Munaasabad lagu xusyay 69-sano guuradii ka soo wareegatay Aasaska Ciidanka booliska oo Muqdisho ka dhacday

    Muqdisho Dec 20 2012(DN) Munaasabad lagu xusayay 69-sano guuradii ka soo wareegatay Aasaska Ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho. Xaflad si weyn loo soo agaasimay islamarkaana ay ka soo qeyb galay madaxda dowladda Soomaaliya oo uu ugu horeeyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxda ciidamada booliiska aya waxa ay ka dhacday dugsiga tababarka…

    Read More

    Isku Aadka tartanka Uefa Champions League wareega 16-ka oo la soo saaray

    Nyon Dec 20 2012 (SDN)–Isku aadka wareega 16ka Uefa Champions League ayaa la sameeyey iyadoo uu ka dhacay magaalada Nyon, ee dalka Switzerland maanta oo Khamiis ah. Kooxda heysata horyaalka Primera Division Real Madrid ayaa wajihi doonta kooxda Ingiriiska ah ee Manchester Uniyed, Cristiano Ronaldo ayaana kusoo laaban doona garoonkii uu ku barbaaray ee Old…

    Read More

      Golaha deegaanka Berbera oo doortey maayir cusub kana soo jeeda Xisbiga Ucid Md, Cabdishakuur Maxamuud Xasan (CIDDIIN)

      Berbera Dec20/12 (SDN) Golaha dhawaan la soo doortey ee deegaanka Berbera ayaa doortey maayir iyo ku xigeen cusub, kadib markii mudadii xilka ay ka dhamaatay golihii hore. Fadhigan maanta ee golaha deegaanka Berbera ayaa ka qabsoomay xarunta golaha deegaanka ee magaalada Berbera, waxana shir gudoominayay badhisaabka gobolka Saaxil md Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax). Maayirkii xilku ka…

      Read More

      Raheem Sterling oo ogolaaday in uu qalinka ku duugu hesiis cusub oo uu kooxdiisa Liverpool kula sii joogayo

      Liverpool Dec 20 20120 (SDN)— Xidiga da’yar ee Raheem Sterling una ciyaara kooxda Liverpool ee ka dhisan horyaalka Ingiriiska ayaa waxa uu ogolaady in uu heshiis cusub oo 5-sano ah uu u saxiixo kooxdiisa. 18-sano jirkan ayaa lafilayaa in uu qalnka duldhigo 5-sano oo heshiis kaasi oo ka soo hormari doona Ciida Kirismiska. Sterling ayaa…

      Read More

        Dadka reer Koofur Kuuriya oo haweynay Madaxweyne u doortay Marii ugu horeysay

        Seoul Dec 20 2012 (SDN)– Haweyneydii ugu horeysay Taariikha ayaa ku guuleytay in ay noqto Madaxweynaha dalka Koofur Kuuriya kaddib doorashooyin kadhacay dalkaasi. Park Geun-hye ayaa loo doortay in ay noqoto Madaxweynaha Rasmiga ah ee dalka Kuuriyada Koofureed waxaana looga fadhiyaa in ay wax ka qabto dhibaatooyin dhaqaalo xumi ee ka jira dalkaasi. Haweynedan la…

        Read More

          Guddida Ururka SSUK oo hambalyeeyay Xildhibaanada Gobolada Sool iyo Awdal

          London Dec 20,2012(SDN)-Gudida Somaliland society UK waxa ay hambalyo iyo taageero buuxda u dirayaan golaha degaanka cusub ee gobalka Awdal degmada boorama iyo gobalka Sool degmada Laascaanood iyo dhamaan degmooyinka kale ee soo buuxiyay shuruudihii doorashada soona caleemasaaray xubnahii u matali laha golaha deegaanka maayir, maayir ku xigeen iyo xubnahii kalaba. Gudida SSUk oo ku…

