Xildhibaan Nac Nac oo beeniyay in Qandaraas lagu siiyay isaga iyo Laba Xildhibaan oo Kale daabacaada Somaliland E-passport .

    Hargaysa 04.Feb.(SDN) Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac Nac,oo ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Somaliland,ayaa  waxba Kama Jiraan Ku tilmaamay Warar ay Warbaahinta Maxaliga Ah Qaarkood ay dhawaanta Qoreen oo Sheegayey in Xildhibaano uu  ka Mid yahay Qandaraas Lagu siiyay soo Daabicida Baasaboor Cusub  oo dalka loo soo daabacayo Somaliland.   Xildhibaan Nac nac…

    Read More

      Ganacsatada Kaalmaha Shiidaalka ee Berbera oo amaan u diray Xukuumada Somaliland.

      Berbera.04Feb.(SDN) Ganacsatada Kaalmaha Shiidaalka ee Magaalada Berbera oo Shir Jaraa’id maanta ku qabtay Xaruntooda ayaa ku amaanay Xukuumada Somaliland Isbedelka Wayn ee ay ku samaysay Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Magaalada Berbera kadib markii Sida ay Xuseen loo Madax banaaneeyay in Ganacsatadu ay dalka keenaan Shiiaalkii ay Kootada ku haysatay Shirkadii Total  ee wakhti hore dalka…

      Read More

        Gabadh Soomaliyeed oo Mucijiso ah oo Quraanka Xafiday oo Ilmaheedii Laga Qadayo oo Gurmad Waydiisanaysa Ummada Somaliyeed ee ku Dhaqan Uk

        London 4Feb13(qurbejoog) waxay shalay ahayd markii aan la kulmay mucjisadan haysata gabadhan somaliyeed oo iga waran tay nolasheeda markii ay ka soo baxday baraamij laga sameyey gabadhan oo markii hore tvga somalichenel u warantay ayaa markii danbe aniga si gaara igu warantay iyada oo ummada somaliyeed waliba ee ku dhaqan uk ka dalbatay in loo…

        Read More

          Dad la sheegay in ay ka danbeeyeen Bom lagu tuuray Ciidamo boolis ah oo lagu soo bandhigay Muqdisho

          Muqdisho Feb 04 2013 (SDN)— Saraakiisha dhanka ammaanka ee Degmada Xamarweyne ayaa maanta soo bandhigay labo ruux iyo gaari nooca caasiga loo yaqaan oo ay sheegeen in laga soo dhextuuray bam gacmeed ciidamo ka tirsan Dowladda lagu weeraray. Taliyaha ciidamada Degmada Xamarweyne Maxamed Daahir oo maanta warbaahinta kula hadlay degmadaasi ayaa wuxuu sheegay in labada…

          Read More

            MOHAMED KAAHIN IYO MUUSE BIIXI +XISBIGA KULMIYE + GOLAHA DHEXE ARINKOODA OO KA DHIGAN SIDAY WAX YIHIIN SHANTUBA WEY INA KALA SHEEGI!!!! FAALO WARIYE KHADAR BITIJOOR

              (KamaplaSDN)Akhristayaal waxaan din soo bandhigi doona arimo   ku gadaaman xisbiga kulmiye oo ilaa hada aan qabsan shirki golaha dhexe ee lagu doorayey musharaxa madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa midaas oo ay dadweynaha reer somaliland aragtiyo kala duwan ka baxsheen  . Hadabo arimaha ayaa waxaan idin balan qaadayna inaan  si hufan idinku soo bandhigno warbixin…

            Read More

              Ra’iisul wasaare Saacid oo ka hadlay Dhawrida Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

              Muqdisho Feb 04 2013 (SDN)– Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxa uu ka hadlay kaalinta dowladda Soomaaliya ee Xuquuqul Insaanka iyo sidii loo ilaalin lahaa. C/faarax Shidoon Saacid ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliyeed ay ka go’antahay ilaalinta iyo dhawrida xuquuqul Aadanaha, waxaana uu tilmaamay in markasta ay u taaganyihiin ka hortaga waxyeelo…

              Read More

                Wasiirka Dibu dejinta Somaliland oo Xadhiga ka Jaray adeeg ay Shirkada Hargaysa Taxi soo kordhisay.

