Ra’iisul wasaare Saacid “Dadka dhibaatada wada shacabka iyo dowladda inay iskahorkeenaan ayeey rabaan”

    Muqdisho Dec 06, 2012 (SDN)—Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka daba tagayso kooxaha falalka lidiga ku ah dhanka ammaanka ka wada Magaalada Muqdisho. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya wuxuu sheegay in dadka dhibaatada ka wada Magaalada Muqdisho ujeedkooda uu yahay…

    Read More

      Nin Soomaali ah oo loo maxkamadeynaya xiriir uu la leeyahay xagjiriin oo qirtay in uu been u sheegay la’aanta socdaalka Mareykanka

      San Antonio Dec 06,2012(SDN)-Nin Soomaali ah oo loo maxkamadeynay eedo ay ka mid yihiin xiriir uu la leeyahay Xagjiriin iyo been uu u sheegay la’aanta Socdaalka Mareykanka ayaa si kedis ah u qiratay in uu beenta sheegay. Cabdulahu Cumar Fidse ayaa ka yaabiyay denbi oogeyaashii ka dib kolkuu si kedis ah u qirtay in uu…

      Read More

      Gudiga Olombikada Caalamka (IOC) oo Ganaaxdey Xiriirka Olombikada Hindiya (IOA).Maxayse Ku Suustey.

      New-Delhi-Dec-5-2120-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceynaa gudiga caalamka Olombikada(International Olympic Committee) oo ka joojisey ama ganaaxdey xiriirka Olombiyada India(Indian Olympic Association). Haddaba gudiga caalamka olombikadu(IOC) qodobka ay u cuskadeen in laga joojiyo Indiyaa ciyaaraha olombikada waxay tahay musuqmaasuq hadheeyey madaxdooda iyo iyaga oo soo dhameystiriwaayey shuruudihii laga rabey ay kaga qeybgali lahaayeen ciyaaraha Olombikada….

      Read More

        Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Maanta Kulan La Qaatay Dad Ku Qaxweynayey Makhaayad Ku Taala Villa Soomaaliya

        Moqdisho, 05, Dec, 2012…. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane  Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka kulan balaaran la qaatay dadweyne faro badan oo ku qaxweynayey maqaaxi ku taala gudaha Villa Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa mid mid u salaamay dadkii ku qaxweynayey makhaayadda isagoo kulan is xog waraysi ah la qaatay shacabkii meesha joogay una…

        Read More

          Maxakamadda Gobolka Sanaag oo Go’aamisay In Dib Loo tiriyo Codka Degmadda Ceerigaabo

          CeerigaaboDec05, 2012 (SDN/Hubaal)-Alla ha u naxariistee Marxuum Bashiir Jaamac Yare ayaa la sheegay in Makhribkii xalay lagu dilay magaalada Ceerigaabo ee kadib markii nin rayid ahi toogtay. Marxuumka  oo gacan ku dhiiglahani toogtay salaadii makhrib ee shalay ka dib waxa la sheegay in isla goobtiiba uu ku geeriyooday iyada oo meydkiisa la geeyey  cusbitaalka guud…

          Read More

            CRRD oo Baaq Ka soo Saaray Khilaafka Ka Curtay Codbixintii Doorashada, Ka Hor Natiijadda

            Hargeysa Dec 05,2012(SDN/Hubaal)- Hay’adda Cilmi baadhista iyo Horumarinta ee Magaceeda loo soo gaabiyo CRRD  (Charity for Rehabilitation Research and Development) Ayaa  soo saaray baaq xalin ah oo ku saabtay khilaafaadka doorashooyinka iyo nabadgelyadda dalka. CRRD oo Xukuumadda Somaliland, Goleyaasha Qaranka, Ururrada Siyaasadda iyo Axsaabta Qaranka iyo Guddiyadda doorashooyinka iyo diiwaanglinta ugu khilaafka jira lagu xaliyo…

            Read More

              Cadaaladdu waa saldhigga Dimuquraadiyadda:Guddoomiyaha haweenka ururka Xaqsoor ee London

