Golaha Wakiilada Somaliland oo beri u balamay ansixinta Xeerka Komiishanka Maamul Wanaaga ,Gudi loo saaray Xeerka Booliska , Iyo Mooshin ku wajahan Xeerka Caasimada
Hargaysa 6 Jan.(SDN) Golaha wakiiladda ee Somaliland fadhigiisii maanta oo uu shirgudoominaayey gudoomiyaha golahaas md. c/raxman maxamed c/laahi ayaa mudanayaasha waxaa loogu gudbiyay xeerka komishanka maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa , oo golaha guurtidu wax ka badal ku soo sa meeyeen . Xeerkan ayaa golahu u balamay inuu gudo galo ansixintiisa maalinta baria ah….
