Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta ka hadlay xiritaankii kafadhiga kowaad ee barlamanka

    Muqdisho Jan 07 2013 (SDN)— Barlamanka Soomaaliya ayaa maanta soo xiray Kafadhigii 1aad ee barlamanka u furmay tan iyo markii ay si rasmi ah ula wareegeen shaqadooda sanadkii dhamaaday.  Munaasabada lagu soo xiray kalfadhiga koowaad ee barlamanka ayaa waxa lagu soo badhigay waxqabadii barlamanka intii uu shaqadan waday waxaana ka hadlay guddoomiyaha barlamanka Mr Jawaari…

    Read More

      Golaha wasiirada oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho, go’aamana soo saaray (Warbixin)

      Muqdisho Jan 07 2012 (SDN)— Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho kaasi oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul wasaraaha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.  Shirka maanta ee golaha wasiirada ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Amaanka, qoshaha 100ka maalin ee Xukuumadda, iyo go’aan uu soo hordhigay dowladda Urur goboleedka IGAD.  Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda…

      Read More

        Guddiga Caddaalada Somaliland oo isku-shaandhayn ku sameeyay guddoomiyeyaasha Maxkamaddaha saddex gobol

        Hargeysa January, 7 2012 (SDN)- Guddiga Caddaalada Somaliland ayaa isku-shaandhayn ku sameeyay guddoomiyeyaasha maxkamadda heer gobol iyo degmooyinka qaarkood ee gobollada dhinaca galbeedka dalka. Wasiirka Caddaalada Somaliland Mr. Xuseen Axmed Caydiid ayaa dhaqangeliyay go’aanka isku-bedelka ah ee guddiga Caddaaladu soosaaray, kaasoo u dhignaa sidan; 1-C/raxmaan Jaamac Hayaan guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi-jeex waxa laga dhigay…

        Read More

          Barlamanka Maamul goboleedka Puntland oo meel mariyay miisaaniyada sanadka 2013ka ay ku shaqeyn doonaan

           Muqdisho Jan 07 2013 (SDN)- Afhayeenka barlamanka Maamulka Puntland oo la haday warbaahinta ayaa u sheegay in maanta barlamanka maamulkaasi uu ansixiyay miisaniyada sanadka 2013ka.  Afhayeenka ayaa sheegay in kulan ay ku yeesheen Mudanayaasah barlamanka Puntland Magaalada Garoowe islamarkaana ay soo xaadireen 48-mudane lagu ansixiyay miisaaniyada sanadka.  Madasha lagu ansixinayay miisaaniyada maamulka Puntland aya waxaa…

          Read More

            Kooxo hubeysan oo Hooyo 27-sano jir ah Ninkeediina geeriyooday ku kufsaday Xiro ku taala Muqdisho

            Muqdisho Jan 07 2013 (SDN)— Warbixin uu baahiyay Tv-ga Al Jazeera ayaa waxaa ay sheegtay in barkacayaasha ku dhaqan degmooyinka Magaalada Muqdisho ay dhibaatooyin isugu jira dil iyo kufsi ay u geystaan dad ku labisan darka Ciidanka dowladda Soomaaliya.  Wariyaha warbixintan diyaariyay oo la kulamay qaar ka mid ah dhibanayaal falal kufsi ah loogeystay ayaa…

            Read More

              Foowsiyo Yuusuf Xaaji oo gaartay xalay Magaalada Rome ee dalka Talyaniga

              RomeJan 07 2013 (SDN)— Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa xalay waxa ay gaartay Magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga halkaasi oo ya kula kulmi doonoto ma’uuliyiin katirsan dowladda Talyaniga.  Fowsiyo Yuusuf Xaaji ayaa markii ay gaartay Madaarka Magaalada Rome waxaa ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan safarada Soomaaliya ee Talyaniga, Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool…

              Read More

                Barlamanka oo maanta yeelanaya kulan lagu soo xirayo kafadhigii 1aad iskuna diyaarinaya fasax

                Muqdisho Jan 07 2013 (SDN)- Barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay Xarunta golaha Shacbiga ee Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan lagu soo gunaanudayo kalfdhigii koowaad ee barlamanka tan iyo intii uu shaqdiisa bilawbay sandkii aynu ka soo gudubnay.  Qaar ka mid ah Xildhibaanada barlamanka Soomaaliyeed oo aan la xiriiray ayaa ii sheegay…

                Read More

                  Muxudiin Kaalmooy: Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade waxa uu la mid noqo doonaa garoomada calamka