              London Dec6/12 (SDN) gudoomiyha garabaka haweenkaee ururka xaqsoor ayaa waxay ku tilmaamntay in xukumada Xisbiga kulmiyeay ku shubteen dorashadii waxaynay ugu baaqday komoshinka doorashadainaany ku dag dagin in lagu dhawaaqo Natiijada iyada oo tiri  masuuliyadda haybadda iyo bilicdeedu waa ku boorinta iyo ku dhiirri gelinta shacabka  cadaalad.xaqsoor markasta waxay ku cellinaysaa cadaalad , cadaalad, cadaalad,qollooc…

              Read More

                Burco: Sidee xisbiyada/ururada siyaasaddu u kala heleen kuraasta Deegaanka, yaase ku hungoobay inuu wax ka helo? Halkan ka akhri magacyada xildhibaanada

                Burco 05, December 2012 (SDN)- Wakiilada heer degmo ee Komishanka Doorashooyinka u qaabilsan magaalada Burco, ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada iyo siday xisbiyada iyo ururada siyaasaddu u kala heleen 21 xubnood ee golaha deegaanka degmadaasi ka kooban yahay, ka dib doorashadii Arbacaddii todobaadkii hore ka dhacday Somaliland. Siday shaaciyeen, degmada Burco waxa laga dhiibtay codad…

                Read More

                  Ruushka oo ka soo horjeesta in uu meelaha qaar kula dagaalamo burcad badeeda Soomaalida

                  Moscow Dec 05, 2012 (SDN)— Sida laga soo xiganayo saraakiisha maraakiibta dowlada Ruushka ee ku sugan xeebaha Soomaaliya dowlada Raashka ayaa ka soo horjeesatay inay maraakiibteeda kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ay kala dagaalamaan badweynta Hindiya. Sidoo kale wadanka Ruushka ayaa shaaca ka qaaday inuu wado qorshe uu doonayo inuu ku badalo xarunta ciidamada la dagaalanka…

                  Read More

                    Kenya oo baqdin ka qabta weeraro Al Shabaab ee dalkeeda ka geystaan xilliga doorashada

                    Nairobi Dec 05, 2012 (SDN)— Saraakiisha ciidamada dowlada Kenya ayaa ugu baaqay laamaha amaanka iyo dadka shacabka ee ku dhaqan dalkaasi Kenya inya ka qeyb qaataan sugida amaanka ee dalkaasi. Mathew Iteera oo ah sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska Kenyaayaa sheegay in loo baahan inadkeeyo amaanka goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka sanadkaa. Waxa uu shegay…

                    Read More

                      AMISOM oo wacad ku martay in ay xaqiijineyso Ammaanka inta u dhaxeysa Marka iyo Muqdisho

                      Muqdisho Dec 05, 2012 (SDN)— Ciidamada midawga afrika ee Somalia hawgalka kawada ayaa wacad ku maray in ay qaadi doonan qorshayaal lagu xoojinaayo amaanka konfurta wadanka Somalia gaar ahaan wadada weyn ee isku xirta magaalada caasimada muqdisho iyo konfurta wadanka kadib markii ay halkasi ay ka dhaceen isku day lagu doonayay  in lagu qaarijiyo wasiirka…

                      Read More

                        Isugaynta Kuraasta 16 Degmo oo ay kala heleen Xisbiyada/ururada u tartamaya Doorashada Deegaanka Kulmiye iyo Wadani iyo Ucid oo u horeya

                        Berbera Dec4/12 -16 degmo oo ka mid ah 19 degmo oo doorashada Deegaanka Somaliland ka dhacday, ayaa waxa aqlabiyaddooda ku guulaystay xisbul-xaakimka Kulmiye oo 12 hoggaaminaya 12 degmo, halka kaalinta labaad uu ku jiro urur-siyaasadeedka Wadani, balse aan weli si cad loogu kala bixin kaalinta saddexaad oo ay tirooyin aad isugu dhaw dhaw ay isu…

                        Read More