Xisbiga UCID Oo Casuumad Casho Sharafa Ku Sagootiyey Madaxda Laamaha Qurba-jooga Ee Xisbiga Ee Ka Qeybgalay Doorashadii Golaha Deegaanka

    HargeysaDec 15/12(SDN) Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa xalay casho-sharaf sagootin u sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta iyo madaxda laamaha qurba-jooga ee Xisbiga ee nasiibka u helay inay ka qeybgalaan doorashadii Golayaasha deegaanka Somaliland ee dalka ka qabsoontey 28 November 2012. Munaasibadan Casho-sharafta oo ay sida wada-jira ugu sameeyeen Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali…

    Read More

      Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay

      Muqdisho Dec 15 2012 (SDN)-Guddoomiyihii hore ee Baralamanka KMG ahaa ee Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gordhaw ka soo dagay garoonka diyaradaha ee Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho. Shariif Xasan Sheekh ayaa waxa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho xubno ka tirsan barlamanka Soomaaliyeed iyadoona loo galbiyay aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Xidhibaan Shariif Xasan Sheekh…

      Read More

        C/Xakiin Fiqi Wasiirka Gaashaandhigga iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Garbahaarey

        Garbahaarey Dec 15 2012 (SDN) Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Garbahaareey ee Gobalka Gedo halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen masuuliyiinta dowladda ee Garbahaareey. C/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa socdaalkiisa waxaa ku wehliye saraakiil ka tirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaa Taliyaha ciidamad xooga dalka….

        Read More

          Itoobiya iyo Kenya oo ku dhawaaqay in ay taageerayaan Maamul u sameynta Jubooyinka

          Nairobi Dec 15 2012 (SDN)—Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ayaa isku raacay inay iska kaashadaan sidii ay nabad kaga dhali lahaayeen wadanka Geeska Africa ku yaala ee Soomaaliya,gaar ahaan Deegaanada iyo Degmooyinka ku yaala koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Mas’uuliyiinta labada dowladood oo si qoraal ah hadal isku dhaafsaday ayaa waxa ay ku qeexeen hadalkooda si mideysan…

          Read More

            Shacabka ku nool degmada Dayniile oo ka cabanaya dhac ciidanka dowladda ugeestaan

            Baladweyne Dec 15 2012 (SDN)Shacabka ku nool Xaafado ka tirsan Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir ayaa ka cabanaya dhibaatooyin kala duwan oo ay kala kulmaan qaar ka tirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed. Mid kamid ah odayaasha deegaanka oo la hadlay Qubejoog.com ayaa sheegay in rag ka tirsan ciidamada Dowladda ay dhibaatooyin adag ku hayaan shacabka…

            Read More

              Agaasimihii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo lagu daray golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya iyo xilka loo magacaabay

              Hargeysa 14, December 2012 (SDN)- Agaasimihii guud ee hore ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mr. Jaamac Axmed (Jaamac Oday) oo markii uu dhawr bilood ka hor xilkaas iska casilay ka mid noqday Baarlamaanka dhowaan loo dhisay Soomaaliya, ayaa lagu daray xubnaha xukuumadda cusub ee Raysul-wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Raysul-wasaare Saacid waxa uu shalay dhamaystiray magacaabista…

              Read More

                Safarki tariikhiga haa ee madaxda Somaliland ee saddexdii xisbi ee Somaliland iyo xogwaranki abdi qadir ranbo

                (KampalaSDN)Xafiiska shabakada somalidiasporanews ayaa waraysi khaasa oo  ay la samaysay abdi qadir ranbo  ayaa waxa uu nooga waramay socdaalki tariikhiga ahaa ee ay east Africa ku soo mareen gudomiye xisbiga ucid  Eng faysal ali waraabe iyo  xoghayihii xisbiga udub allah how naxariiste ahmed ismail bulale iyo  ku xigeenki xisbiga kulmiye Mohamed salax nuur fagadhe Gudomiyaha…

                Read More