                Hargaysa 3.Feb (SDN)        Wasiirka wasaarada  Dib u dajinta iyo gudoomiyaha gobolka maroodijeex oo maanta ka qayb galay xaflad lagu daaf furayay qayb cusub oo lagu kordhiyay shirkada Hargaysa Taxi. Munaasibad balaadhan oo ay ka soo qayb galeen wasiirka wasaarada dib u dejinta somaliland Md Sleebaan Xaglotoosiye ,gudoomiyaha gobolka Maroodi-Jeex axmed cumar xamarje iyo marti sharaf…

                Read More

                  Wasiiro soo Indho indheeyay Qaabka loo bilaabi karo dhismaha Jid laami ah oo Xidhiidhin doona Kala baydh iyo Wajaale.

                  Hargaysa 3.Feb (SDN)   Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland C/casiis Maxamed samaale  oo uu Weheliyo Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi X Cali Xasan ayaa maanta booqasho ku tagay Magaaladda Gabilay si ay u bilaabaan qorshaha lagu dhisayo Jidka u dhaxeeya Kalabaydh iyo wajaale. Jidka kalabaydh iyo Wajaale u dhaxeeya oo qiyaas ahaan dhan 19 Km ayaa ah…

                  Read More

                    Urur Siyaasadeedkii Rays oo la Midoobay Xisbiga talada haya ee Kulmiye.

                    Hargaysa 3.Feb.(SDN)    Munaasibad  Balaadhan oo urur siyaasadedka Rays uu ku biirayay  Xisbiga kulmiye  ayaa maanta lagu qabtay huteelka Maansoor ee Magalada hargaysa. Waxaa Munaasibada Midowga Xisbiga Kulmiye iyo Urur Siyaasaddeedkii Rays ee ku hadhay Marxaladii u soo gudubka Sadexda Xisbi qaran ka qayb galay Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye iyo Urur Siyaasadeedka Rays, Taageerayaasha Xisbiga…

                    Read More

                      Faysal Cali Warabe Muxuu ka yiri hadalkii Faroole ee ahaa isku biirida Somaliland iyo Puntland (Dhageyso)

                      Hargeysa Feb 03 2013 (SDN)— Faysal Cali Warabe, hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID   ayaa waxa uu ka hadlay war dhawaan ka soo yeeray Hogaamiyaha Maamulka Puntland oo ahaa in ay jiraan wadahadal u dhaxeeya Labada maamul islamarkaana hadii ay go’aan sadaan ay isla go’ayaan hadii kalese ay Soomaaliya kuwada biirayaan. Hoggaamiyaha  xisbiga UCID ayaa…

                      Read More

                        Ra’iisul wasaare Saacid oo maanta la kulmay Agaasimayaasha Wasaaradaha Xukuumada Soomaaliya

                        Muqdisho Feb 03 2013 (SDN)– Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saaci, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay dhamaan Agaasimayaasha Wasaaradaha dowladda Soomaaliya kuwaasi oo uu kala hadlay dar-dargalinta howlaha wasaaradaha Xukuumadda uu hogaanka u yahay. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa kulanka uu la qaatay dhamaan Agaasimayaasha waxa uu ka dhacay Xafiiska uu kuleeyahay Dhismaha Madaxtooyada…

                        Read More

                          Uganda oo ugu baaqaday deeq bixiyayaasha in ay taageeraan dib u dhiska Ciidamada Soomaaliya

                          Bihanga Feb 03 2013 (SDN)— Dr. Crispus Kiyonga, Wasiirka Difaaca dowladda Uganda oo ka hadlay xaflad Ciidamo dowladda Soomaaliya tabar loogu soo xirayay oo ka dhacday Xirada Bihanga ee galbeedka dalka Uganda ayaa ugu baaqay deeqbixiyayaasha in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska Ciidamada dowladda Soomaaliya. Wasiirka Difaaca Uganda ayaa tilmaamay in Caalamka looga…

                          Read More

                            Golaha Deegaanka ee Degmada Balli Gubadle oo doortay Gudi hoosaadyo ka shaqeeya hawlaha dawlada hoose.

                            Hargaysa 3.Feb.(SDN) Golaha deegaanka ee Degmada balligubadle ayaa fadhi ay manta ku yeesheen xaruntooda oo ay kala soo qayb galeen Maamulka gobolka iyo taliyayaasha ciidamadu waxa guddi hoosaadadii golahaasi  loo calaamadiyey waajibaadkooda shaqo. Mayorka magaalada balligubadle Md cabdi iimaan Jaamac ayaa hadalo uu halkaa uga jeediyey xubnaha golaha deegaanka waxa uu u sheegay guddi hoosaad…

                            Read More