XAFIISKA XIDHIIDHKA JAALIYADAHA JSL OO KA CODSADANAYA Dr. CABDIRAXMAAN UBAXLE INUU KA NOQDO GO’AANKII UU ISKA CASILAY,DIBNA U SOO MAGAACAABAY
Hargeysa Mar 12,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cali markuu tixgeliyay kaalinta firfircoon iyo doorka aad ku lahayd hawlaha abaabulka iyo isku xidhka jaaliyadaha Somaliland ee dalalka Europe taasoo waxtar badan ugu fadhiday Xafiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL iyo guud ahaan qaranka Somaliland dhinaca iskaashiga iyo midawga |Jaaliyadaha ee qadiyadda gooni isutaagga JSL iyo…
