Xildhibaanada Barlamanka Soomaaliyeed oo looqeybiyay Miisaaniyada dowladda ku shaqeyn doonto
Muqdisho Dec 18 2012 (SDN)— 170-mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta soo xaadiray kulanka Baarlamaanka ayaa waxaa loo qaybiyay miisaaniyada dowlada ay ku shaqaynayso sanadka soo socda. Wasiirka Maaliyada iyo Qorshaynta Soomaaliya Maxamuud Xasan Sulaymaan oo ka hadlay kulanka Baarlamaanka, ayaa sheegay in qorshaha miisaaniyada ee loo qaybiyay Baarlamaanka ay ka kooban tahay…
