Gudoonka Waxbarashada ee Gobolka Sanaag oo Kormeer ku soo maray Dugsiyada Waxbarasho ee Gobolkaas.

    Ceerigaabo 3.Feb( SDN)  Guddoomiyaha W/waxbarashada & Tacliinta Sare G/Sanag Aniis Saalax Xaaji Xasan oo ay weheliyaan mas’uuliyiin katirsan wasaaraddiisan iyo hay’adda waddaniga ah ee Candlelight ayaa kaddib fasaxa dugsiyada oo waqtigan lagasoo laabtay awgeed korkeer ku saabsan dar-dargelinta iyo u kuurgelista habsami u socodka hawlaha waxbarashada wuxu kusoo maray 11 goobood oo ka mid ah…

    Read More

      Xisbiga Ucid Muxuu ka Yidhi Derajo Bixinta Ciidamada.

      Hargaysa3.Feb( SDN) Guddoomiye Ku xigeenka sadexaad ee Xisbiga UCID Md. Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray”, ayaa Warsaxaafadeed uu ka soo Saaray Caasimada Hargaysa waxa uu ku Cadeeyay  Talaabadii ay Maalintii Shalay ku bixisay Darajada Ciidamada ,Waxaa kale oo uu soo Jeediyay  in 1-da Bisha Feberwari loo aqoonsado maalintii Hubka dhigista Somaliland. Warsaxaafadeedkan oo Dhamaystiran ayaa…

      Read More

        Marwada Maddaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka jartay Wado Laami ah oo isku xidhaysa Xaafado ka mid ah Hargaysa .

        Hargaysa3.Feb( SDN)    Marwada Koowaad Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde(Aanina Waris) ayaa maanta xadhiga ka jartay waddo laami ah oo dhan 1 km iyo badh oo isku xidhi doonta xaafadaha sheekh Mubaarig iyo sheekh Nuur ee Degmada Gacan Libaax Ee Magaalada Hargeysa. Munaasibad balaadhan oo xadhiga lagaga jarayo wadadaasi oo lagu qabtay goobta wadadan laga…

        Read More

          Golaha Guurtida oo Warbixin ka dhagaystay Gudi hoosaadka arrimaha Dibada.

          Hargaysa3.Feb( SDN)      .Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Somaliland oo uu shir gudoominayey Gud/Xigeenka labaad ee Golahaasi waxay mudanayaashu warbixin ku saabsan siyaasadda Arimaha dibadda ka dhegaysteen guddi hoosaadada siyaasadda arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah. Iyo arimaha nabadgelyada iyo Difaaca Xildhibaan Sahal iidle Dirir waxa oo ah gudoomiyaha guddi hoosaadka siyaasadda arimaha dibadda oo warbixinta…

          Read More

            CPJ oo Warqad qoraal ah u gudbisay Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Dived Cameron, WARSAXAAFADEED

            New York Feb 03 2013 (SDN)—Kulanka aad la qaadaneysid Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Todobaadkan, waxaan jeclaan la heyn aad kula soo qaado arrimihii u danbeeyay ee ay dowladda Soomaaliya sameysay iyo sidoo kale dilaka loo geysanayo saxafiyiinta Soomaaliyeed. Mr. Ra’iisul wasaare, Wasiirka Arrimahada dibada Ingiriiska William Hague waxa uu dhawaan soo bandhigay qorshe cusub…

            Read More

              Khudbadihii masuuliyiintu ka jeediyeen munaasibadii aassaaska ciidanka Qaranka Somaliland(DHEGEYSO)

              Hargeysa Feb 02,2013(SDN)-Waxa maanta munaasibad balaaran Hargeysa loogu abtay sanadguuradii 19 aad ee ka soo wareegtay asaaskii ciidamada Qaranka Somaliland. Munaasibada oo sidoo kal maanta lagu xiyay darajiiyinka ciidamada ayaa waxa ka hadlay masuuliyiin kala duwan,Halka ka dhegeyso khudbadahooda.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Ciidan.mp3″]  

              Read More

              Ghana oo 2-0 Ku Saloolatey Cote Verde Quarter Final Cup Of Nations 2013 ( By Jaahuur)

              Nelson Mandela Bay Stadium-Feb-02-2013-qurbejoognews.com-Akhyarrtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureyna dabcan horyaalka Afrika oo la soo guda galey Semi Final. Haddaba iyada oo biloodey Semi Finalkii xulkii laga badiyaana waxuu u baqoolidoona xaafadahoodii. Saaxiibayaal labada xul ee maanta inoo furey foodana isla gaey waa Ghana iyo Cote Verde waxaana ka soo qeyb galaey dadweyne aan la soo…

              Read More

                Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Suldaan lagu dilay Boosaaso baaqna u diray Beeshiisa

                Boosaaso Feb 02 2013 (SDN)– Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ka tacsiyadeeyay dilkii loo geystay Allaha unaxariistee Suldaan Muuse Faarax Muuse (Onkod) oo Rag hubeysan ay ku dileen Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. C/raxamaan Faroole ayaa u sheegay saxaafada in falkaasi dhaxdinta leh la soo gaarsiiyay ilamarkaana uu aad ugana naxay waxaanu intaasi ku…

                Read More

                  Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka hadlay hoos u dhaca sarifka doolarka

                  Muqdisho Feb 02 2013 (SDN)— War-Saxaafadeed Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya. Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa looga hadlay sharciga maamul-u-samaynta Gobollada, Sarifka Lacagaha Qalaad iyo Warbixin kooban oo laga dhageystay Wasiirka Horumarinta iyo Adeegga Bulshada Drs Maryam Qaasim. Ugu horreyntii Goluhu…

                  Read More

                    Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo ka waramay baadhis ay ku hayaan Wershada Korontada ee Caasimada hargaysa .

                    Hargaysa 02.Feb.(SDN) Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Muxumed Aw Cabdi Maxmaed ayaa markii u horaysay ka hadlay baadhis ay ku wadaan Warshada Korontada ee Caasimada Hargaysa. Hanti dhawraha oo ay weheliyaan Saraakiil ka tirsan Wershada Korontada ayaa saxaafada kula hadlay xarunta Wershadaas ee Caasimada Hargaysa. Hanti dhawraha Guud ee Qaranka ayaa tilmaamay inay maalmaahanba hawl…

                    Read More

                      Golaha Wakiilada Somaliland oo Duuduub ku ansixiyay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada.

                      Hargaysa 02.Feb.(SDN)     Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Si duuduub ah ku ansixiyay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada. Fadhigan oo uu Shir gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax,Waxaa ka Soo Xaadiray 49 Xildhibaan oo ka mid ah 82ka Mudane ee Golaha Wakiiladu ka kooban yahay .   Gudoomiyuhu waxa…

                      Read More

                        Sanad Guuradii 19aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka oo loogu wanqalay Derejo Siinta Taliyeyaasha Ciidamada .

                        Hargaysa 02.Feb.(SDN) Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay xuska sanadguurada 19-aad ee aasaaska CQ Somaliland oo ku beegan maanta oo taariikhdu tahay 02 bisha febaury. Munaasabadda Xuskaasi oo lagu qabtay xarunta taliska guud ee CQ Somaliland ee magaalada Hargaysa ayaa waxaa kaloo ka soo qayb galay sadexda Gole Qaran,…

                        Read More