Golaha Deegaanka ee Degmada Saylac oo Mar kale doortay Maayarkii iyo Maayar Xigeenkii ay hore u doorteen+Xildhibaanada Beesha Ciise oo fadhiga ka soo xaadirin

      Hargaysa 01,Jan.(SDN) Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada Saylac ayaa maanta  fadhi ay yeeshaan ku doortay  maayarka  cusub iyo maayerku xigeenka  degmadaas. kullankan  oo uu Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha gobolka Salaal  Nuur  Cismaan  Guuleed ayaa waxaa ka soo xaadiray  Toban xildhiiban oo ka mid ah  Todoba iyo Tobaanka xildhibaan  ee golaha cusub ee degmadu…

    Read More

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray dalka Sudan

      Muqdisho Jan 01 2012 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Sudan gaar ahaan gobolka Blue Nile halkaasi oo uu uga qeybgalayo furitaanka  Biyo xireenka cusub ee Wabiga Niil. Magaalada Damaaziin oo ah halka ay ka dagtay diyaarada siday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa waxa ku soo dhaweeyay dhigiisa dalkaasi Cumar Xasan Al…

      Read More

        Ra’iisul wasaare Saacid oo kadalbaday shacabka Soomaaliyeed in ay Xukuumadiisa taageeraan

        Muqdisho Jan 01 2013  (SDN)– Cabadi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iisul wasaarah Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa uu ka dalbaday Umadda Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan Xukuumadiisa si uu uga tilaabsado dhibaatooyinka dalka ka jira ee Xukuumadihii hore la dagay. Ra’iisul wasaaraha oo la hadlayay Idaacadda Afka dowladda ku hadasha ayaa waxa uu sidoo kale ku celiyay…

        Read More

          Maamulka gobolka Sh/dhexe oo la kulmay waxgarad ku dhaqay gobolkaasi, kalana hadlay arrimaha Ammaanka

          Jowhar Jan 01 2013 (SDN)- Kulamada oo ay la qaateen masuuliyinta maamulka Gobalka Shabeelaha dhexe qaar kamid ah waxgaradka kasoo jeeda beelaha daga Gobalkaasi ayaa waxaa looga hadlay arimaha ammaanka iyo sidii la isaga kaashan lahaa. Afhayeenka maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ee Dowladda Soomaaliya Daa’uud Xaaji Ciiro oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in…

          Read More

            Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dhambaal hambalyada Sannadka Cusub Caawa u Diray Shacabka Somaliland

              Hargaysa 31.Dec.(SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu hambalyo ku saabsan munaasibada dhalashada sannadka cusub ee 2013-ka u dirayaa dhamaanba shacbi weynaha reer Somaliland, munaasibada bilowga sannadka cusub awgeed oo ka mida munaasibadaha fasaxa qaran. Madaxweynuhu waxa  uu hambalyo u dirayaa ayaa Qoraalkan oo uu Soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Axmed…

            Read More

              Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Dhaqangaliyay Miisaaniyada Qaranka ee 2013

              Hargaysa 31.Dec (SDN) War-saxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu maanta xeer madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-1492/122012 ku dhaqan-geliyey miisaaniyad qaranka ee sannadeedka 2013-ka. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:  Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;   Markuu Arkay:  Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;   Markuu Arkay:              Go’aanka Golaha Wakiilada, Go’aan Lr. GW/G/KF-20/584/2012…

              Read More

                Raaskanbooni oo lagu eedeeyay in ay ka danbeysay dilkii Nabadoon caan ah loogu geystay Kismaayo

                Kismaayo Dec 31 2012 (SDN)— Nabadoon caan ahaa maalmo ka horna lagu dilay magaaladda Kismaayo ee xarunta gobalka J/Hoose laguna magacaabi jiray  Ismaaciil Maxamed Nuur Askari,waxana dilkiisa lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen  ururka Raaskanbooni. Kulan ay ku yeesheen magaladda Nayroobi odayaal ka soo jeeda gobalka J/Hoose ayaa waxa ay mas’ulyada dilkii nabadoonkii lagu dilay…

                Read More

                  IFJ oo shaaca ka qaatay Sababaha ka danbeeya dilalka saxafiyiinta Soomaaliyeed

                  Muqdisho Dec 31 2012 (SDN)— Ururka u dooda xaquuqda saxafiyiinta caalamka oo la yiraahdo International Federation of Journalists (IFJ) ayaa maanta warsaxaafadeed ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in sanadkaan uu ahaa sanadkii ugu dhimashada badnaa marka loo eego saxaafada kala duwan ee ka howlgala warbaahinta,waxa ayna sheegeen in warbixinta ay ku hayaan sanadkaan…

                  Read More

                    Ahlu Sunna gobalada dhexe oo shacabka ugu baaqday inay ka shaqeeyaan Ammaanka

                    Dhuusamareeb Dec 31 2012 (SDN)— Ururka Ahlusuna ee Gobalada Dhexe dalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay shacabka Gobaladaasi inay ka shaqeeyaan sugidda dhanka ammaanka deeganadaasi. Sheekh Axmed Guureeye Guddoomiyaha guud ee Ururka Ahlusuna Gobalada dhexe dalka Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in qorshaha dhanka ammaanka ee Gobalada dhexe ee dalka Soomaliya uu yahay mid ballaaran. Wuxuu sheegay…

                    Read More

                      Puntland oo markale siweyn uga soo horjeestay shirar lagu qabto deegaanadeeda

                      Garoowe Dec 31 2012 (SDN)— Masuuliyiinta maamulka Puntland ayaa ka hadlay ammaanka deeganadaasi oo maalmahan dambe ay ka taagan tahay dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo looga soo horjeedo madaxweynaha maamulkaasi. Wasiirka amniga ee maamulka Puntland Khaliif Ciise Mudan oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay inaysan u dulqaadan doonin dadka kasoo horjeeda maamulka Puntland ee falalka qal-qalgelinaya…

                      Read More