Al Shabaab oo sheegay in ay dib u qabsanayaan gobolka Sh/dhexe

    Muqdisho Dec 31 2012 (SDN)— Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay dib ula wareegi doonaan deegaanada Gobalka Shabeelaha Dhexe oo ay ku sugan yihiin ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Guddoomiyaha Al-Shabaab ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakudukade oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in iminka uu socdo qorshayaal ballaaran oo ay…

    Read More

      Barlamanka Soomaaliya oo uga fadhiyo wasaarada Maaliyada dhaqaalaha ku baxa Ciidamada

      Muqdisho Dec 31 2012 (SDN)— Iyadoo Baarlamaanka Soomaaliya uu ansixiyay miisaaniyada sanadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu wasaarada maaliyada ka dalbaday inay soo cadeeyaan dhaqaalaha guud ee ku baxo ciidanka. Mahad Cabdala Cawad Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya uu…

      Read More

        Ururka Danaha guud ee Somaliland(Somaliland Concern Group) ee Uk oo shahado sharaf gudoonsiyey Abwaan Siciid Ilko jiir

        London Dec31 2012(SDN) Xaflad balaran oo aad loo soo agasimay oo ay soo qabanqabiyey ururka Somaliland Concern Group ayaa lagu qabtay caasimada London xafladan oo ka socota Galbeedka londona. Xafladan oo loo qabtay Abwaan Siciid Ilko jiir oo ah Abwaan Qaran una soo halgamayey xisbigii kulmiye ee talada Haya  ayaa waxa ka soo qayb galay aqoon…

        Read More

          Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Wafdigii dhawaan booqday Magaalada Kismaayo

          Muqdisho Dec 30 2012 (SDN)— Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay masuuliyiintii booqashada ku tagay magaalada Kismaayo. Muhiimada kulanka ayaa waxaa uu ahaa Mid ay iska warqaadanayeen Masuuliyiinta tagtay kismaayo ee la shiray maamulka KMG iyo Madaxwaynaha dalka. Masuuliyiintii kulankan ka qaybgalay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisul wasaaraha,Wasiirka Arimaha gudaha iyo…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Qaabilay Qaar ka mid ah Salaadiinta Somaliland

              Hargaysa 30 Dec (SDN) Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa maanta qado sharaf u sameeyey salaadiinta Somaliland ee ku sugan caasimadda. Kulanka madaxweynuhu kula qaatay salaadiinta qasriga madaxtooyada ayaa waxaa sidoo kale ku  ku wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka somaliland Md cabdiraxmaan cabdilaahi  Ismaaciil saylici. Kulankan ayaa lagaga  wada hadlay sidii marxaladda haatan…

            Read More

              Kulan lagaga hadlayay doorka ay Saxaafadu ku leedahay khilaafaadka Amni oo Hargaysa ka furmay

                Hargaysa 30 Dec.(SDN) Aqoon Iswadaarsi Ku saabsan saamaynta Saxaafadu  ay Ku leedahay Khilaafaadka iyo Amaan Darada, oo ay ka Qayb galeen xubno ka kala socday Warbaahinta Maxaliga ah, ayaa Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa.   Kulankan oo ay Soo qaban qaabisay Hay’ada Maxaliga ee Xaqsoor,ayaa waxaa uu ka Furmay Jaamacada Hargeisa,waxana  Halkaasi Ka Soo…

              Read More

                War deg deg ah Hal Qof oo ku dhintay rabshadihii magaalada Boorama,Laba ku dhaawacmay iyo Madaxweyne ku xigeenka iyo Weftigiisi oo kulamo la leh maamulka iyo qaybaha bulshada

                hargaysa 30 Dec (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Goor dhawayd  gaadhay magaalada Boorama,iyadoo dad Mudaharaad kala hor tagay ay isku dhaceen Ciidamada Booliska isla markaana uu ka dhashay Khasaare nafeed iyo mid gaadiid. Madaxweyne ku xigeenka iyo Weftigiisa ayaa lagu soo waramayaa in Huteelkii…

                Read More

                  Hargeysa: Shirkadda SOM Events oo shahaado-sharaf ku muteysatay doorkii ay ka qaadatay Shirweynihii lixaad ee Dallada SONYO

                  Hargeysa Dec. 30, 2012, (SDN)- Shirkadda  Nashqadaynta xafladaha, shahaadooyinka iwm ee SOM Events, ayaa shahaado-sharaf ku mutaystay doorkii ay ka qaateen shirweynihii SONYO ee habeen hore ku soo gebageboobay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha xilka wareejinaya ee daladda SONYO Mr. Axmed Cali Wacays, ayaa dhammaadkii xafladdaas waxa uu shahaado-sharaf ku guddoonsiiyay kooxihii iyo ganacsatadii…

                  Read More

                    Golaha Wakiilada Somaliland oo Duuduub ku ansixiyay Miisaaniyada 2013ka

                    Hargaysa 30 Dec.(SDN) Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa fadhigoodii maanta si duuduub ah u ansixiyeen Miisaaniyada Qaranka ee 2013. Fadhigan oo uu Shirgudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro isla markaana ay ka soo xaadireen 44 Mudane. Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Mudane Maxamed Maxamud Cumar Xaashi ayaa ka warbixiyay Miisaaniyada Qaranka…

