C/raxmaan Faroole: Dilalka ka dhacay Soomaaliya waa kuwo Argagixiso siyaasadeed ah
Boosaaso Jan 05 2013 (SDN)— Madaxweynaha maamul Gobaleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa wuxuu ka hadlay dilalka qorsheysan ee ka dhaca dalka Soomaaliya oo ay geestaan kooxaha hubaysan. Isaga oo ka hadlaye kulan ka dhacay Magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland Madaxweyne Faroole wuxuu sheegay in dilalka loo geesto dadka indheer garadka ay tahay arin…
