Hargeysa oo maanta mar kale rabshado ay ka socdaan

    Hargeysa Dec 07,2012(SDN)-Waxa maanta mar kale wadooyinka caasimada Jamhuuriyada Somaliland lagu arkayay dadweyne fara badan oo isugu soo baxay si ay maalintii labaad u muujiyaan caro ay ka qabaan natiijadii dooroshooyinkii Gollaha degaanka. Degmedda Axmed Dhagax oo ay si weyn ugu badan yihiin taageereyaasha urur siyaasadeedka Xaqsoor ayaa lagu arkayay dad iyo Booliis is wejahaya….

    Read More

      Midowga Yurub oo sheegay inay samayn doonaan qorshe cusub oo ay ku wajahaan burcadbadeeda Soomaaliya

      Brussels Dec 07, 2012 (SDN)— Saraakiisha Midowga Yurub ee jooga xeebaha Soomaaliya kuwaasi oo u jooga la dagaalanka Burcad badeeda Soomaalida ayaa warbaxin ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in qatarta burcad badeeda Soomaalida sanadkaan ay hoos u dhaceen. Midowga Yurub ayaa sheegay in sanadkaan cusub ay damacsan yihiin in ay sameeyeen waji cusub…

      Read More

        Madaxweynaha Masar oo dhaleeceeyay Dibed baxayaasha ka soo horjeeda

        Qahira Dec 07,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Morsi ayaa ku dhaleeceeyay dibed baxayaal rabshado rabshado wata ka hor sameeyay madaxtooyada dalkaasi. Maxamed Morsi oo warbaahinta kala hadlay shacabka Masar ayaa u hanjabay dad uu ugu yeeray rabshad wadayaal. “Ma dhici doonto in taageereyaashii xukuumadii hore ay dil iyo caga jugleyn awooda dib ugu maroorsadaan”ayuu yiri madaxweynuhu….

        Read More

          Natiijadii Doorashooyinka Gollaha Degaanka Hargeysa oo kala kexeyay xulafadii Kulmiye

          Hargeysa Dec07,2012(SDN)-Natiijadii Doorashooyinka gollaha degaanka ee magaalada Hargeysa ee shalay lagu dhawaaqay ayaa dhaliyay gadood baahsan oo ka biloowday xaafada Axmed Dhagax. Isu soobaxyadii shalay ka dhacay Hargeysa ayaa waxa ku dhintay 4 ruux dhawaacna waa jiraa. Khasaaraha kale ee ka dhashay natiijada doorashooyinkii golleyaasha degaanka Somaliland ee lagu kala reebayay xisbiyada iyo ururada ayaa…

          Read More

            Magaalada Kismaayo oo Dhuxushu Dad iyo Duunyoba ka badatay

            Kismaayo Dec 07,2012(SDN)-Magaalada Kismaayo ayaa waxa wadooyinkeeda buuxdhaafiyay jawaano dhuxul ah oo ganacsato ugu talo gashay in ay dhoofiso balse dawlada iyo beesha caalamku mamnuucday. Kolka aad magaalada ka soo gasho dhanka Konfurta waxaad wadada labadeeda dhanba ku arkeysaa ilaa afar million oo jawaan oo dhuxul ah oo daadsan. Dhuxusha daadsan wadooyinka Kismaayo ayaa lagu…

            Read More

              Golaha Wasiiradda Oo Soo Saaray Go’aan Lagu Mamnuucayo Ka Ganacsiga Qalabka Ciidamadda

              Muqdisho, 06, Dec, 2012) Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Ganacsiga iyo adkaynta Amniga. Ugu horayntii Ra’iisul wasaaraha ayaa ka warbixiyey booqashadii uu shalay ku tagay cirifyada magaalada Muqdisho isagoona…

              Read More

                liiska xildhibaanada ku guulaystay golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa Beelaha ay ka soo Jedaan .

                HargeysaDec 7/12  (SDN) Akhristayaal sidaanu idiinku ballan qaadnay waxaanu idiin soo gudbinayna liiska xildhibaanada ku guulaystay golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa Beelaha ay ka soo Jedaan. KULMIYE 1.Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474 (Sacad Muuse /Reer Samtar) 2. C/raxmaan Maxamuud Caydiid Cabdi (SOLTELCO) 4455 (Sacad Muuse /Reer Gadiid) 3.Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151 (Sacad Muuse /Reer…

                Read More

                  Is rasasyn Xogan oo ka socota qaybo ka mida caasimada Somaliland ee Hargaysa iyo dhawac iyo dhimasho hada la soo sheegayo

                  Hargasya Dec6/12 (SDN) waxa hada ka socda caasimada somaliland rabshado ay wadaan tageerayasha ururka xaqsoor oo aan ku qancin dorashadii somaliland waxa ay tagerayashuu xireen birijka wayn ee hargaysa iyo birijka labaad ee cusub taas oo ay ku xireen biro iyo taayiro ka dib waxa ciidanka booliska ay bilabeen in ay ridaan rasaasta cirka loo…

