Galmudug oo sheegtay in kulankii ay R/wasaaraha la qaateen uu ku dhamaaday Fashil
Gaalkacyo March 13 2013 (SDN)— Maamulka Galmudug ayaa daboolka ka qaaday in kulan ay Magaalada Gaalkacyo kula qaateen Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu ku dhamaaday isfaham daro kaddib markii Ra’iisul wasaaruhu uu sharuudo adag dhul dhigay Maamulkaasi. Wasiirka Warfaahinta Maamulka Galmudug, Axmed Maxamuud Xasan Baasto oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu…
