Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtoyada kula kulmay Danjire Mahiiga

    Mogadishu, Dec 19 2012 (SDN)— War-Saxaafaddeed:  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Soomaaliya Ergayga gaarka ah ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaliya Ambassador Augustine Mahiga. Kulankaas ayaa waxaa uu Madaxweynaha kaga hadlay dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin,xal u helida dhalinyarada da’da yare ee iska soo dhiibayo dhinaca…

    Read More

      Kulan lagu soo bandhigay Xeer Muhiim ah oo ka furmay magaalada Hargeysa

      Hargaysa 19 Dec.2012 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta Somaliland Mr Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa maanta ka qaybgalay kulan lagu soo bandhigayay xeerka Biyaha Somaliland, kaasoo ay dhawaan golayaasha Baarlamaanku ansixiyeen, isla markaana uu Madaxweynuhu si rasmi ah u dhaqangaliyay. kulankan oo lagu qabtay caasimadda Hargeysa, waxaa kale oo ka qaybgalay masuuliyiin ka kala…

      Read More

        Hargeysa: Komishanka Doorashooyinka oo faahfaahin ka bixiyay habkii doorashada iyo tirintu u dhacday, eedaymo loo jeediyayna iska difaacay

        Hargaysa 19 Dec 2012 (SDN)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa shir-saxaafadeed ay maanta ku qabteen xaruntooda caasimadda Hargeysa, waxay faahfaahin ka bixiyeen habkii doorashadii Deegaanku November 28 uga dhacday guud Somaliland. Warsaxaafadeed ay shirkaa jaraa’id ka akhriyeen, waxay dhinac iskaga leexiyeen eedaymo Guddiga loo jeediyay, waxayna ka xog-warameen cabashooyinka ka dhashay iyo habka ay tahay in…

        Read More

          Kulan hawleed ku saabsan fulinta Diiwaangelin Madani ah oo Somaliland laga samayn doono

          Hargaysa Dec 19.2012 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Cabdi-samad Cumar Maal ayaa maanta soo gabo gabeeyay kulan hawleed ku wajahan sidii loo samayn lahaa hanaan diiwaangelineed oo  madani ah. Ahmiyada laga lahaa Kulankan ayaa salka ku haysay sidii loo samayn lahaa tirakoob guud, oo lagu ogaanayo inay ka soo baxaan tirada…

          Read More

            Kulan lagu qiimaynayo waxqabadka wasaaradda Caafimaadka Somaliland iyo hay’adda Health Unlimited iska kaashadeen oo ka furmay Hargeysa

            Hargaysa Dec 19.2012 (SDN)- Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaarada Caafimaadka Khadar Maxamud Axmed ayaa furay Kulan lagaga hadlayay waxqabadka Wasaarada Caafimaadka iyo hay’ada Health Unlimited ka fuliyeen gobolada dalka, kaasoo ka qabsoomay Huteel Maansoor. Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaarada Caafimaadka  oo madashaasi ka hadlay ayaa tilmaamay in kulankan dib loogu eegi doono Waxqabadka ay ka…

            Read More

              Boorama: Loolankii Maayarka iyo kuxigeenkiisa iyo cidda ay golaha Deegaanka degmadaasi u doorteen hoggaankooda

              Boorama Dec 19.2012 (SDN)- Golaha Deegaanka ee cusub ee magaalada Boorame oo maanta yeeshay fadhigoodii ugu horeeyey ee rasmi ah, ayaa waxay cod aqlabiyad ah ku doorteen Mayorka Cusub ee ay magaaladaasi yeelan doonto Mr. Saleebaan Xasan Xaddi iyo ku xigeenkiisa Mr. Maxamed Maxamuud Faarax (Dheereeye), waxaana kulankaa ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland…

              Read More

                Wasaarada Arrimaha Bulshada oo muddo 20-sano ah kaddib xariga ka jartay Olala Talaalka

                Muqdisho Dec 19 2012 (SDN)– Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Wasaarada Hormarinta Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jartay olalaha talaalka gobolka Banaadir. Kaddib munaasabad ka dhacday xarunta gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho ayaa wasiirka Hormarinta Arrimaha Bulshada waxa ay kaga dhawaaqady in olalaha talaalka uu ka bilaabanayo gobolka Banaadir kaasi oo ay maamuleyso…