                  Read More

                    Halkan Ka Akhriso Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Oo Goor Dhawayd La Shaaciyey

                    Hargeysa (SDN) Dec 6,2012 – Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay natiijadda doorashadda ee Caasimadda Hargeysa. Komiishanku wuxuu soo bandhigay liiska golaha deegaanka Hargeysa, kuwaasi oo xisbiyadda iyo ururadda siyaasada uga soo baxay doorashadda golayaasha deegaanka ee Caasimadda Hargeysa. Halkan Ka Akhriso Liiska Xildhibaanadda. Umadda 1.      Axmed Cali Haybe Nuur 2.      Khaalid…

                    Read More

                      War degdeg ah: Komishanka oo shaaciyay natiijada doorashada ee Hargeysa iyo siday xisbiyada iyo ururada siyaasaddu u kala heleen 25 Kursi

                      Hargeysa 06, December 2012 (SDN)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa hadda ku dhawaaqay natiijada doorashada ee caasimadda Hargeysa iyo siday xisbiyada/ururada siyaasaddu u kala heleen kuraasta 25-ka ah ee golaha Deegaanku ka kooban yahay. Siday Komishanku shaaciyeen, waxay xisbiyada iyo ururadu u kala heleen sidan; 1-Kulmiye: waxa uu helay 7 kursi, 2-UCID: waxa uu helay 4…

                      Read More

                        Kenya: Xumadda doorashada oo isbahaysiyo xisbiyeed isugu keentay Siyaasiyiin xafiiltan ka dhexeeyay, Odinga oo markale Madaxweynenimo u tartamaya iyo cidda uu bahaystay

                        Nairobi 06, December 2012 (SDN)- Raysul-wasaaraha Kenya Raila Amollo Odinga, ayaa shaaciyay inuu markale u ordi doono doorashada Madaxweynenimada dalkiisa, taasoo lagu wado inay qabsoonto bisha March ee soo socota. Dhawaaqa murashaxnimada Raila Odinga waxay ka dambaysay, markii uu todobaadkan heshiis isbahaysi la galay Madaxweyne kuxigeenka dalkaas Mr. Kalonzo Musyoka, kaasoo ay iyagoo isku lammaan…

                        Read More

                        Kobe Bryant(La Lakers) Ebed Ugu Da’yar Dhaliyey 30,000 Dhibcood.

                        Los-Anegels-Dec-06-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxeynu maanta ku jibaxeynaa xiddiga reer La-Lakers KOBE BRYANT oo calafsadey laacibka NBA-da ugu yar oo dhaliyey (30’000) oo dhibcood. Kobe oo u baahnaa 13-an dhibcood uu ku gaadho (30-000 )-oo dhibcood waxayna riyadaasi u rumoodey xalay ciyaartii ay la yeesheen kooxda New Orleans ugana badiyeen 103-87,waxaana rikoodhkan horey u dhigay,Kareem Abdul…

                        Read More

                          Madaxweyne Xasan Sheekh oo Istanbul kulan kula qaadanaya Ordogan

                          Istanbul Dec 06, 2012 (SDN)—Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada labaad ee dalka Turkiga ee Istanbul halkaasi oo uu kula kulmi doono Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga. Xubno ka tirsan wafdiga Madaxweynaha ayaa sheegay in Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga Rajab Dayib Urdugan ay kawada hadli doonaan qodobo…

                          Read More

                            AMISOM oo ka codsatay saraakiisha dowladda wadashaqeyn si loo xaqiijiyo Ammaanka

                            Muqdisho Dec 06, 2012 (SDN)— Ciidamada Midowga Africa ee ku sugan Soomaaliya ayaa si ay ammaanka u sugaan wax ay ciidamada dowlada Soomaaliya ka codsadeen inay la shaqeeyaan ciidamada kala duwan ee Midowga Africa ee Soomaaliya u jooga inay gacan siiyaan. Taliyaha ugu sareeya AMISOM ee Soomaaliya Jen. Andrew Gutti ayaa saraakiisha ciidamada dowlada Soomaaliya…

                            Read More

                              Ethiopia oo Markale ku eedeeysay Eritrea in ay taageerto Xarakada Al Shabaab

                              Addis Ababa Dec 06, 2012 (SDN)—Raysal wasaaraha Itoobiya Haila Mariam Deseglen ayaa mar kale dowlada Eritrea ku eedeyay inay taageerosiiso dagaalyahanada islaamiyiinta ee ka dagaalama Soomaaliya ee Al-Shabaab xiriirkana la leh urur weynaha Al-Qaa’ida. Hayla Mariam ayaa hadalkaan jeediyay xili uu u waramayay warbaahinta ka howlgasha dalka Itoobiya,waxa uuna carabka ku dhuftay Raysal wasaaraha itoobiya…

                              Read More