Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Somaliland Ku Sugan Uga Digtay Khataro Amni Daro

    Kenya Febr 5,2013 (SDN) Dawladda Maraykanka ayaa muwaadiniinteeda ku sugan Somaliland uga digtay inay ku dhex safraan gudaha Somaliland isla-markaana ka shaqeeyaan. Safaarada Maraykanka ee Magaalada Nairobi ayaa qoraal ay goor  dhawayd soo saartay ku sheegtay inay heshay warar lagu kalsoon yahay oo sheegaya in dadka reer galbeedka oo ay ku jiraan kuwa Maraykanku ay…

    Read More

      Madaxwaynaha Iyo Ku Xigeenkiis Oo Khilaaf Adag Soo Kala Dhex-galay, Saylici Oo Wasiirro Sasabaad Kaga Joojiyeen Shir-jaraa’id Iyo Safarkii Ingiriiska Oo U Dhow Inuu Baaqdo

      Hargaysa Febr 5,2013 (SDN) Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo ku xigeen ku xigeenka Somaliland, ayaa waxa soo kala dhex galay khilaaf dibada u soo baxay, kaasi oo sababay in Madaxwayne Siilaanyo safarkiisii maanta galinka dambe u dhaco. Khilaafka labada masuul oo soo taagnaa intii lagu jiray isku shaandhaynta lagu sameeyay Badhasaabada, ayaa…

      Read More

        Maxkamadeynta Wariye Koronto iyo dadkle oo ay isku kiisyihiin oo maanta markale ka bilaabaneysa Muqdisho

        Muqdisho Feb 05 2013 (SDN)– Waxaa maanta Maxkamada gobolka ee Magaalada Muqdisho ka bilaabaneysa markale dhageysiga Maxkamadeynta Wariye C/casiis Koronto iyo dadkale oo ay isku kiisyihiin. Madasha Maxkamadayntu ka bilaaban doonto ayaa waxaa kusii qul qulayay tiro saxafiyiin ah iyo dadkale kuwaasi oo doonaya in ay la socdaan sida ay wax udhacayaan waxaana qaar kamid…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Isku Shaandhayn Mug leh ku sameeyay Gudoomiyeyaasha Gobolada.

          Hargaysa 05.Feb (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa isku Shaandhayn Mug leh ku sameeyay Gudoomiyayaasha Gobolada isagoo isku bedelay inta badan badhasaabada Gobolada Marka laga reebo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil,Waxaa kale oo  uu Madaxweynuhu  Magacaabay Badhasaabo Cusub halka uu Xilkii ka qaaday Gudoomiyaha Gobolka Awdal. Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada…

          Read More

            Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo faah faahin ka bixiyay kulan uu la qaatay Dived Cameron

            London Feb 05 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu faah-faahin ka bixiyay kulan ay wada qaateen Ra’iisul Wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameroon kaasi oo ka dhacay dalkaasi. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu sheegay in kulanka Ra’iisul Wasaaraha ay isku soo hadal qaadeen arimo dhowr ah oo ku aadan dalka Soomaaliya. Wuxuu sheegay…

            Read More

              C/fitaax Geesay guddoomiyihii gobolka Bay oo xilkii laga qaaday

              Muqdisho Feb 05 2013 (SDN)– Dowladda Soomaaliya ay xilkii ka qaaday Gudoomiyihii gobolka Bay islamarkaana isbadal ku sameysay Maamulka gobolkaasi. Digreeto uu ku saxiixnaa Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Prof: Maxamed Sheekh Cusman Jawaari ayaa waxaa isbadal lagu sameeyay intabadan Maamulka gobolka Bay oo uu hogaaminayay C/fitaax Geesey. Digreetada uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Barlamanka ahna kusimaha Madaxweynaha…

              Read More

                Farasiiska oo Duqeymo ka wada Woqooyiga Maali

                Bamako Feb 05,2013(SDN)-Dayuuradaha dagaalka ee ciidamada wadanka faransiiska ayaa  ayaa duqeeyey xarumo ay kooxaha falaadaha ay ku leeyihiin dhulka fog ee ku yaala dhinaca woqooyi ee wadankaasi Maali. Wasiirka arimaha dibada ee Faransiiska ayaa sheegay  weeraradani xaga cirka in looga gol leeyahay sidii loo jari lahaa wadooyin ka ay sahaydu usoo jmarto kooxaha mintidiinta ah…

                Read More

                  Madaxwayne Siilaanyo Oo Caawa Wasiir-Ku-Xigeeno Cusub U Magacaabay Wasaarradaha Ganacsiga Iyo Caddaalada.

