UK oo ka hadashay arinta Laascaanood, Iyo Khaliif oo halkaa gaaray

Laascaanood January 19, 2023 (QJ) -WasiiruL dawlada UK u qaabilsan horumarinta caalemiga iyo Africa Andrew Mitchell ayaa mid ka mida kulamada Baarlamaanka dalkaa suaal lagu waeydiiyay xaalada magaalada Laascaano iyo doorka dawlada UK, wasiirka ayaa suaashaa uga jawaabay kuna gaabsaday in dawladiisu kala shaqeyneyso beesha caalamka iyo UNta sidii loo dejin lahaa xaalada Laascaanood isla markaana…

Read More

Study: Somali people ‘Highly Traumatized’ after years of conflict

WASHINGTON — People in Somalia are highly traumatized due to political instability, prolonged violence and humanitarian crisis, a new health study said. The joint study by the United Nations, Somalia’s health ministry and the country’s national university found that mental disorder is prevalent across the country. It said that cases are about 77 percent higher…

Read More

Urur Siyaasaeedka Kaah iyo Muuse Biixi miyeey kala tegeen?

Hargeysa January 19, 2023 (QJ) – Sida ay ku soo waramayaan ilo wareedyo ka ag dhaw madaxa urur siyaasadeedka Kaah ee Somaliland Maxamuud Xaashi, waxa habeenkii xalayahaa shir kadinku u xirnaa magaalada Hargeysa ku yeeshay xildhibaanada taageera ururkaa. Shirka oo uu gobjoog ku ahaa Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa la sheegay in uu xildhibaanada iyo taageerayaasha…

Read More

ATMIS oo hanbalyeysay SNA

Muqdisho January 18, 2023 (QJ) -Ergeyga gaarka ah ee madaxa midowga Africa isla markaana ah madaxa ATMIS Maxamed Al-Amiin Souefayaa ciidamada Soomaaliya Soomaaliy ku hanbalyeeyay guulaha ay Al Shabaab kaga saareen degaanada teedsan bartaha Soomaaliya. “Howlgalka ATMIS waxuu sii wadi doonaa inuu bixiyo taageerada loo baahan yahay si loo gaaro Soomaaliya oo ka caaggan argagixisanimada…

Read More

Ganacsatada Berbera oo ka gadooday habraac cusub

Berbera January 17, 2023 (QJ) – Xafiisyada canshuur ururinta dekeda Berbera ayaa maalmihii u danbeeyay aan shaqeyn ka dib kolkii la sheegtay in Ganasada dekedaa ay ka biyo diideen habraac ay wasaarada maaliyada ku soorgtay habka canshuuraha loo ururiyo. Wasaarada ayaa amartay in ganacsatadu qaadi doonto masuuliyada hantida ay lunsadaan shaqaalaha wasaarada ama khalaadaadka miisaaniyadeed ee…

Read More

Odawaa oo ka hadalay weerarkii Xawaadleey

Xawaadleey January 17, 2023 (SD) – Weerar dad badani ku dhinteen oo ay geysteen kooxda Al Shabaab ayaa lala beegsaday xero ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin magaalada Xawaadleey. Weerarka oo markii hore ku bilowday qarax ismiidaamin ahaa ayaa waxa ku geeriyooday ciidamadii halka ku sugnaa oo uu ku jiro taliyihii ciidamada ee aagaa Cornel Maxamuud Maxamed Shataqeey…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Beydhabo gaaray

Beydhabo January 16, 2023 (SD) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa manata gaaray magaalada Baydhabo oo lagu wado in uu dhawaan ka furo shirka dib u heshiisiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne Xasan ayaa waxa garoonka duyuuradaha manta ku soo dhaweeyay Madaxweynaha aamulkaas ee xilkiisu dhamaaday C/asis Laftagareen. Madaxweyne Xasan ayaa guddoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe…

Read More

Axmed Madoobe oo booqanaya Jabuuti

Jabuuti January 15, 2023 (SD) – Kulan manta madaxtooyada Jabuuti ku dhexmaray Madaxweynaha dalkaa Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha maamulgoboleedka Jubaland Axmed Madoobe ayaa la sheegay in looga wadhadlay iskaashiga labada dal ee dhincyada horumarka iyo amniga. Ujeedada Safarka Madaxweynaha Jubaland ee Jabuuti lama soo bandhigin. Balse madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ka mahadceliyay caasumada iyo sida…

Read More

Shir looga hadlayo dhaqaalaha Soomaaliya oo ka furmay Nairobi

Nairobi January 15, 2023 (QJ) -Kulan sadex cisho soconaya ayaa magaalada Nairobi uga furmay manta dawlada Soomaaliya iyo bangiga aduunka iyo heyada IMF. Kulanka ayaa lagu wadaa in looga wadahadlo deymaha labada hayadood ku leeyihiin Soomalaiya iyo dib u habeynta iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya. Kulanka oo ay ka qeybgeli doonaan Wasaaradaha qorsheynta, shidaalka, Bangiga dhexe…

Read More