Nigeria oo saraakiil boolis ah u direysa dalka Soomaaliya
Addis Ababa Dec 28 2012 (SDN)— Dowladda Nigeria ayaa saxiixday heshiis Isfahan ah oo ay la gashay Midowga Africa, kaasi oo u ogolaanaya in ciidamo boolis ah ay u soo dirto dalka Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan howlgalka AMISOM. Heshiiskan isfahanka ah ayaa dhigaya in 140-saraakiil boolis ah oo ka socda dowladda Nigeria ay…