                Read More

                  Mucaaradka Afrikada Dhexe oo la wareegay Magaalooyin Muhiim ah oo dalkaasi ku yaalla

                  Brea Dec 19 2012 (SDN)— Wararka ka imaanaya Jamhuuriyada Afrikada Dhexe ayaa sheegaya in Mucaaradka dalkasi ay la wareegeen Magaalooyin muhiim ah oo ku yaalla dalkaasi si saraakiisha dalka Jamhuuriyada Afrikada Dhexe ay xaqiijiyeen. Mucaaradka Jamhuuriyada Afrikada Dhexe ayaa la wareegay Magaalooyin ay ugu muhiim santahay Brea oo ah magaalo khayraad uu ka buuxo. Madaxweynaha…

                  Read More

                    Taliska Nabad Sugidda Soomaaliyeed oo baaq u jeediyay waalidiinta Soomaaliyeed

                    Muqdisho Dec 19 2012 (SDN)— Taliska Hay’adda Nabadsugida Gobalka Banaadir ayaa ugu baaqay waalidiinta Soomaaliyeed inay caruurtooda kala soo baxaan Ururka Al-Shabaab. Taliyaha Hay’adda nabadsugida Gobalka Banaadir Khaliif Axmed Ereg oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in Ururka Al-Shabaab ay yihiin urur fashilmay loogana adkaaday dagaalada dalka ka socda. Wuxuu sheegay in waalidiinta Soomaaliyeed…

                    Read More

                      Madxweyne Axmed Siilaanyo:Anaa lahaa Ereybixintii Wasaarada Qorsheynta Qaranka

                      Jabuuti Dec 18,2012(SDN)-Waxa dhawaan lagu qabtay dalka Jamhuuriyada Jabuuti xus loo sameeyay sanadguuradii 40naad ee ka soo wareegtay qoridii Afka Soomaaliga. Hadaba madal ay masuuliyiintii halkaa isugu tagatay oo laga soo jeediyay khudbado faro badan ayaa waxa ka hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ka war bixiyay sida ay ku baxday magac wasaarada Qorsheynta Qaranka,DAAWO.  

                      Read More

                        Khaadigii Maxkamada gobolka Bay oo lagu dilay Magaalada Baydhabo

                        Baydhabo Dec 18 2012 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa ku waramaya in Khaadigii Maxkamadda gobolka Bay lagu dilay Magaaladaasi. Khaadiga la dilay ayaa magaciisa lagu soo koobay Zakariye waxaana lagu dilay Suuqa Cirtoogte ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay. Dilka Khaadiga ayaa waxaa xaqiijiyay saraakiisha Magaalada Baydhabo ku sugan kuwaasi oo gaarya…

                        Read More

                          Muqdisho Dec 18 2012 (SDN)— Kulanka oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu la qaatay wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb Maxamed Saalax Anadiif kaasi oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho. Kadib kulanka ayaa waxaa saxaafada si kooban ula hadlay wakiilka gaarka ah…

                          Read More

                          Kabtanka Xulka Zambiya Christopher Katonga oo Ku Guuleystey Abaalmarinta Ciyaaryahanka Afrika 2012.

                          Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa xiddiga reer Zambia ahna Kabtanka xulka qaranka Christopher Katonga ayaa ku guuleystey abaalmarinta ciyaaryahanka Afrika ee sannadkan 2012. Xiddigan ayaa wuxuu ka mid ahaa ciyaaryahano caan ah horeyna ugu guuleystey abaalmarintan waxaana ka mid ahaa Didier Drogba,Yaya Toure,Demba Ba,iyo Younes Belhanda waanu ka guuuleystey. Akhyaartay liiskan waxaa  ku…

                          Read More

                            Wasaarada Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo sheegtay in ay soo celineyso xiriirkii caalamka

                            Muqdisho Dec 18 2012 (SDN)— Xilli uu maanta saxaafada kula hadlaye wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Xukuumadda cusub ee Soomaaliya Jamaal Maxamed Baaroow Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in wasaarada cusub ee arimaha dibada ay qorsheynayso sidii ay usoo celin laheyd xiriirkii wanaagsanaa ee kala dhaxeyn jiray caalamka intiisa kale. Wasiir ku…

                            Read More