Baaq Canbaarayn Xadhiga ” Boqor Raabi” Waxa Diraaya Qaar Kamida Dhalinta Malaysia “Aadista Xamar Uma Aragno Jariimad” Maxa Lisanka Lo Siiyay Shirkadaha Diyaradaha Ee Taga. Hadi Ay Xaaran Tahay Tagisteedu.!
Ujeedo Baaq Canbaarayn Xadhiga Boqor Raabi. Qaar Ka Mida Dhalinyarada Wadanka Malaysia Ku Sugan Ee Wax Ku Baratay. Iyo Kuwo Hadda WaxBarashadu U Socotoba.Waxay Diraayaan Baaq Canbaarayn Xadhiga Boqor Raabi.Ugu Horayn Dhamaan Dadka Magacyadoodu Hoos Ku Qoran Yihiin Waxay Cambaaraynaynaa Xadhiga Boqor Raabi Yussuf Cabdilaahi Kaasoo Mudo Dhawr Week Ahba Ku Xidhan Magaalada Hargeisa. Hadaba Hadii Aanu Nahay Dhalinyarada Magacyadoodu…
