystay. Beesha Xirsi Bari oo degaanka iyagu…

Read More

Waddani oo ku qanciyay C/Risaaq Khaliif in uu iscasilo

Laascaanood June 11, 2023 (QJ) –Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland C/risaaq Khaliif Axmed oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii guddoomiyenimo ee Golaha Wakiilada Somaliland. Dad ka agdhow guddoomiyaha iscasilay ayaa sheegay in C/Risaaq oo doonayay kol hore in uu iscasilo in madaxda Waddani oo rafiiq…

Read More

Al Shabaab claims attack on Pearl Hotel In Mogadishu

Mogadishu June 10, 2023 (SD) – Al-Shabaab has claimed responsibility for yesterday’s devastating attack on Pearl Hotel, located at Liido Beach. The attack, which lasted for several hours, resulted in significant casualties and injuries. Government forces recently confirmed that they successfully repelled the attack on the hotel. The authorities also stated that they eliminated up…

Read More

Al Shabaab oo sheegatay weerarkii Hotel Pearl

Muqdisho June 10, 2023 (QJ) – Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee xalay lagu qaaday Hotel Pearl oo ku yaala Xeebta Liido. Weerarkan oo socday saacado badan ayaa waxaa ka dhashay khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ciidamada dawlada ayaa xalat goor danbe shaaciyay in ay soo afjareen weerarka lagu qaaday Hotelka….

Read More

Somaliland iyo SSC oo siyaabo kala xirfadeysan uga jawaabay qoraalkii Gollaha Amaanka

Hargeysa June 09, 2023 (QJ)– Somaliland waxay soo dhawaysay hadalka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, balse waxay sidoo kale sheegtay in ciidankeedu ilaalinayo madax-bannaanideeda dhuleed. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa lagu sheegay in golaha ammaanka uu u muuqday mid lagu marin habaabiyay xaaladda dhabta ah ee ka jirta magaalada Laascaanood, isla markaana…

Read More

SSC Welcomes UN Security Council statement

Las Anod June 08, 2023 (QJ) – An statement from SSC-Khaatumo welcomed the United Nations Security Council’s statement on the situation in Laascaanood. “The Security Council’s statement today is an important step towards achieving peace in northern Somalia. The Council has called for the withdrawal of Somaliland forces from SSC’s territory, which is a key condition…

Read More