Qarax qasaaro geystay oo xalay ka dhacay Shaneemo kutaalla Magaalada Muqdisho

    Muqdisho Dec 09, 2012 (SDN)—Qarax qasaaro gaystay ayaa waxaa uu ka dhacay xaaly Shineemo ku taal degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Kooxo aan la garanaynin ayaa ku weeraray shineemada dhowr bambaano waxaana ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Sida goobjoogayaal noo xaqiijiyeen 10-ruux ayaa ku dhaawacantay qaraxaasi oo ahaa bomka nuuca gacanta laga tuuro…

    Read More

      Maxkamada ciidamada qalabka sida oo Xukun xabsi daa’in ku riday sargaal sare oo ka tirsan ciidanka

      Muqdisho Dec 08, 2012 (SDN)—Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun adag ku riday taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Soomaaliyed Jen. Cabdi Maxamed Ismaaciil iyo eedeysanayaal kale ka dib markii lagu helay dembiyo lagu soo eedeeyey. Jen. Cabdi Maxamed Ismaaciil Taliyihii hore ee ciidamada asluubta Soomaaliyeed ayaa lagu eedeeyay qiyaano Qaran oo uu u adeegsaday…

      Read More

        Ciidamo Somali ah oo Kenya soo tababartay oo gaaray gobolka Gedo

        Baladxaawo Dec 08, 2012 (SDN)—Ciidamo la sheegay in dowlada Somalia loogu soo tababaray   gudaha dalka Kenya ayaa soo gaaray degaano ka tirsan   gobolka Gedo oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dowlada  iyo milateriga Kenya. Wararku waxay sheegayaan in degaanada ay ciidamadan  cusub gaareen ay ka mid yihiin yihiin Buusaar, Dhamase    iyo Ceel-cadde oo dhamaantood hoos…

        Read More

          Xildhibaano iyo fanaaniin Somaliyed oo maantay gaaray Magaalada Baladweyn ee Gobolka Hiiraan

          Baladweyn Dec 08, 2012 (SDN)—Afar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Somaliya  iyo koox fanaaniin ah ayaa maanta ka ambabaxay magaalada   Muqdisho, iyagoo ka degay garoonka dayuuradaha Ugaas   Khaliif oo ku yaala duleedka magaalada Baladweyne ee  gobolka Hiiraan. Xildhibaanada iyo fanaaniinta aya horey u sii raacay   dayuuradii ugu horeysay rakaab ah ee sanado badan   ka dib…

          Read More

          Baraamij la magacbaxay Wadaniyada oo laga furay guriga shaqalaha waxa soo abaabulay Abwaan Axda

          Hargaysa Dec8/12 (SDN)Waxa maanta lagu qabtay hawlka guriga shaqalaha xaflad aad u balaaran oo loga hadlayo wadaniyada oo lagu wacyi galinayo bulshada reer somaliland oo uu soo qaban qabiyey Abwaan Axmed Cabdilaahi Axda oo ka mida qurbojooga somaliland ee dalkooda dib ugu soo labtay lana yimid fikrad wacan oo dadka lagu barayo wadaniyada , munasabadan…

          Read More

            Hargeysa: Cabashooyin degi waayay oo sababay dib-u-tirinta codadkii doorashada

            Hargeysa 8, December 2012 (SDN)- Guddiga Doorashooyinka ayaa go’aamiyay in la hakiyo natiijadii doorashada degmada Hargeysa, ka dib cabashooyin degi waayay oo ka yimi ururada, murashaxiinta iyo xisbiyada qaarkood. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Eng. Ciise Yuusuf Xaaji Maxamed (Ciise-Xamari) oo duhurnimadii maanta warbaahinta la hadlay, waxa uu sheegay inay hakiyeen natiijada doorashda Hargeysa oo habeen…

            Read More

              Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay kana hadlay Qaraxii ka dhacay

              Muqdisho Dec 08, 2012 (SDN)—Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahan dambe safaro ku joogay dalka Turkiga ayaa maanta wuxuu soo gaaray Magaalada Muqdisho iyadoo madax ka tirsan Dowladda ay garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyeen. Garoonka Muqdisho waxaa Madaxweynaha dalka Soomaaliya kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo sidoo kale Guddoomiyaha…

              Read More

                Mareykanka oo balanqaaday in Soomaaliya uu ka taageerayo sidii loo qalabeyn lahaa ciidamada booliska

                Washington Dec 08, 2012 (SDN)—Dowlada Mareykanka ayaa waxa ay sheegtay in Soomaaliya haatan ay u talaabsatay dhanka horumarka islamarkaana ay u baahan tahay sidii loo gacan qaban lahaa. Safiirka Mareykanka u fadhiya dalka Uganda oo gaaray dalka Uganda ayaa waxa uu kulumo kala duwan la qaatay Mas’uuliyiinta dowlada Uganda iyo waliba safiirka Soomaaliya u fadhiya…

                Read More

                  Dagaallo ka soconaya Magaalada Dimishiq ee Caasimada dalka Syria

                  Dimishiq Dec 08, 2012 (SDN)— Dagaallo u dhaxeeya Ciidamada Mucaaradka Syria iyo kuwa dowladda ayaa waxa ay ka soconayaan Nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha ee ku yaalla Magaalada Dimishiq ee Caasimada dalkaasi. Dhaq-dhaqaaqayaal ku sugan Caasimada Syria ee Dimishiq ayaa warbaahinta u sheegay in subaxnimadii hore ee saakay dagaak qaraar uu ka bilaawaday Koofurta Dimishiq gaar ahaan…

                  Read More

                    Dhul-gariir culus oo ku dhuftay dalka Japan oo bulshada wadankaas dib u xasuusiyay masiibadii sannadkii hore asiibtay

                    Tokyo 7, December 2012 (SDN/WSJ)- Dhul-gariir xooggan oo cabirkiisu yahay 7.3-magnitude, ayaa ku dhuftay gobolka dhinaca waqooyi-bari ee dalka Japan. Sida uu ku waramay wargeyska Wall Street Journal ee ka soo baxa dalka Maraykanka, Dhul-gariirkan oo dhacay gelinkii dambe ee Jimcaha maanta waxa uu degenaansho la’aan ku riday bulshada ku dhaqan gobolkaas oo uu hore…

                    Read More

                      Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay khasaaraha ka dhashay rabshado xalay iyo maanta ka dhacay qaybo ka mid ah Hargeysa

                      Hargeysa 7, December 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay khasaaraha ka dhashay rabshado xalay iyo maanta qaybo ka mid ah magaalada ku dhexmaray ciidanka amniga iyo koox cadhaysan oo ah taageerayaasha urur-siyaasadeedka Xaqsoor. Shaqaaqadu waxay bilaabantay waxyar uun ka dib markii ay Komishanka Doorashooyinku abaaro 7:00 shaaciyeen natiijada doorashada ee golaha Deegaanka Hargeysa iyo…

                      Read More