          Read More

            Dabaylo iyo roobab dabaylo wata oo la sadaaliyay inay ka dhici karaan xeebaha Somaliland iyo Somalia

            Hargeysa Dec 20,2012(SDN)-Sida lagu baahiyay ilaha warbaahinta ee saadaasha hawada u qaabilsan, waxa la saadaaliyay inay dabaylo iyo roobab ka soo kacaan dhinaca badda maalmaha innagu soo socda ee 20ka bisha Dec, 2012 illaa iyo maalmaha u horreeya ee bisha January ee sanadka cusub 2013 kuwaasoo ay dabayshu kala duwanaan doonto maalmahaas lagu jiro. Maanta…

            Read More

              Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Ee Carriga Ingiriiska Oo Si Ba’an U Weeraray Komishanka Iyo Xukuumadda Meel Adagna Iska Taagay In Aanay Ogolaan Doonin Doorshada Dhacday

              LondonDec20/12(SDN)-Shirweyne ee isugu yimaadeen taageerayaasha urur siyaasadeedka XAQSOOR oo lagu qabtay galbeedka magaalada London maalintii Axadda ee 16ka December ayaa dareemo aad u adag laga muujiyey dilka foosha xun ee lagula kacay dhallinayarada aan waxba galabsan ee mudaharaadka Selmiga ah kaga soo horjeeday musumaasuqa iyo isdaba-marintii badheedhaka iyo xishood la?aanta ahayd ee ay ku kaceen…

              Read More

                Hargeysa oo lagu soo bandhigay xeerka cusub ee Biyaha Somaliland

                Hargaysa 19 Dec.2012 (SDN)Wasiirka Wasaarada Macdanta,Biyaha iyo Tamarta ee Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta ka qayb galay kulan lagu soo bandhigayay xeerka biyaha Somaliland ,oo ay dhawaan Golayaasha Sharci dejinta ee Somaliland Ansixiyeen,isla markaana uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland si rasmi ah u dhaqan galiyay. kulankan oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa,waxaa…

                Read More

                  Wasiirka Beeraha Somaliland oo booqday Degmeda Gebiley

                  Hargaysa 19.Dec.2012 (SDN) Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Jamhuuriyada Somaliland Prof Faarax Cilmi Maxamud Geedoole ayaa maanta socdaal shaqo ku tagay dhul beereedka Ceel Baxay,Lafta-Tiinka,Gogol Wanaag oo dhamaantoodba ka tirsan Gobolka Gebilay. Weftiga Wasiirka oo ay ka mid ahaayeen Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha C.laahi Ismaaciil Faarax,Isu duwaha Wasaarada Beeraha ee Gobolka Gebilay,Maareeyaha…

                  Read More

                    Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland oo Shacabka ka tacsiyadeeyay Geri ku timi Guddoomiyihii hore ee Banka Somaliland

                    Hargaysa 19.Dec.2012 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii Qaraabadii iyo Guud ahaan Qaranka Somaliland ee uu ka baxay Guule naxariistiisii jano ha ugu deeqee Marxuun C.raxmaan Ducaale Muxumed Gudoomiyihii hore ee Baanka Dhexe ee Somaliland oo galabta ku geeriyooday Caasimada Hargaysa. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed…

                    Read More

                      DHAGEYSO: Guddoomiye Kuxigeenka dhinaca Ammniga gobolka Sh/hoose oo faah faahin ka bixinaya qarx ka dhacay gobolkaasi

                      Marko Dec 19 2012 (SDN)– Guddoomiye Kuxigeenka dhinaca Ammniga Maamulka gobolka Sh/hoose Cabdulaahi Muuse Abuukar ayaa waxa uu ka warbixiyay qarax maanta lala eegtay gaadiid uu la socday Guddoomiye Kuxigeenka dhanka Maaliyada gobolkaasi Halkan Ka Dhageyso Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Sh hoose ee dhinaca Ammaanka oo warbixnaa Xarax ka dhacay gobolkaasi

                      Read More