Xukuumada Somaliland oo Jawaab ka bixisay hadalkii Dr Gaboose
Hargeysa Dec 12,2012(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa jawaab ka bixisay eed uu shalay u jeediyay Guddoomiyaha ururka Ummadda Dr Maxamed Cabdi Gaboose u jeediyay oo uu uga hadlayay habkii iyo hanaankii xukuumada Somaliland ay u maareysay Doorashooyinkii goleyaasha degaanka. Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa jawaab uu ku weerarayo Dr Gaboose ka bixiyay eedaha loo jeediyay….