                    Read More

                      Xildhibaanada Barlamanka oo maanta Ansixiyay Miisaaniyada sanadka 2013ka ee Xukuumadda

                      Muqdisho Dec 30 2012 (SDN)— Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay miisaaniyada sanadka 2013 ay ku shaqeynayso Xukuumadda Soomaaliya. Kadib kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen xubnaha Baarlamanka Soomaaliya oo uu ku sugnaa Wasiirka maaliyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Xildhibaanada ay ku meel mariyeen miisaaniyada sanadka ee Xukuumadda. Fadhiga baarlamaanka ayaa waxaa soo xaadiray…

                      Read More

                        War Deg Dega :Mudaharaad Balaaran oo ka Socda Casimada Gobolka Awdal ee Borama Halkan Ka Dawo VIdyawga

                        Borama Dec/30 (SDN)Magalada Borama ee xarunta gobolka Awdal aya waxa ka socda mudaharaad balaran oo loga soo jeeda xukumada somaliland  iyaga oo ka qayb galayaan bulshada ku dhaqan degmada boorama mudaharadkan aya waxa looga soo jedaa wafdi balaran oo odayaal dhaqameedyo iyo siyaasin isagu jirta iyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muse Bixi iyo Oday Xaji Cabdi…

                        Read More

                          Waasarada Amniga oo sheegtay in ay wax ka qaban doonto Amaanka Magaalada Muqdisho

                          Muqdisho Dec 30 2012 (SDN)— Wasaarada arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay waxbadan ka qaban doonto Ammaanka Magaalada Muqdisho. Sida uu sheegay wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in qorshayaasha Xukuumadda Soomaaliya ee dhanka ammaanka uu yahay mid ballaaran. Wuxuu sheegay C/kariin Xuseen Guuleed wasiirka…

                          Read More

                            Faroole: Wax muddo kororsi ah ma sameyn, laakiin waxaan dhameysanayaa 5-sano ee Dastuurka

                            Garoowe Dec 30 2012 (SDN)— Xilli muddooyinkaan dambe xasarad dhanka siyaasada ah ay ka taagneed deeganada maamulka Puntland ayaa Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlay arintaasi ayaa wuxuu sheegay inaysan jirin muddo kororsi uu sameestay. C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa wuxuu sheegay inuusan jirin wax muddo kororsi ah uu sameeyay balse uu…

                            Read More

                              Meeliishaad Bakistaan ku laayay ciidamo ay qafaasheen

                              Peshwar Dec 30 2012(SDN)-Koox hubeysan oo dhawaan ciidamo dalka Bakistaan u dhashay qafaashay ayaa laayay 20 ka mid ahaa ciidamadaasi,sida ay sheegeen laba ka mida ciidamadii la qaafashay oo bedbaaday. Ciidamada ayaa la qaafashay ka dib kolkii kooxdan hubeysani ee ay weeraro dhawr ah ku qaadeen dhar goobood oo baro kontrol ahaa oo ciidamadu ka…

                              Read More

                                Safaaradda Somaliya ee Libya oo shaacisay Magacyada dadkii ku dhintay gaari lagu tahriibinayay

                                Tripoli Dec 30 2012 (SDN)- Safaaradda Soomaaliya ee dalka Libya ayaa ku dhaawaaqday magacyada dadkii ku dhintay gaari lagu tahriibinayay oo ka dhaxmarayay gudaha dalkaasi kuna sii jeeday Magaalata Tripoli ee caasimada Libya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Libya Cabdi Qani Maxamed Waceys ayaa sheegay in dadka dhintay ay ka koobay yihiin 16-qof oo isku jira…

                                Read More

                                  Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada Sacuudiga

                                  Riyad Dec 30 2012 (SDN)— Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Suciidi Carabiya ayaa la kulmay Wasiiru dowlaha Maxtooyada Soomaaliya Faarax Cabdulqaadir Maxamed kaasi oo booqasho ku tagay Magaalada Riyaad ee Caasimada dalkaasi. Sacud Al-Faisal, wasiirka Arrimaha dibadda Sacuudi Carabiya ayaa ku qaabilay wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya xafiiskiisa waxana ay ka wada hadleen arrimaha Soomaaliya. Wasiiru dowlaha…

                                  Read More

                                    War Deg Deg ah Madaxweynaha Somaliland oo Caawa Munaasibad Casho ah u samaynaya Ururadii ku dhacay doorashadii

                                      Hargaysa 29 Dec (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa caawa casho sharaf ugu samaynaya Xarunta Qasriga Madaxtooyada Ururadii ku hadhay doorashadii Golayaasha Deegaanka ee dabayaaqadii bishii hore ka qabsoontay Somaliland. Wararka Hor dhaca ah ee naga soo gaadhaya Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegaya inaanay weli iman Hogaanadii Ururada Siyaasada ee ku…

                                    Read More