                  Muqdisho Jan 07 2013 (SDN)— Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska dalka ee xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxudiin Maxamed Kaalmooy ayaa wuxuu sheegay in Garoonka Diyaaradaha ee magalada Muqdisho la dhisi doono islamarkaana lala mid dhigi doono garoomada caalamka horumaray.  Wasiirku wuxuu tilmaamay in Garoonka Diyaraha lagu samayn doono Dhismo wayn isla markaana lala mid…

                  Read More

                    Talibaan oo Madax dhaqameed ku laayay Afgaanistaan

                    Kandahaar Jan 07,2013(SDN)-Talibaan ayaa qarax la beegsaday kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mida madax dhaqameedka Gobolka Kandahaar ee dalka Afgaanistaan. Laba ruux oo is miidaamiyay ayaa galaaftay ilaa shan ka mida madax dhaqameedkii madasha fadhiyay sida ay shaacisay dawlada Afgaanistaan masuuliyiihteeda gobolka Kaandahaar. Kulanka qaraxa lala beegsaday ayaa haa mid todobaadle ah oo madax…

                    Read More

                      Maraykanka oo canbaareeyay hadalkii uu jeediyay Madaxweynaha Syria Bishar Al Assad

                      Washington Jan 07 2012 (SDN)- XukuumaddaWashingtonayaa canbaareysay qudbadii uu jeediyay Madaxweynaha dalka Syria Bishar Al Assad taasi oo uu ku sheegay in Mucaraadkiisa ay daba dhilif u yihiin wadamada Galbeedka ee uu Maraykanku ugu horeeyo.  Maraykanka ayaa sheegay in Mucaaradka dalkaSyriaay yihiin dad ka soo horjeeda talada Madaxweyne Assad iyo qoskiisa oo muddo dalka soo…

                      Read More

                        Warbixintii Wasiirka Maaliyada Somaliland halkan ka dhagayso

                        Hargeysa Jan 07,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Md Cabdicasiis Samaale oo ka warbixyay miisaaniyada dalka ee Sanada 2013 ayaa waxa uu si qoto dheer uga waramay heerka dhaqaale ee danlka iyo isbedelka la filayo mudada cayiman ee miisaaniyadu cayintay. halkan hoose ka dhegeyso   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Wasiirka Maaliyada.mp3″]

                        Read More

                          Telefishanka Somali channel ayaa wuxuu weraysi dhinacyo badan leh la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka xog waramay socdaal uu ku jooga magaalada London Daawasho wacan:

                          London 07Jan13 (SDN)– Telefishanka Somali channel ayaa wuxuu weraysi dhinacyo badan leh la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka xog waramay socdaal uu ku jooga magaalada London Daawasho wacan:  

                          Read More

                            Golaha Dhaqanka ee Beesha Ciise oo Daboolka ka qaaday inay ka soo hor jeedaan Maayarada Degmooyinka Saylac iyo Lug haya

                            Hargaysa 06.Jan.(SDN) Golaha dhaqanka ee Beesha Ciise ayaa magaaladda Diri-dhaba ee dalka Itoobiya waxay maanta ka soo saareen Warsaxaafadeed ay kaga soo horjeedaan doorashadii Maayarka iyo Maayar ku xigeenka  Magaalooyinka Saylac iyo Lughaya. Afhayeenka Beesha Ciise ee dalka Itoobiya Maxamed Jibriil Waabari ayaa sharaxaad ka bixiyay arrimaha ay ku salaynayaan qaadacaada labada Gole deegaan ee…

                            Read More

                              Maayarka Cusub ee Caasimada oo si rasmi ah Maayarkii hore ugala wareegay hawlihii Maamul ee Caasimada

                              Hargaysa 06 Jan.(SDN) Maayarka Cusub ee Caasimada Hargaysa Eng Yuusuf Warsame Siciid ayaa maanta si dhamaystiran ugala wareegay duqii hore ee Caasimada Eng Xuseen Maxamud Jiciir hawlihii Maamulka Caasimada. Munaasibad lagu qabtay Xafiiska Maayarka Caasimada oo ay goob joog ka ahaayeen Maayar Xigeenka Cusub ee Caasimada Hargaysa C.casiis Maxamed Xaashi ,Maayar ku xigeenkii hore ee…

                              Read More

                                Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga kajaray dhismaha Nabadsugida Shadooyina Gudoonsiyay

                                Muqdisho Jan 06 2013 (SDN)— Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay maanta Munaasabada Sanad guuradii 41 aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ciidamada Nabad sugida ama sirdoonka isagoo dhanka kale xariga ka jaray dhismaha Hey’ada Nabad sugida.  Xasan sheekh Maxamuud Madaxweynaha soomaaliya ayaa xariga ka jaray dhismaha kaas…

                                Read More