Xog la xiriirta iscasilaadii Raiisul Wasaarihii Jabuuti iyo xiriirka uu la leeyahay Ruuxa lagu bedelay

    Jabuuti April 01,2013(SDN)-Raiisul wasaarahII dalka Jamhuuriyada Jabuuti Md Dileyte Maxamed Dileyte ayaa maalinimadii shalay shaaciyay in uu xilkaa iska casilay iyada oo Madaxweyne Ismaciil Cumar uu Dilyete ka aqbalay iscasilaadaasi. Raiisul Wasaarihii hore ayaa la sheegayaa in aanu iscasilin balse uu xilka u baneeyay Cabdiqadir Kaamil Maxamed oo ay Xidid yihiin oo horena u ahaa…

    Read More

      Ra’iisal wasaarihii Dalka Jabuuti oo iscasilay iyo Ismaciil Cumar Geele oo ka Aqbalay

      Jabuuti-31-March-2013{Somalidaisporanews} Wararka naga soo gaaraya magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw uu istiqaaladiisa shaqo katagista ah uu ugudbiyey madaxweynaha ra’iisalwasaarihii dalkaasi. Dileyte Maxamed Dileyte ayaa sheegay in isagoo caafimaad qaba oo dhibaato kale la kulmin uu shaqada iska casilay waxaana si niyad wanaag ah uga aqbalay shaqo katagistaasi Ismaaciil…

      Read More

        R/wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayay oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garbahaarey (Sawirro)

        Garbahareey, March 31.2013——-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayna ka mid yihiin Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhiga, xildhibaano iyo saraakiil kale ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Wafdiga ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey boqolaal dadweyne ah kuwaasoo…

        Read More

          Wasiir ku Xigeenka arrimaha Gudaha oo Furay Shir Wada Tashi ah oo ku Saabsan Mashruuca horumarinta Dawladaha Hoose

          Hargaysa 31.March {SDN} Wasiir ku xigeenka Maamulka ee  wasaarada arimaha Gudaha Mud, Cismaan Garaad Soofe, ayaa maanta  kulan hal maalin ah uga furay Magaalada Hargeysa maayerada  iyo Xog-hayayaasha Fulinta  ee Todoba degmo oo uu ka socdo mashruuca GPLG ee Dawladaha Hoose. Kulan-howleedkan oo ku saabsan sidii looga  arinsan lahaa  howlaha mashruuca GPLG iyo  sida uu…

          Read More

            Fanaanka Nuur Dalacay oo Hees uu hore u qaday Fanaankii Waynaa Marxuum Muuse Ismaciil Qalinle Sheegtay labada heesod Dawasho iyo Dhagayso(Heestii Togdheer)

            London31 March13 (SDN)Fanaanka Nuur Dalacay  oo Hees uu hore u qaday Fanaankii Waynaa Marxuum Muuse Ismaciil Qalinle Sheegtay, fanaanka oo sheegay in heesta uu u samayey Abwaan Hadraawi. Wwaxa la yaab leh sida uu dadka ugu jaha hababinayo isaga oo luuqdii ay lahayd uu gebi ahaanba badalay, isaga oo u samaystay laxan cusub taas macnahadu…

            Read More

              Daawo Sawiradii Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Maanta ka furmay laguna soo gabo gabeeyay Maansoor Huteel

              Hargaysa 31.March {SDN} Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyay madaxweyne Ku xigeenkiisa Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qeyb galay kalfadhi aan caadi ahayn oo ay Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ku qabsadeen Huteelka Maansoor ee Caasimadda Hargeysa.     Hargaysa SDN. qurbejoog@gmail.com      

              Read More

                Aas Qaran ooo loo Sameeyay Alle ha u Naxariistee Marxuun Aadan Shire Jaamac oo ka tirsanaa Golaha Guurtida

                Hargaysa 31.March {SDN} Waxaaa Maanta Magaalada Hargaysa lagu aasay Eebe Naxariistiisii janno ha ugu Deeqee Marxuun Xildhibaan Aadan Shire Faarax {Sanweyne oo ka mid ahaa Mudanayaasaha Golaha Guurtida oo ku Geeriyooday Shalay Galab Shil ka dhacay Dooxa Lafa ruug ee Degmada Mandheera ee Gobolka Saaxil kadib markii uu qaaday Gaadhigii ay Saarnaayeen . Aaska Marxuunka…

                Read More

                  R/wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Gobolka Gedo

                  Garbahaarey March 31 2013 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa gaaray Gobalka Gedo isaga iyo xubno kamid ah Wasiirada Soomaaliya oo maalmahan booqasho ku maraye Gobalada dalka. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ka dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garbahaareey halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen maamulka Gobalka Gedo iyo shacab badan. Wasiirada arimaha…

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo markale u hanbalyeeyay Dhigiisa Cusub ee Kenya

                    Dubai March 31 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madxweynaha dhawaantan la doortay ee dalka Kenya Uhuru Kenyati,isagoona sheegay in si weyn ay u soo dhaweynayaan. Anigoo ku hadlaya magaca dowlada iyo shacabka Soomaaliya,waxaana hanbalyo gaarsiineynaa Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya,waxaan kalsooni ka muujineynaa hogaamintaada Kenya inay horseedi…

                    Read More