Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland oo maanta soo gabo gabeeyay kulan hawleed lagaga lagaga hadlayay Waxqabadka Wasaarada Caafimaadka
Hargaysa 21.Dec (SDN)Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamud Maxamed Xuseen Xoog ayaa soo gabo gabeeyay kulan hawleed lagaga lagaga hadlayay Waxqabadka Wasaarada Caafimaadka iyo Hay’ada Health and Limited,ka fuliyeen Gobolada dalka, Kaas oo mudo laba Cisho ah ka socday Huteel Maansoor. Wasiirka Wasaarada Caafimaadka oo madashaasi ka hadlay ayaa tilmaamay in kulankan dib…
