Barlamanka oo dib u dhigay ansixinta Miisaniyadda iyo kulanka Baarlamanka oo buuq ku soo dhamaaday
Muqdisho Dec 24 2012 (SDN)— Baarlamaanka oo Maanta dib u dhigay ansixinta Miisaaniyadda dalka sheegayna inaan lagu cadeen miisaniyadda lacagta Ciidamada ku baxayso. Baarlamanka Somaliya ayaa maanta ka dooday ansixinta miisaaniyadda dalka somaliya ee sanadka 2013,waxaana Baarlamaanka ay ka doodeen qaabkii loo ansixin lahaa miisaaniyaddaas. Waxaa maanta dib u dhac ku yimid ansixinta Miisaniyadda sanadka…
