Chelsea oo u soo baxday Finaalaha Koobka kooxaha Aduunka
Yokohama Dec 13 2012 (SDN)— Kulankan oo ahaa Semi Final-ka koobka kooxaha aduunka CWC kana dhacay garoonka Nissan Stadium ee magaalada Yokohama ayaa ku bilowday jawi dardar lahaa ayadoo labada kooxood ay ku dadaalayeen in mid kastaaba tan kale gool kala hormarto. kooxda ka socotay wadanka England ee heysata horyaalka reer Yurub ee Chelsea ayaana…