                  Hargeysa 5 Feb 2013(qurbejoog)  Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa Magacaabay laba Wasiir ku xigeen oo ay yeelan doonaan Wasaaradaha Caddaalada iyo Ganacsiga. War-saxaafadeedka lagu shaaciyey xilalkan cusub ayaa u dhignaa sidan: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-1573/022013 ku magacaabay laba wasiir…

                  Read More

                    Wardegdega Madaxwayne Siilaanyo Oo Caawa Isku Badalay Guud Ahaan Badhasaabada Gobolada Dalka,

                    Hargeysa 5 Feb 2013 (qurbejoog)Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa isku badal cajiib ah ku sameeyay badhasaabada gobolada dalka. Madaxwayne Siilaanyo, waxa uu Badhasaabkii Gobolka Sool u Magaacaabay Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex, halka badhasaabka Gobolka Maroodi-jeexna loo badalay Sool. Maaxwayne Siilaanyo, waxa uu xilka ka qaaday badhasaabkii Gobolka Awdal. War-saxaafadeed uu Caawa soo…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Oo 24 Saacadood Ee Soo Socda Usoo Ambaxaya Safar Dalka Ingiriiska

                      London 4Feb13(qurbejoog) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefdi balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa la filaya in 24-ka saacadood ee soo socda uu safar ugu soo ambabaxo magaalo madaxda dalka ingiriiska ee London     Wefdiga madaxweynaha ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhawaan dawladda ingiriiska iyo dalal ku yaalla qaaradda yurub ay…

                      Read More

                        SafaaradaIngiriiska ee Addis ababa oo Fiisayaasha Dal ku galkooda ka joosisay Xildhibaano Somaliland u dhashay iyo Xildhibaan Nac Nac oo ka mida dalka ku soo labtay

                        London 4Feb13(qurbejoog)Safaaradaha Dalalka Ingiriiska ee fadhigoodu yahay Dalka Itoobiya ayaa u soo diiday Fiisayaasha lagu galo dalalkooda Xildhibaan Nac nac iyo xildhibaano kale oo la socday oo ka mid ahaa Sadex Xildhibaan oo doonayay safari nay ku tagaan Dalka Ingiriiska iyo sadex xubnood oo ka mid ah Guddidda Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha…

                        Read More

                          Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisal Wasaaraha Britain oo London ku kulmay (SAWIRRO)

                          London 4Feb13 (qurbejoog) Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisal Wasaaraha Britain ayaa waxay ka wada hadleen xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Britain, sidoo kalena waxay isla soo qaateen xaaladda dalka Soomaaliya kaddib dhismihii dowladda Federaalka Soomaaliya. Labada mas’uul ayaa waxay kulankan si qoto dheer uga wada hadleen arrimaha ammaanka Soomaaliya oo dowladda Federaalka muhiimadda koowaad ay siineyso iyo sida…

                          Read More

                          Baltimore Ravens Ayaa Ku Guuleysatey Super Bowl Xlvii 34-31-na Ku khaarijisey San Fransico 49ers (By Jaahuur)

                          New Orleans Louisiana,Feb-04-2o13-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falaqeyneynaa ciyaartii finalka ahayd ee dhex martey Baltimore Ravans And San Fransisco 49ers. Intii aanciyaartu bilaaban ayaa dadweynaha garoonka soo buuxuyei korna u dhaafey 70,000 kun ayaa xusey duufaantii ka dhacdey New Orleans ee (KATRINA) oo kalaaftey hooy la’aana ku riidey dad kor u dhaafey 20,000. Ciyaartan oo…

                          Read More

                            Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Awdal oo ka waramay waxqabadkii u suuro gal sannadkii tagay.

                            Boorama 04.Feb.(SDN)       Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Awdal, Axmed CabdiRaxmaan Xassan,[Ilka-case,] ayaa Maanta Ka warbixiyay Hawlgaladii Ciidanka Booliska ee Gobolka Awdal ee Sanadkii Dhamaaday. Taliyuhu  waxa uu Sheegay in Sanadkii Tagey u Gudbiyeen Hay’adaha Garsoorka Kiisas, Isugu Jira Falal Dembiyeedyo Kala Duwan, Dacwado kala duwan oo la xidhiidhana Lagu Soo eedeeyey. Dhanka Kale, Waxa uu…

                            Read More