Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Hadhiimo Sharafeed u sameeyay Xildhibaanada Cusub ee Golaha Deegaanka Hargaysa
Hargaysa 22.Dec.2012 (SDN) Wasiirka Wasarada Arimaha Gudaha JSL Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa Maanta Kulan hadhiimi Sharfeed ah u sameeyay Xildhibaanda Cusub ee Golaha Deegaanka Degmada Hargaysa. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo kulankaas ka hadlay ayaa sheegay inay waajib tahay sidii ay isugu iman lahaayeen Xildhibaanada Cusub ee ku soo baxay doorashadii Golaha Deegaanka…
