MSF oo ka codsatay dowladda Soomaaliya in la baaro dadkii ka danbeeyay shaqaale looga dilay Magaalada Muqdisho
Jan 10 2013 (SDN0- Hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa weydiisatay dowladda Soomaaliya in baaritaan lagu sameeyo gacan-ku-dhiigle dil ugu geystay Muqdisho laba shaqaalahooda ka mid ah bishii December ee sannadkii 2011 oo ay sheegeen in dhawaan laga sii daayay xabsiga magaalada Muqdisho.iyagoo taasi ku micneeyay sharci-daro. Meinie Nicolai oo ka mid ah…
