Wasiirka Arrimaha Guddaha oo booqday goobo Al Shabaab ay dagaa ka soo qaadi jireen
Afgooye Dec 25 2012 (SDN)- C/xakiin Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Ammniga Qaranka oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida Qaranka Axmed Macalin Fiqi ayaa waxa ay maanta booqdeen goobo larumeysanaa in Al Shabaab ay weeraro kaga soo qaadijireen Ciidamada dowlada ee isticmaala wadada isku…
