Maamulka iyo dadka reer Hiiraan oo ka arinsaday sidii howsha Isbitalka Magaalada Baladweyne ay ku sii socon laheyd
Baladweyne Jan 04 2013 (SDN)— Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha ,Waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Beledwayne ee xarumta gobolba Hiiraan iyo sodoo kale maamulka magaalada baladweyne ayaa waxa uu ka dhacay halkaasi. Waxaana uu kulankaasi ku saabsanaa sidii uusan u xarmi lahayn isbitaalka magaalada Beledwayne oo ay dhawaan isaga baxaday…
